Category: Ethiopia
Somalia: Dawladda Oo Ka Hadashay Maydadka Weli La Raadinayo Ee Qaraxyadii Khasaaraha Geystay Iyo Guddi Loo Saaray
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa guddi u magcaabay khasaarihii ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho ee sababay dhimashada iyo dhaawaca. Qaraxyda oo ahaa kuwo xooggan, ayaa ka dhacay duleedka Isgoyska Soobe ee
Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977
Araweelo News Network. Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977 Qaybtii Labaad Hargeysa(ANN)-Caydiid Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa halyeeyadii Ciidankii dawladdii Soomaaliyeed ee safka hore ee dagaalka 1977, dhexmaray Somalia iyo Ethiopia, wuxuu ka badbaaday
Ethiopia: Dad Shacab Ah Oo Lagu Laayay Garoonka Diyaaraddaha Ee Jigjiga
Dadka Dhintay Waxa Ka Mid Ah Gabadh Xildhibaan Ah Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dad rakaab ah oo ku sugnaa Madaarka Magaaladda Jigjiga (Jijiga Garad Wilwal Airport) ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, ayaa lagu furay tacshiirado rasaas ah, taas oo sababtay in qalalaase
Sidee Ayuu Uga Badbaaday Xasuuqii Garabcase Ee Lagu Khaarajiyay Saaxiibadii Halyeeyada Ahaa Ee Safka Hore Ee Dagaalkii 77 Ethiopia iyo Soomalia
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Caydiid Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa halyeeyadii Ciidankii dawladdii Soomaaliyeed ee safka hore ee dagaalka 1977 dhemxaray Somalia iyo Ethiopia, ayaa ka warbixiyay qaabka uu uga badbaaday dhacdadii waxashnimada ahayd ee Halyeeyadii lagu xasuuqay deegaanka
Ethiopia: Ciidanka Dalwadda Oo Qabsaday Magaalooyinka Tigray Iyo Dagaalka Oo Kululaaday
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)- Xaaaladda Dagaalka Ethiopia ee u dhexeeyay Tigrayga iyo ciidanka dawladda, ayaa galay marxalad adag, iyadoo ciidamada dawladda Ethiopia ee Federaalku ay qabsadeen magaalooyin muhiim ah. Qabasashada magaalooyinka oo ah kuwa istiraatiiji ah oo gobolka Tigray
Ethiopia: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Maqaam Hoose Lagu Qaabilay Iyo Dareenka Ka Dhashay
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay Magaaladda Caasimadda Ethiopia ee Addis Ababa. Socdaalkiisa Addis Ababa, ayaa lagu macneeyay mid uu kaga qaybgelayo shirka Madasha Sare ee
Djibouti: Madaxweyne Geelle Oo Ka Hadlay Weerar Khasaare Dhaliyay Iyo Askar La Waayay
Araweelo News Network. Djibouti(ANN)+ Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay weerrar khasaare dhaliyay oo ay ku nafwaayeen qaar ka mid ah Askarta dalka Djibouti, wuxuuna si adag u canbaareeyay kooxda weerarka soo qaaday. Madaxweyne Geelle, wuxuu sheegay
Somaliland: “We need Must Establish a Highly Government Organization That Work In The Public Diplomacy “
Somaliland Public Diplomacy Forum (SPDF). Araweelo News Network. What’s the public Diplomacy? Public diplomacy is the state’s strategy to communicate directly to the foreign public. It can take the form of press conference and policymakers statements. But it’s a professional
Ethiopia: The Government Unconditionally Accepted the Dialogue with the AU, But TPLF Raised Questions
Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN) – The government of Ethiopia has accepted the talks called by the African Union between Abiy’s government and the TPLF group. The talks were led by the African Union, which invited the opposing sides
Can The Republic Of Somaliland Obtain An International Diplomatic Recognition Whilst It’s Relaying On Foreign Aids?
Araweelo News Network. Can The Republic Of Somaliland Obtain An International Diplomatic Recognition Whilst It’s Relaying On Foreign Aids? The republic of Somaliland has been chasing to obtain an official international diplomatic recognition from the world but it never achieved