Category: Ethiopia
#Somaliland: Dagaalka Kasoo Cusboonaaday Sool Iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay dagaalka saaka dib uga cusboonaaday deegaanka dhanka galbeed ee gobolka Sool ee Buqdharkayn iyo Yayle. Dagaalka oo sababay khasaare ayaan si dhab ah loo ogayn inta uu leegyahay khasaaraha ka dhashay, iyadoo dagaalku dhexmaray Maleeshiyaadka
Garoowe: Cabsida Laga Qabo In Puntland Uu Ka Dhaco Dagaalkii Labaatan Sanno Ka Hor Sababay In Boqortooyada Qardho Usoo Qaxdo Somaliland
> Magaalada Oo Dadku Ka Qaxeen Guryahaooda iyo Hay’addaha Oo Ka Baxaya > Heshiiskii Cabdullaahi Yuusuf Iyo Gen. Cadda Muuse Ee Biqor Buurmadaw Gadhwadeenka Ka Ahaa Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Garoowe(ANN)-Xaalladda Khilaafka doorashooyinka
#Somaliland: Gollaha Guurtida Oo Cod Geliyay Qodobka Xeerka Doorashooyinka Ee Ajandaha
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida,ayaa dood ka keenay in xeerka doorashooyinka ee horyaal la geliyo dood ku saabsan iyo in loo saaro guddi. Xildhibaanada qaar ayaa soo jeediyay in qodobka Ajandaha ee xeerka doorashooyinka loo raro liiska xagga hore ee Ajandaha
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabis Xilka Qaadis Iyo Isku Shaandhayn Gollihisa Wasiirrada Ku Sameeyay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray digreeto magcaabis iyo xil ka qaadis uu ku sameeyay qaar ka mid ah xubnaha gollaha wasiirada. Sida lagu shaaciyay qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Salaasadii oo ku taariishaysan 14
#Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda IyoTaliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Oo Geeriyooday
Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi Iyo General Mohamed Hassan Abdullahi Jidhif Oo Geeriyooday #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-General Maxamed Jidhif Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland iyo General Maxamed Xasan Jidhif, Ioo ahaa Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka, ayaa ku kala
#Somaliland: Fadhigii Gollaha Guurtida Oo Baaqday Iyo Dareenka Ka Dhashay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Fadhigii gollaha guurtida Somaliland, ayaa baaqday kaddib markii ay kasoo xaadiri waayeen xildhibaano baddan oo danahooda ku foofay, isla markaana la waayay tirada Kooramka ee loo baahnaa si fadhigu u furmo. Guddoomiyaha Gollaha Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii
#Somaliland: Dalabka Xeer Ilaalintu Ku Dalbatay In Sharciga La Hor Keeno Cida Dalka Soo Gelisay #Bariiska La Qabtay Iyo Dooddaha Ku Xeeran
Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex, ayaa dalbatay in sharciga la hor keeno cida dalka soo gelisay Bariis ay Hay’adda dhawrista Tayadda Somaliland qabatay, oo abuuray dooddo iyo su’aalo
#Somaliland: Republic Recognition Case at the international Court of Justice (ICJ)
#Araweelo_News_Network. #1Somaliland Historical Background Somaliland was a British Protectorate for 76 years (1884-1960). Somaliland was independent, recognized country before Somalia. Somaliland achieved independence from Great Britain on June 26, 1960 while Somalia achieved independence on July 1, 1960 from Italy.