Category: Ethiopia
#Laascaanood: Dagaal Laysku #MIrray
#Laascaanood: Dagaal Laysku MIrray #Araweelo_News_Network Laascaanood(ANN)-Dagaal Culus ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood, kaas oo caawa ka bilaabmay dhawr aag oo kala duwan. Malayshiyadda Huwanta ayaa ilaa saddex jiho kasoo weeraray ciidanka Qaranka Somaliland xilli ku beegan caweyskii danbe. Xoggo Saraakiisha
Somaliland: Munaasibad Lagu Daahfuray Ceel Shidaal Oo Laga Hirgelinayo Deegaanka Duleedka Burco
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa daaf-furtay munaasibad ay lagu shaaciyay Ceel Shidaal oo ay sheegtay in laga soo saarayo deegaanka Xood oo ah du;eedla Madaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Munaasibadda oo lagu qabtay Axaddii maanta Huteelka Casoood ee
Somaliland: Diyaargarawga 18May iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay
#Somaliland: Wasiirrada Xukuumadda Oo Farriin Muhiim Ah U Diray Shacbiga #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Diyaargaraw weyn ayaa laga dareemayaa Magaalooyinka Somaliland, waxaana kor u kacay qiimaha Calanka lagu iibinayo suuqyada Magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa, iyadoo dadku isu diyaarinayaan xuska munaasibadda sida
Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In Tirakoobka Dawladda Federaalka Aannu Ahayn Mid Khuseeya
Ciidamadda Difaaca Qaranka Ayaa Ku Sugnaaanayaan Goobbahooda Diyaargarawga Munaasibadda 18 May #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka dareen celisay qorshaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaas oo ay sheegatay inay turakoob ka samaynay dhaammaan guud ahaan Soomaaliya, isla markaana qorshaha
Arrinta Laascaanood Waa Mid U Taagan Midnimada Soomaaliya Mana Dayacayno Madaxweyne Xasan Sheekh
“Dadka Sool waxay doonayaan midnimo waana hubaa way helayaan waxay raadinayan, Annaguna,,,, “Madaxweyne Xasan Sheekh #Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)- Dhawaaqyo kasoo baxay Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa noqday kuwo ay dhibsadaan shacbiga Somaliland, kaddib barnaamij
Khartoum: Dagaalka Oo Dib U Bilaabmay Iyo Muwaadiniin Maraykan Ah Oo Lagu Dilay
Boqolaal Maraykan Ah Oo La Mariyay Safar Dheer Dhulka Ah Oo Diyaaraddo Gelbinayaan Iyo Dhaleecayn Ka Dhalatay #Araweelo_News_Network. Khartoum(ANN)- Dagaalka Suudaan, ayaa dib u bilaabmay, kaddib 72 saacadood oo xabad joojin aan caga badan ku taagnayn oo ay beesha
The book The SNM Liberation Struggle is deposited in the US Library of Congress
#Araweelo_News_Network. “The SNM Liberation Struggle (1981–1993),” Washington (ANN): The book written by the great writer Mujahid Bobe Yusuf Duale, which talks about the struggle of the Somali Nationalist Movement Organization (SNM) has been entered in the History Library of the
Guddoomiye Faysal Dhaleecayn U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Odayaasha Ka Yimi Muqdisho Sharaxaadna Ka Bixiyay Xaaladda Dalka Iyo Xalka Laascaamood
“Odayaasha Xamar Ka Yimi Wanaag ma wadaan, waxan haynaa warbixintii ay direen, Muusena waxan leeyahay mar uu sidii Madaxweyne u dhaqan.” Guddoomiye Faysal. #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isagoo si
The Role of Somaliland in its Strategic Position in the Red Sea and Global Geopolitics
#Araweelo_News_Network. Somaliland to position itself strategically and make informed decisions that will benefit the country in the long run. It is crucial for Somaliland to stay up–to–date with global developments and adapt accordingly. By, A. Artan Independent Author.