Category: Ethiopia
Kenya: Odinga Iyo Ruto Oo Looga Yeedhay Kaniisada Iyo Cabsida Ku Xeeran Natiijada Doorashada
Su’aalaha Aanay Jaaabta U Hayn Kenyaanku Ee Werwerka Sii Kordhinaya Araweelo News Network. Nairobi (ANN)-Loolanka adag doorashada Salaasadii ka dhacaday dalka Kenya ayaa noqotay mid natiijadeedu weli laalan tahay, iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo saamaynta natiiijooyinka isku dhow
Somaliland: Maraykanka Oo Kulan La Yeeshay Madaxweyne Biixi, Maxay Kala Hadleen
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyadda ku qaabilay wefti ballaadhan oo ka socda dalka Maraykanka oo isugu jira diblamaasiyiin, saraakiil ciidan iyo Hay’adda Cilmibaadhista ee (Heritage Foundation) oo safar shaqo maalmihii u danbeeyey ku
Somaliland Mucaaraadka Oo Cayimay Muddaharaadka Xukuumaddu Ka Digtay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo WADDANI, ayaa cayimay maalinta ay u asteeyeen muddaharaadka ay hore ugu baaqeen oo ay si dhab ah maanta u shaaciyeen maalinta loo asteeyay, wallow xukuumadda Somaliland marar baddan ka digtay, iyadoo
Ali_Muse: Veteran Somali international journalist, passed away in Italy
Araweelo News Network. Roma (ANN)-Veteran Somali journalist Ali Musa passed away last night at his residence in Italy, as confirmed by his family. Hassan Barise, who has known him for a long time, said that he got to know Ali
Somalia has named a New Cabinet former Al-Shabaab leader as a Minister
Araweelo News Network. Mogadishu (ANN)-Somalia has named a New Cabinet former Al-Shabaab leader as a minister, Mukhtar Robow code name (Abu Mansur). He was one of the founders of Al-Shabaab, and was the spokesman for the group for a long
Somalia: Ras’iisal Wasaare Xamse Oo Shaaciyay Liiska Wasiirrada Cusub Ee Xukuumadiisa
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirrada ee xukuumadda cusub oo ka kooban 26 wasiir, kaddib, markii sida uu sheegay uu tashi la sameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Guddoonka iyo
Hoggaamiyihii Al-Qaida Oo Maraykanku Sheegay In Lagu Khaarajiyay Afgaanistaan
Araweelo News Network. Washington(ANN)-Maraykanka ayaa sheegay in ay dileen Hoggaamiyihii Ururka Al-Qaeda Ayman Al-Zawahri kadib weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen dalka Afganistaa. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden waxa uu qorsheynayaa in uu jeediyo khudbad ku saabsan hawlgalka lagu
Somalia: Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Ku Dhegga-barjoobay Dhismaha Dawladdiisa
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku jaah wareeray sidii uu dawlad usoo dhisi lahaa, tan iyo markii uu helay 25 Jun kalsoonida gollaha Shacabka, kadib markii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda magacaabay 15-kii Jun 2022.