Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Ethiopia

Total 1191 Posts

The United States government has released a report on the situation in Somaliland

#Araweelo_News_Network. The United States government has released a report on the situation in Somaliland. Mogadishu, U.S Embassy (ANN)- A press release issued by the American embassy in Mogadishu has shown how the American government sees the current situation in Somaliland,

#Somaliland: Qodobo Kasoo Baxay Shirkii Gollaha Wasiirrada

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu Shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay qodobola xidhiidha arrimaha amniga dalka. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda oo nuqul ka mid ah soo gaadhay

#Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Oo Tababar Usoo Xidhay Xubno Ka Tirsan Bahda Garsoorka iyo Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre ee Somaliland, Aadam Xaaji Cali Axmed, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Maxamed Xuseen Cismaan (Mu’adinka), ku xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Siciid Yuusuf Cabdi, Taliyaha

Gacan_Libaax: Goob Caan Ku Ahayd Dalxiiska Oo Isu Beddeshay Tooraboora

Dablayda Badhtamaha Magaalada Burco Ka Afduubtay Gaadhiga Dawladda Iyo Go”aanka Hoggaamiyayaashooda #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dablayda dhawrkii bilood ee danbeeyay isku urursanayay Buurta Gacan_Libaax ee duleedka Bari ee Magaalada Caasimada Hargeysa oo hore u fuliyay falal iyo ficilo dhagareed oo foolxumo ku ahaa

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Soo Saaray Wareegto Magcaabis Ah

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi soo saaray wareegto uu ku magacaabay Xubnaha cusub ee Kommishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Somaliland.   Wareegtada Madaxweyne Biixi soo saaray maanta oo ku taariikhaysan 19 Sep 2023, nuqul ka mid ah

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Maalin Iyo Habeen Ka Dib Ka Hadlay Masiibada Suuqa Wajaale

Gubashada Suuqyada Ganacsiga Ee Soomaalida Oo Dhaliyay Su’aalo Iyo Madaxweyne Biixi Oo  Amray In Baadhis Lagu Sameeyo Gubashada Suuqa Wajaale #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay masiibadii dabka galaaftay inta baddan Suuqa Ganacsiga ee Wajaale habeenimadii

#Somaliland: Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Oo Faxas Doodi Ka Dhalatay Geliyay Mudanayaasha

#Araweelo_News_Network. “Haddii ay guurtidu 45 maalmood oo nasasho ah ka doorteen xaaladda dalku marayo waxa dhaanta inay iska casilaan xilka” Aqoonyahan Saciid Shukri Hargyesa(ANN)- Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha Gollaha ku wargeliyey inay galaan fasax bil iyo

#Somaliland has strongly #condemned the #Somali Federal #Parliamentarians and other Government #Officials for their visit to #Las Anod

#Araweelo_News_Network. Hargeisa(ANN)-The Government of the Republic of Somaliland strongly condemns Somalia MPs and Puntland officials for their aggression and flagrant violations of Somaliland’s Territorial Borders. The Somaliland Government is also deeply concerned about AlShabaab’s presence in Las Anod. “The Government

#Somalia: Daah-furka Diiwaangelinta Iyo Waraaqaha Aqoonsiga

#Araweelo_News_Network.   Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay innay diyaarinay waraaqaha Aqoonsiga Muwaadinka, taas oo wax weyn ka taray arrimaha amniga dawladnimada iyo dimuqraadiyadda. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaadhan oo la xidhiidha

#Somaliland: Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay In Booqashada Wefdiga Somalia Ee Laascaanood Waxba Ka Beddelayn Xuduuddaha

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay masuuliyiin ka socda dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo booqasho ku yimi Magaalada  Laascaacood ee xarunta gobolka Sool.   Wefdiga oo isugu jira xildhibaano ka socday labada golle