Category: Wararka Caalamka
Booliska Louisiana Oo laad la dhacay, kaddibna jiiday Nin Madow Oo ku dhintay xabsiga
Araweelo News Network. Louisiana(ANN)-Askari ka tirsan booliska Louisiana ayaa laad la dhacay oo jiiday nin Madow oo katiinadeysan, kaas oo ku dhintay gacanta booliska. Sidaana waxa laga soo xigtay diiwaanka booliska ee cusub oo muujinaya. dhacdadaa. Dhimashada Ronald Greene
Maraykanka Oo Warbixin Murrugo Ah Kasoo Saaray Dagaalka Gobolka Tigray Ee Ethiopia
Araweelo News Network. #Joseph R@Biden Iyo #Uhuru Kenyatta oo Ka Wada Hadlay Xaaladda #Ethiopia Washington(ANN)-Xukuumadda Maraykanka, ayaa dawladda Ethiopia ku eedaysay in sababta ay duulaanka iyo gulfka dagaalka ugu qaaday gobolka Tigray November ay ahayd si dadka qowmiyada Tigray looga
Qramada Midoobay Oo Ka Digtay Macaluusha Gobolka Tigray Iyo Haweenayda Madaxweynaha Ethiopia Oo Qirtay Dhibaatada
Araweelo News Network. #UN Oo Ka Digtay Macaluusha Gobolka Tigray Iyo Haweenayda Madaxweynaha Ethiopia Oo Qirtay Dhibaatada #Mekelle(ANN)-Xaaladda gobolka #Tigray ee dalka #Ethiopia, ayaa weli ku jirta walaac iyo cabsi weyn oo dhanka bini’aadanimada a, iyadoo kumanaan qof oo u
Madaxweyne Biden Oo Loogu Baaqay inuu Xidho Xabsiga Guatanamo Ee Muslimiinta Lagu Ciqaabo
Araweelo News Network “Hooyaday way dhimatay, iyadoo aan ogayn in waligey lay xorayn doono” Salahi, Maxbuus kasoo baxay Xabsiga Guatanamo oo filim laga sameeyay Tacadiyada qayb ka ah. Waa Sidee Xaaladda Dhabta Ah Ee Xabsigaa? Warbixin: By. Arraale M. Freelance
Turkiga Oo Ku Hawlan Xalka Khilaafka Dalalka Ethiopia Iyo Suudaan
Araweelo News Network. Ethiopia Oo Turkiga La Xustay sanadguuradii 125-aad ee xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dal. Addis Ababa(ANN)-Dawladda Turkiga, ayaa bilawday qorshe ay ku dhexdheaxaadinay Dalalka Ethiopia Iyo Suudaan oo khilaaf weyn oo sababay dagaal ka taagan xadka ay wadaagan
Trump Oo Ka Baxsaday Markii Labaad Maxkamaddayntii Guurtida Ee Dimuqraadiyiinta Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn Doonaa?
Araweelo News Network. #Trump Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn Doonaa? “Madaxweynihii hore Trump, ficil ahaan iyo anshax ahaanba wuxuu mas’uul ka yahay, kicinta dhacdooyinka 6-da January,” Mitch McConnell. By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Post Views: 233
George Shultz: Xoghayihii Hore Ee Maraykanka Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. #George Shultz: Xoghayihii Hore Ee Maraykanka Oo Geeriyooday California(ANN)- Xoghayihii hore ee arrimaha dibedda Maraykanka, George Shultz, oo ahaa shaqsi saameyn weyn ku lahaa siyaasadda arrimaha dibedda xilligii dowladdii Madaxweyne Ronald Reagan, ayaa dhintay , isagoo da’diisu
Debretsion : Dhawaaqyo Dhiilo, Murrugo Iyo Guubaabo Xanbaarsan Oo Kasoo Baxay Hoggaamiyaha Tigray Ee Raadkiisa La Waayay
Araweelo News Network. #Debretsion@Gebremichael: Dhawaaqyo Dhiilo, Murrugo Iyo Guubaabo Xanbaarsan Oo Kasoo Baxay Hoggaamiyaha Tigray Ee Raadkiisa La Waayay Tigray Mekelle (ANN) #Debretsion Gebremichael oo ah hoggaamiyaha baxsadka ah ee duulaanka Ethiopia iyo Eritrea ee gobolka Tigray lagu baadi doonayay
Booliska Maraykanka Oo Xidhay Laba Haween Ah Oo Qorshaynayay In Ay Khaarajiyaan Afhayeenka Wakiiladda Maraykanka Nancy Pelosi
Araweelo News Network. #Nancy Pelosi, Oo Sheegtay Hanjabaado Kongareska Lagu hayo iyo 160 qof oo Loo xidhay weerarkii Capitol Washington(ANN)- Booliska Federaalka Maraykanka, ayaa xabsiga dhigay laba Haween ah oo lagu eedeeyay in ay qorshaynayeen sidii loo khaarajin lahaa haweenayda
Maraykanka Oo Uga Digay Eritrea In Ciidamadeedu Kusii Jiraan Gobolka Tigray Ee Dalka Ethiopia
Araweelo News Network. Maamulka Cusub ee Maraykanka Joe Biden Oo Ka Digay Dagaalka Gobolka Tigray Ee Dalka Ethiopia Washington(ANN)-Xukuumadda Dalka Maraykanka ee Madaxweyne Joe Biden, ayaa dawladda Eritrea ugu baaqay in ay deg deg ugala baxdo ciidamadeeda ku jira gobolka