Category: Ethiopia
Puntland: Doorashooyinka Oo Hakad La Geliyay Deegaamo Xuddun U Ahaa kaddib Rabshado Hadheeyay
#Araweelo_News_Network. Garoowe (ANN)- Rabshado hadheeyay doorashooyinka maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo xaruntiisu tahay Garoowe, ayaa sababay in la hakiyo deegaamo xudun u ahaa doorashada. Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland ayaa hakiyay gebi ahaanba in wax doorasho ah ka
Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo Ka Dayriyay Xaaladda Dalka
“Garaad baa loo taagwaayay caqliga ma gelayso,” Xildhibaan Guurtida ah #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka dayriyay xaaladda dalka ee arrimaha nabadgelyada, wuxuuna ku tilmaamay in aannay marka la eego arrimaha dhinaca amaanka in aannay ahayn
$omalia: Xoggaha Iyo Dareenka Ku Xeeran Hub Iyo Saannad Millateri Oo Lagu Qabtay Muqdisho
Dukumeentiyada Qalabka iyo Noocyada #Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Somaliya ee NISA, ayaa sheegtay Khamiistii inay gacanta ku dhigtay laba shixnad oo isugu jira agab ciidan oo casri ah iyo waxyaabaha loo adeegsado qarxa, kuwaas oo sida muuqata
Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Ugu Baaqay Xukuumadda Inay Xorriyadeeda Usoo Celiso Weriye Bushaaro Baanday
“Cabudhin, cagajugleyn, ka cad-goosi iyo cadaalad darro waa cuduradii iyo calaamadihii ay ummadani ka soo dagaalantay” Maxamuud Xaashi #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa si addag uga hadlay xadhiga Weriye Bushaaro Baanday
Somaliland: Warbixin Sheegtay In La Qabtay 54 Maxbuus Oo Lala Xidhiidhiyay Al-shabaab
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay 54 maxbuus oo looga shakiyay inay ka mid yihiin kooxaha Argagixisada ee Al-shabaab, kuwaas oo doonayay inay falal amnidaro ka fuliyaan Somaliland. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Maxamed Aadan Sanqadh
It’s time for Somaliland and Dhulbahante to talk. The ICG statement on the situation of LasAnod
The first immediate steps should be a lasting ceasefire and getting the delayed elections in Somaliland on schedule, according to a statement for the International Crisis Group. >”Hargeisa shows its disregard for the Dhulbahante deep-seated grievances by blaming the
Dagaalka Suudan Oo Sii Xoogaystay Iyo Hoggaamiyaha Millateriga Oo Xilka Ka Qaaday Ku Xigeenkiisa Dagaalka Kula Jira
#Araweelo_News_Network. Khartoum (ANN)-Dagaalka ayaa dib uga bilaamay dalka Suudaan, iyadoo ay jiraan Duqaymo culus oo saacadihii lasoo dhaafay tan iyo Khamiistii hubka culus lagu garaacay degaannada koonfurta ee caasimadda Suudaan. Sidoo kale, waxa lasoo sheegayaa in meel u dhow
Somaliland: Xuska Munaasibadda 18May Oo Lagu Bandhigay Cududda Ciidan Iyo Hub Casri Ah
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Xuska Munaasibadda 32 guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madaxbanaanideeda shirkii 18 May Burco ee 1991, ayaa si weyn looga dabaaldegay guud ahaan Somaliland, iyadoo munaasibadda laysugu soo baxay fagaarayaasha magaalooyinka waaweyn ee Caasimadda Hargeysa,
Madaxweyne Biixi Oo Ku Hanjabay In Lasii Wadayo Dagaalka Laascaanood Farragelinta Doorashooyinkana Ka Digay
“Ragga dheel-dheelayow dagaalku wuu soconayaa ilaa iyo taako Somaliland ah cadowgu ku jiro, intuu doonaba ha qaatee,” Madaxweyne Biixi Oo Ka Haldayay Munaasibadda xuska 18May 2023 #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Jamhuuriyadda Somaliland,Muuse Biixi Cabdi, oo kumanaan shacbiga Magaalada Hargeysa maanta kula
#Muqdisho Iyo Munaasibadda Xuska 18May
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa dammaashaad lagu qaabilay xuska sannad-guurada 32aad ee wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madax-banaanideedii shirkii Burco ee 18May 1991. Madasha loogu balansanaa munaasibadda xalay ayaa waxa soo dhexgalay wax-xoogay khilaaf ah oo hakiyay,