Category: DJibouti
#Somaliland: Qaabkee Guddida Dhaqaalaha Ee #Gollaha Wakiilladdu Usoo Gudbiyeen Laba Billood Kaddib Warbixinta #Miisaaniyadda Qaranka 2024
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maaliyadda ee Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa golle weynaha ka jeediyay warbixin la xidhiidha Odoroska Miisaaniyadeedka 2024, taas oo loo gudbiyay gollaha 13 Jan 2024. Ka hor intii aannay golluhu Isniintii maanta ansixin Miisaaniyadda 2024,
#Somaliland; Gollaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka Ee 2024
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyay Miisaaniyadda Qaranka ee 2024. Fadhiga Golllaha Wakilladda oo uu gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka Kowaad Siciid Mirre Giire , ayaa ka hor intii aannu gollah gelin fasax siddeed toddobaad ah, wuxuu ku
Dawladda Britain Oo Madaxweyne Biixi Dood Ballaadhan Kala Yeelatay Doorashooyinka Iyo Arrimo Kale
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Safiirka Dawladda Britain ee Soomaaliya, Mike Nithavrianakis iyo masuuliyiin kale oo ka socday dawladda Britain, ayaa booqasho ku yimi Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxayna kulan albaabada loo xidhay la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Mike Nithavrianakis, ayaa
#Ethiopia Iyo Dawladda Britain Oo Ku Murransan Bililiqo La Xaraashayo
Addis Ababa (ANN)-Dawladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ka codsatay dawladda Boqortooyada Midawday ee Britain in la joojiyo Alaab Asraar qadiima oo taariikhi ah, kaas la naadiyay xaraashkeeda Khamiista. Alaabta qadiimka ah ee tariikhiga ah, waxay Ethiopia sheegtay in laga bililiqaystay
Muqadisho: Wer-werka Xaalladda Amniga Ee Sii Xumaanay Iyo Kulan Arrimahaa Lagaga Hadlay
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa muujisay wer-werka ay ka qabto xaalladda amniga iyo nabadda ee Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray kulan lagaga hadlayay Mabaadii’da Nabadda ee Soomaaliya, ayaa sheegay in Adduunku ka
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Aaska Marxuum Cabdinaasir
Gebilay (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku tilmaamay dilka Marxuum Cabdinaasir Muuse Dable mid noociisu ku cusubyahay dhaqanka Soomaalida iyo deegaamada ay degto, isla markaana muujinaya cadaawad xun oo shacabka Somaliland u muujinaysa mid ka xun wixii hore
#Somaliland Government has warned that it is not acceptable to employ foreigners in all positions that can be held by citizens
Somaliland Government Advises International Organizations to Fully Comply with NGO Act #Araweelo_News_Network. Sinaliland, Hargeisa (ANN)- The Somaliland Government has warned that it is not acceptable to employ foreigners in all positions that can be held by citizensThe Somaliland Government
Turkey to provide maritime security support to Somalia -official
#Araweelo News Network ANKARA, (ANN) – Turkey will provide maritime security support to Somalia to help the African country defend its territorial waters, an official from the Turkish defence ministry said on Thursday. Turkey and Somalia signed a defence and
Geopolitical Terrain and Provoking Concerns in Egypt and Eritrea
Geopolitical Terrain and Provoking Concerns in Egypt and Eritrea Post Views: 2,585