Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Ethiopia

Total 1191 Posts

#Somaliland: Faratoon Oo Si Xaraga Ah Ku Guulaystay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa loo doortay Xildhibaan Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), wuxuuna ku guulaystay aqlabiyad weyn. Tartanka loogu loollamayay guddoomiyaha gollaha Wakiillada, waxa hore uga hadhay saacadihii lasoo dhaafay Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil oo kasoo jeeda deegaanka Awdal,

Xildhibaan Cali Xaamud Oo Iskaga Hadhay Tartanka Guddoomiyaha

Xildhibaan Cali Xaamud Oo Iskaga Hadhay Tartanka Iyo Dareenkiisa Weedhaha Dhiilada Xanbaarsan #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha Wakiillada Somaliland, Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil maalmihii u danbeeyay haystay saaxadda siyaasadda, kaddib markii uu sheegay inuu yahay murrashax doonaya

#Somaliland: Furitaanka Bandhiga Carwadii 16aad Ee Hargeisa International Book Fair

#Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)-Munaasibadda bandhiga Buugaagta ee Carwadii 16aad ee (Hargeisa International Boof Fair), ayaa maanta ka furantay Magaalada Hargeysa, taas oo sannad walba la qabto, isla markaana si weyn loo abaabulay sannadkan 2023.     Carwada Bandhigga Buugaagta Hargeysa, ayaa ah

#Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Mawqifkiisa Ku Simaya Natiijadda Kursiga Shirgudoonka Iyo Guddoomiye Cali Xaamud Oo Ka Hadlay Loollanka

  “Illaahaw Aan Waaga Waraabe Cunnin” >Xildhibaan Aamina Fariido Miyay Ku Jirtaa Loollanka Shirguddoonka? #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Loollanka loogu jiro kursiga shirgudoonka gollaha wakiillada ayaa si weyn xamaasadeeyay saaxadda siyaasadda Somaliland saacadihii u danbeeyay, kulamo goos goos ah oo la xidhiidha

Somalia: Maxkamad Lasoo Taagay Masuuliyiin Musuq-maasuq Loo Haysto

#Araweelo_News_Network.     Muqdisho(ANN)-Maxkamadda Gobolka Banaadir, ayaa dhegeystay dacwaddo la xidhiidha masuulyiin lagu eeddeeyay musuq-maasuq, iyadoo maxkamaddu maanta bilawday maxkamadaynta qaar ka mid ah saraakiil hoose oo u shaqaysa laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ee dawladda federaalka, kuwaas oo loo xidhay

The International Community of Partners in Somaliland spoke about the decision of the National Electoral Commission

“We now encourage all stakeholders to move forward with political consensus as the foundation for stability.” said the Statement. #Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN) The International Partners in Somaliland who support the democratic process and elections have discussed the decision of the

#Xisbiga WADDANI Oo Ku Mashquulsan Mawqifkooda Go’aanka Guddida Doorashooyinka Iyo Guddoomiye Xirsi Oo Iska Riixay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga ugu weyn Mucaaaradka ee WADDANI, ayaa weli ku mashuulsan mawqifkii ay ka qaadan lahaayeen go’aanka guddida doorashooyinka Somaliland Isniintii ku shaaciyeen jedwalka doorashooyinka iyo xilliga la qabanayo, iyagoo ku sheegay go’aankooda in doorashada Ururrada oo dhacaysa Desember 2023

#Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Dagaalka Laascaanood Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Dagaal kulul oo subaxnimadii ka bilaabmay duleedka Magaalada Laascaanood, ayaa sababay khasaare dhimmasho iyo dhaawac ah.   Dagaalka ayaa u dhexeeyay ciidamadda Qaranka Somaliland ee ku sugan Gooja-cadde iyo Maleeshiyaadka deegaanka oo garab ka helaya kuwa maamulka Puntland

#Somaliland: NEC Divided on Election #Schedule Roadmap

  The National Electoral Commission, representatives of the opposition UCID, and WADDANI boycotted the decision to hold the elections #Araweelo_News_Network.   Hargeisa(ANN)-The Somaliland Electoral Commission has issued a hypothetical decision indicating the controversial elections and the time at which they

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Soo Saaray Go’aan Malaawaal Ah Oo Tilmaamaya Sida Loo Kala Horaysiinayo Doorashooyinka Lagu Murransanaa

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray go’aan mala-awaal ah oo tilmaamaya muddada la qabanayo doorashooyinka murranka weyni ka taagan yahay iyo siday u kala horaynayaan, waxayna  Baarlamaanka (wakiiladda iyo Guurtida) ka dalbadeen innay dhammays tiraan shuruucda iyo xeerarka