Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Ethiopia

Total 1191 Posts

Laascaanood: Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Oo Shaaciyay In Madaxweyne Biixi Sababay Fashilka Siyaasadda Iyo In Xadhkaha Nabadu Ka Xidhmiwaayaan Sool

#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Guddoomiyaha Gollha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sharaxay sababta ay xukuumadda Madaxweyne Biixi xal nabadeed ugu weyday arrinta Laascaanood iyo khaladaadka dabarka ku noqday in isku dayo baddan oo xabbad-joojin iyo wadahadal lagu raadinayay u fashilmeen. Laxidhiidha: Somaliland;

Somaliland representative in Germany, he fights for international recognition of the country, by Göttinger Tageblatt

International Relations #Araweelo_News_Network.   International Relations: Independent but not recognized   Mustafa Yusuf Ismail fights from Göttingen for the international recognition of Somaliland on the Horn of Africa Mustafa Yusuf Ismail has a mission. As the representative of Somaliland in

Al-Shabab terrorist groups, Daesh, and others have entered the city of LasAnod . According to a recent original media report

#Araweelo_News_Network. Nairobi (ANN)-“Terrorist groups Al Shabaab, Daesh   ISIS) among others have infiltrated themselves into Las’anod and exploited the security vulnerability of the city. Somaliland security forces responded to the attacks of these groups in Las’anod. ” said in a report

“We do not accept that Al-Shabab and Al-Qaeda use Lasanod as a base for attacks to the region,” Major General Noah Tani

“Our army is here for the security of the entire region.” General Tani #Araweelo_News_Network.   Lasanod (ANN)- The Commander-in-Chief of the Somaliland National Army, Major General Noah Ismail Tani, said that terrorist groups are hiding in the town of Lasanood

LasAnod Conflict: Briefing Who Is Fighting against whom?

The Final Report #Araweelo_News_Network.   Bile Serar P4A Institute Summary: Lasanod, the administrative capital of Sool region is historically, politically and geographically is within the Somaliland borders. After the collapse of the former Somali Republic, and the creation of Puntland

Djibouti Oo Si Cad  U Beenisay Inay Xiisadda Laascaanood  Ee Somaliland Gashay

#Araweelo_News_Network.   Djibouti(ANN)-Xukuumadda Dalka Djibouti, ayaa ku tilmaantay marin habaabin iyo eeddayn aannay wax lug ah ku lahayn oo la been abuuray in Djibouti ay lug ku leedahay waxa ka dhacaya Magaalada Laascaanood ee guddaha Somaliland. Xukuumadda Dalka Djibouti oo

Laascaanood: Dagaalka Weli Sii Socda Iyo Baaqyada Nabada Ee Ku Waajahan Collaada

#Araweelo_News_Network. Hargyesa(ANN)-Collaada ka alloosan Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa gashay maalintii saddexaad wixii ka danbeeyay markii ay wiiqantay xabad joojinta shuruud la’aanta ah ee xukuumadda Somaliland ku dalbatay in lagu joojiyo Dagaalka. Dhinaca Garaaddada deegaanka Sool, ayaa dhankooda

LasAnod: The War continued on the second Day of the ceasefire, and a press release issued by the Somaliland government

#Araweelo_News_Network. Lasanod(ANN)- The ceasefire announced by the Somaliland government and the warring parties in the city of Lasanod, where the militias are fighting the Somaliland national army, has weakened. According to Araweelo News Network, reports from the Sool regional center, 

Somaliland: Xukuumadda Iyo Ururrada Siyaasadda Oo Ku Heshiiyay Xoojinta Baaqa Xabad Joojinta, Gurmadka Dadka Sool Iyo Qodobo La Xidhiidha Doorashada

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay qodobo la xidhiidha arrimaha la doonayo in lagu xoojiyo xabad joojinta Laascaanood ee wiiqantay iyo sidii gurmad deg deg ah loo gaadhsiin lahaa dadka ku barakacay dagaalka. Kulankii labaad ee ay yeesheen Xukuumadda

Laascaanood: Xabad Joojinta Wiiqantay Jawaabta Xukuumadda Somaliland Iyo Garaadada

#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Xabad joojinta lagu dhawaaqay ee Xukuumadda Somaliland iyo dhinacyada kasoo horjeeda ee Magaalada Laascaanood, ayaa wiiqantay, kaddib markii maanta barqadii sida ay warar ka imanaya xarunta gobolka Sool sheegayaan uu dagaalku dib u  bilaabmay. Saaka barqadii ayaa laga maqlay