Category: Wararka Caalamka
Trump: Xayiraadii Baraha Bulshadda Iyo Hanjabaadii Loo Diray
Araweelo News Network. Trump: Xayiraadii Baraha Bulshadda Iyo Hanjabaadii Loo Diray Washington(ANN)-“kuwani waa waxyaabaha iyo dhacdooyinka dhaca marka guusha aqlabiyadda leh ee doorashada si aan macquul ahayn iyo si xun looga xayuubiyay waddaniyiin waaweyn oo si xun iyo caddaalad darro
Diyaaraddaha Maraykanka Oo Duqeeyay Bariga Dhexe
Araweelo News Network. Diyaaraddaha Maraykanka Oo Duqeeyay Bariga Dhexe Washington (ANN)-Millateriga Maraykanka ayaa laba diyaaradood oo nooca loo yaqaan B-52, ku duqeeyey bariga dhexe khamiistii, kuwaas oo kasoo duulay saldhigooda Maraykanka ee Minot Air Force Base . Maraykanku wuxuu sidan
Ilahan Omar Oo Ku Dhaleecaysay Trump Inuu Cafis U Fidiyay Koox Xasuuq Ka Gesytay Ciraaq
Araweelo News Network. Minnesota(ANN)-Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongarayska Maraykanka, isla markaana ah haweenay asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa dhaleecayn u jeedisay maamulka Madaxweynaha Maraykanka ee xilku ka dhammaaday. Dhaleecaynta Ilhan Cumar ee ku waajahan Donald
Dalalka Khaliijka Ee Sucuudiga Iyo Qadar Oo Trump Ugu Baaqay Heshiis Ka Hor Inta Aaan Xafiiska Laga Saarin
Heshiiska waxa hagaya Jared Kushner: Wiilka Madaxweyne Trump Sodoga u yahay Oo lagu Tilmaamo Madaxweynaha Bariga Dhexe. Araweelo News Network. Riyadh(ANN)-Xiisadda dalalka Khaliijka ee u dhaxaysay dalalka Qatar iyo Sacuudi Arabiya ayaa la filayaa inay heshiis gogol-xaadh u ah sidii
“Dagaalka Saddexaad Wuxuu Ku Bilaabmayaa Iran, Bariga Dhexe Kala Badh Waa La Qabsanayaa, Muslimiintuna, ,,,,” Xoghayihii Hore Ee Arrimaha Dibbada Maraykanka Henry Alfred Kissinger
Washington(ANN)- Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibbada Maraykanka Henry Alfred Kissinger oo ah rug-cadaa ku xeel dheer siyaasada iyo arrimaha Istiraatiijiyada, ayaa sheegay in la gaadhay xilligii uu dunida ka dhici lahaa dagaalka saddexaad ee aduunka, Henry Alfred Kissinger, ayaa hadalka
Hoggaamiyayaasha Maraykanka, Britain Iyo Shirkaddaha Waaweyn Oo Qaadacay Shirka Maalgashiga Riyadh Kadib Dilka Weriyihii Sucuudiga
Turkiga Oo Dhulka Jiiday Dublamaasiyada Sucuudiga Kadib Dilka Weriyihii Sucuudiga Riyadh(ANN)- Hoggaamiyeyaasha caalamiga ah ee ganacsiga aduunka iyo Madaxda Dalalka Britain iyo Mareykanka ayaa shaki geliyay sida ay suurtagal u tahay in ay ka qayb galaan shirweynaha maal-gashiga mustaqbalka ee