Category: Wararka Caalamka
Ethiopia: Debretsion Gebremichael Hoggaamiyaha TPLF Oo Ka Hadlay Dagaalka Iyo Xoghayaha Guud Antonio Guterres Oo Digniin Soo Saaray
Araweelo News Network. New York (ANN)-Debretsion Gebremichael oo ah Hoggaamiyaha Tigray ee TPLF, ayaa ka hadlay sida ay uga go’an tahay in lasoo afjaro dagaalka sagaalka bilood ka socday gobolka, isla markaana wuxuu xusay in ay lagama maarmaan tahay in
Maraykanka Oo Kumanaan Askari U Diray Afganistaan
Araweelo News Network. Kabul(ANN)-Dawladda Maraykanka ayaa boqolaal Askari oo dheeraad ah ku xoojiyay ciidamadiisa ku sugan dalka Agfaanistaan, kuwaas laga dejiyey garoonka Diyaaraddaha ee Magaaladda Kabul. Weli waxa ku suagan Caasimadda dalka Afganistan In ka badan 5,200, sidaana waxa sheegtay
Somaliland: Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Xorriyadiisa Loo Celiyay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah culimada waaweyn ee geyiga Soomaalidu degto aad looga yaqaan, ayaa laga sii daayay xabsiga, kaddib markii uu Afartii caalanamaal ee u danbeeyay xidhnaa. Sidaana waxa xaqiijiyay ehelada qoyska
Madaxweynihii Afgaanistaan Oo Ka Cararay Dalka Kadib Duulaankii Maraykanka Ee Labaatan Sannadood Kadib Ku Dhammaaday Wejigabaxa
Araweelo News Network. Kabul(ANN)-Dalka Afgaanistaan ee qalalaasaha iyo dagaaladu ka jireen in ka badan labaatan sannadood, ayaa galay mar kale gacanta kooxda Daalibaan oo dagaal kula jirtay Maraykanka iyo xulufadiisa oo awooddi waayay in ay ku guulaystaan maamulo macmal
Ethiopia: Qabsashada Tigray Ee Magaaladda Wadnaha Ee Gobolka Amxaarada Iyo Mucaaradka Oo La Saftay TPLF
Araweelo News Network. Dagaalka Ethiopia Oo Weji Kale Yeeshay Addis Ababa(ANN)-Dagaalka ka socda dalka Ethiopia, ayaa kusii fidaya dhammaan gobolada uu dalkaasi ka kooban yahay, waxayna xaaladdu u muuqtaa mid faraha kasii baxaysa,iyadoo wararka qaar sheegayaan in Magaalada Desssie ahmiyad
Qasriga Amiirka Dalka Qadar Ee Dalka Faransiiska Oo La Boobay
Araweelo News Network. Paris, Cannes (ANN)-Koox Budhcad ah, ayaa galay qasri uu degan yahay Amiirka dalka Qatar, kuwaas oo qaatay qalab muhiim oo qaali ah oo ay ka daabusheen qasrigaa oo ku yaala magaalada xeebta Faransiiska ee Cannes, kooxda
Ethiopia: Dagaalkii Ugu Weynaa Oo Dalka Laga Iclaamiyay
Araweelo News Network. Magaalada Dhaxalka Aduunka ee Lalibela Waxay Amxaaradu Balanqaadeen In Laga Saarayo ciidamada Tigray Hargeysa(ANN)- Colaadda dalka Ethiopia, ayaa kusii fiday dalka oo dhan, iyadoo aannu jirin wax xabad joojin ah oo ay qableen dhinacyadu, waxaana la
Khilaafka Huursanaa Muddada Dheer Ee Riyaad Iyo Abu dhabi Oo Faraha Ka Baxay
Araweelo News Network. Riyad(ANN)-Khilaafka labada da lee Imaaraadka iyo Sacuudiga oo saaxiibo dhow iyo xulufo duulaan dagaalo iyo siyaasado kale muddo dheer, ayaa si dhab ah usii kala foggaaday, iyadoo ay xiisad ba’an ka dhex dilaacday. Muddo dhowr
Maxaa Sababay Guusha TPLF Mar Kale Soddon Sano Kaddib Hantiyeen?
Araweelo News Network. Waa Kuma Hoggaamiyaha Loo Nisbeeyay Guusha Lama Filaanka Ah ? Jabhad iska caabin ah oo la magac baxday Tigray Defence Forces (TDF), oo la sameeyay toddoba bilood ka hor, balse ay kaalmaynayaan dagaalyahannada TPLF iyo
#Turkiga Oo Dadka Ka Imanaya Siddeed Dal Gelinaya Karantiin Laba Toddobaad Ah
Araweelo News Network. Ankara(ANN)- Xukuumadda Dalka Turkiga, ayaa ku dhawaaqay in lagu soo rogay karantiin muddo 14 maalmood ah dadka ka imanaya sideed dal, tallaabadaa oo qayb ka ah taxadirka iyo ka hortagga xannuunka Coronavirus oo si weyn dunida looga