Category: Wararka Caalamka
Pentagon; Maraykanka Oo Cabsi Weyn Soo Waajahday Markii Xuutiyiinta Yemen Maraakiibtiisa Dagaalka Ku Waarareen Maraakiibta Quusta iyo Kuwo Aan Ciddi Wadin
“Maraakiibta quusta iyo Markab aan cidi wadin oo Biyaha hoostooda ah, ama UUV, waxay muujinaysaa horumarinta awoodda Xuutiyiinta iyo istaraatiijiyada isbedelaysa”Mick Mulroy, oo ah sarkaal hore uga tursanaa Pentagon iyo weliba wakiilka CIA. Written by Arraale M. Jama, a freelance
#Maraykanka Iyo Xullufadiisa Oo Ka Walaacsan Horumarka Warshaddaha Hubka Ee Iran Oo Saamayn Ku Yeeshay Dunida
#Araweelo_News_Network. Maraykanka Iyo Xullufadiisa Oo Ka Walaacsan Horumarka Wershaddaha Hubka Ee Iran Oo Saamayn Ku Yeeshay Dunida Washington (ANN)-Mareykanka iyo xulafadiisa, ayaa si weyn uga walaacsan korodhka iyo horumarka ay xukuumadda Tehran samaysay sannadihii u danbeeyay dhinaca Warshaddaha hubka
#Iran Oo Ku Tilmaantay Guul #Burburinta Saladhig Ciidamada Cirka Ee #Israel
#Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)-Taliyaha guud ee ciidamada ilaalada Kacaanka Iran IRGC Hossein Salami ayaa ku faanay in lagu guuleestay in gantaalada riddada dheer laga soo rido markab dagaal markii ugu horeysay, kuwaas oo lagu burburiyay Saldhiga Ciidamada Cirka ee Israel leeyihiin.
#Netanyahu Oo Ganafka Ku Dhiftay Kulanka Lagu Balansanaa Ee Qaahira
#Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)’ Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday inuu aqbalo in wefdi Israa’iil ah loo diro Qaahira maanta oo Khamiis ah si ay wadahadallo daba-gal ah uga yeeshaan suurtagalnimada heshiiska maxaabiista
#Xuutiyiinta Oo Gantaalo Ku Weerraray Markab #Maraykanku Leeyahay Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay
#Araweelo_News_Network. Yemen (ANN)- Dagaalyahanka Xuutiyiinta ayaa Sheegatay Gantaal ay ku garaaceen Markabka Mareykanka ee ku sugan Badda Cas, iyadoo Ciidanka Badda UK ay sheegeen in Markabka Xamuulka uu soo gaadhay Khasaaro aad u yar . Xuuthiyiinta oo ay taageerto
#BRICS Isbahaysiga Dagaalka Lacagta Dollarka Oo Horseeday In Xataa Xullufadda Maraykanka Iyo Dalalka Yurub Yareeyaan Lacagta Dollarka
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron Oo Dalalka Yurub Uga Digay Lacagta Dollarka Maraykanka #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Maraykanka ayaa ka walaacsan Dhibaatooyin dhaqaale oo si weyn u gil-gila, iyadoo ay tani imanayso diyaarinta qorshaha ay ku hawlan yihiin Isbahaysiga BRICS ee la
Sacuudiga Oo Heshiis Difaaca Ah La Galay Koonfur Kuuriya
#Araweelo_News_Network. Riyadh (ANN)–Wasaaradda gaashaandhigga Sucuudiga, Amiir Khalid bin Salmaan, ayaa kulan la qaatay wasiirka gaashaandhigga Koonfurta Kuuriya. labada dal ee Sucuudiga Koonfurta Kuuriya ayaa Axaddii kala saxeexday heshiis is-afgarad(MoU) ah oo lagu ballaadhinayo iskaashiga dhanka difaaca, Maamulka Barnaamijka Helitaanka
Budhcad Badeedda Soomaalida Oo Soo Laabatay Iyo Ciidamada Bada Ee Reer Galbeedka Oo Diirada Saaraya Xuutiyiinta
#Araweelo_News_Network. Budhcad Badeedda Soomaalida Oo Soo Laabatay Iyo Ciidamada Bada Ee Reer Galbeedka Oo Diirada Saaraya Xuutiyiinta Hargeysa (ANN)- Badda Cas iyo Badwenta india waxa kusoo laabanay Budhcad Badeeda Soomaalida, iyadoo xiligan ay ciidamada Badda ee reer galbeedka
#Sacuudiga Oo Ku Biiray Isbahaysiga #Ruushka Iyo #Shiinuhu Hoggaamiyaan Ee Manja Xaabinaya Awoodda Iyo Dhaqaalaha #Maraykanka
Ethiopia Iyo Masar Oo Dhibaatooyinka Dhaqaale Ee Hadheeyay Kula Gal-Gashay Isbahaysiga BRICS. Bilawgii BRICS, Quluqulka Dalalka Aduunka Xiisaha Xubinimada Iyo Bartilmaameedka Isbahaysiga. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. #Araweelo_News_Network. Riyadh (ANN)- Dalka
Cabsida Shirkaddaha Maraakiibta Maraykanka Ee Ka Caagay Badda Cas Oo Fursad Siiyay Shiinaha Iyo Khatarta Dagaalka Qaza Ee Ku Fidaya Bariga Dhexe
Maraykanka Oo Gobolka Kala Kulmaya Dhirbaaxooyin Guuldaro Ah #Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Yemen(ANN)-Cabsida sii kordhaysa ee shirkaddaha Maraakiibta Maraykanka iyo kuwa Britain oo ay weheliyeen kuwa xullufadda la ah, ayaa ka