Category: Wararka Caalamka
Hooyo Dhashay Hal Mar Sagaal Caruur Ah Oo Indhaha Caalamka Ku Jeedisay Dalalka Mali iyo Morocco
Araweelo News Network. Mali iyo Morocco Oo Ka Hadlay Hooyo Xaliimio Ciise Oo Sagaal Mataano Ah Dhashay #Rabat, #Morocco, (ANN)- Haweenay u dhalatay da;la Mali ee galbeedka Afrika, ayaa si weyn usoo jiidatay warbaahinta aduunka, kaddib markii ay mar
Nigeria Oo Looga Digay In Ay Noqoto Sida Soomaaliya
Araweelo News Network. “Madaxweyne #Buhari Waxan leenahay dalku waa in aannu marin wadadii Soomaaliya, ee ay hoggaaminayeen hoggaamiye kooxeedyadu” #Abuja (ANN)-Xukuumadda Dalka #Nigeria ee Madaxweyne #Muhammadu Buhari, ayaa looga digay in ay dalka geyaysiiso xaalad Amni-darro oo Nigeria ka
Marwo Suluhu Samia Oo Dalkeeda U Hoggaamisay Siyaasad Soo Jiidatay Indhaha Caalamka
Araweelo News Network #Suluhu, waxay #heshiisyo Malaayiiin dollar ah La saxeexatay #Kenya Iyo #Ugandha Nairobi(ANN)-Haweenayda Madaxweynaha Dalka Tanzania Marwo SuluhuSamia Hassan, ayaa booqashadii labaad ee ay dalka kaga baxdo tan iyo markii ay xafiiska la wareegtay March 2021, kadib
#Kim Jon: Hoggaamiyaha Ku Hubaysan Nukliyeerka Ee Kuuriya Oo Dadkiisa Uga Digay Macaluul Ka Daran Tii Sagaashanaadkii
Araweelo News Network. #Kim@Jon: Hoggaamiyaha Ku Hubaysan Nukliyeerka Ee Kuuriya Oo Dadkiisa Uga Digay Macaluul Ka Daran Tii Sagaashanaadkii Warbixin: #Pyongyang (ANN)-Hoggaamiyaha Digtaytarka Maddaxa adag ee Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa si layaableh uga hadlay xaalladda dhaqaale xumo ee
Xukuumadda Masar Oo Heshiis La Gashay Uganda Xilli Khilaafka Biyaha Webiga Nile Ee Ka Dhexeeya Ethiopia Sii Xooggaystay
Araweelo News Network. Kampala, Uganda(ANN)-Xukuumadda Dalka Masar, ayaa heshiis la saxeexatay Xukuumadda Dalka Uganda, xilli uu sii kordhayo khilaafka cakiran ee ka taagan isticmaalka Biyaha Webiga Niilka oo labadaa dalka meel adag ka maraya, wallaw ay Uganda qayb ka
#Iran Oo Xaqiijisay Weerar Lagu Qaaday Markab Ay Leedahay Iyo Isreal Oo Ka Hadashay
Araweelo News Network. Tehran(ANN)-Xukuumadda Dalka Iran, ayaa xaqiijisay in Markab ay leedahay oo lagu magcaabo MV Saviz lagu weerraray Biyaha Badda Cas, markabka ayaa la rumaysan yahay inuu saldhig u yahay ilaalada kacaanka, isagoo soo gudbin jiray Maraakiibta shixnada
Marwo Samia Madaxweynaha Tanzania Oo Ku Amartay Masuuliyiinta In Warbaahinta Laga Qaado Xayiraada
Araweelo News Network. #Tanzania, #Dar es Salaam (ANN)- Madaxweynaha Dalka Tanzania, #Samia Hassan ayaa ku amartay mas’uuliyiinta wasaaradda warfaafinta Salaasadii maanta in ay xayiraadda ka qaadaan qaar ka mid ah warbaahinta dalka oo la xanibay. Marwo Samia Madaxweynaha Dalka
Suez Canal Oo Sababtay Dhimashada Xoollo Gaadhaya 200, 000 ,oo Neef Iyo Dooddaha Ka Dhashay
Araweelo News Network. Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Masiibada By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Cairo(ANN)- Xayiraadii gacanka Suez Canal oo ah Marinka Ganacsiga aduunka ee ahmiyada weyn u leh dhaqaalaha iyo isu socodka aduunka ee
Suez Canal: Marinkii Ugu Muhiimsanaa Ganasiga Dunida Wallaaca Ka Dhashay Guuldarada Dunida Iyo Rajaxumada Laga Muujiyay
Araweelo News Network. #Suez wuxuu ku kacayaa ku dhowaad khasaare $ 10bn ganacsiga Aduunka maalintii Khabiirka ugu caansan dunida ee badbaadinta Maraakiibta Mr. Nick Sloane Oo Muujiyay Guuldaro. By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist.
Markabka Xanibay Suryada Suez Canal Oo Laga Hadlay Xalkiiisa
Araweelo News Network. #Suez Canal Suryada Ugu Muhiimsan Marinada Aduunka Oo Xaniban Maalintii Shannaad Cairo (ANN)-Markabka Evergiven ee laga leeyahay dalka Japan oo muddo dhawr maalmood ah xanibay isu socodka gaadiidka mara marinka muhiimka ah ee ganacsiga kanaalka Suez