Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Caalamka

Total 476 Posts

Putin Iyo Biden Caddaadiska Dunida Wadnaha Farta Lagu Hayo In Xabbadu Faraha Ka Baxdo Xiisadda Ukraine

Hanjaabaddaha Lays Dhaafsaday Iyo Dedaalka Diblamaasiyadda Maraykanka Laabta U Qaboojiyay Hoggamiyaha Ukarine Kaddina Safaaradiisa Ka Raray Araweelo News Network. Washington(ANN)-Madaxweynaha Maraykanka, Joe Biden ayaa  uga digay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin in Maraykanku uu ku soo rogi doono cawaqib degdeg ah

“Afartii Sanno Muuse Dalka Wuu Baabiiyay, Wuxuu Geliyay Cunfi Iyo Qabyaalad, Balan Baan Ku Qaaday,,” Faysal Cali Waraabe

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka digay in doorashada Madaxtooyadda ay maalin dib u dhacdo. Guddoomiye Faysal, wuxuu ku hanjabay in aannu Madaxweyne ahaanayn Muuse haddii doorashada Madaxtooyadda uu ku qaban waayo

Saynisyahankii Ugu Halista Badnaa Nus Qarnigii U Danbeeyay Dunida

Araweelo News Network.   Khabuurkii Saynisyahanka ahaa ee ugu halista badnaa dalalka reer galbeedka oo muddo dheer ay ku raad joogeen muhkhaabaraadka Maraykanka iyo Britain, isla markaana  ku jireen baadi doonkiisa nusqarnigii u danbeeyay, ayaa geeriyooday, isagoo da’adiisu ahayd 85

Madaxweynihii Georgia Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Araweelo News Network.   #Tbilisi (ANN)-Xukuumadda Dalka Georgia, ayaa xabsiga u taxaabtay Madaxweynihii hore ee dalkaa Mikheil Saakashvili, kaddib markii uu kusoo gura noqday dalka, isagoo musaafuris u joogay dalka Ukraine.     Mikheil Saakashvili, waxa la xidhay Jimcihii, isagoo

Britain:  Xukuumadda Oo Dadka Ugu Baaqday In Aanay Xaallada Shidaal Yaraanta Iyo Sahayda Cuntada Uga Sii Darin

Araweelo News Network.   London(ANN)-Xukuumadda dalka Britain ayaa ugu baaqday dadka in ay is dejiyaan oo aannay xaaladda uga sii darin, kaddib markii dadku iyagoo ka cabsi qaba shidaalka gabaabsiga ah iyo sahayda cuntada oo yaraanay faaruqiyeen kaalmaha shidaalka. Arrintan

China Oo Maraykanka Uga Digtay Arrimaha Ethiopia

Araweelo News Network Benji (ANN)-Xukuumadda Dalka China ayaa ku canbaaraysay Maraykanka tallaabada cunaqabataynta ah ee dhowaan uu kusoo rogay Xukuumadda Dalka Ethiopia ee la dalanbaabiyay dagaalada naafeeyay dalkaa ee u dhexeeyay Jabhada difaaca dadka Tigray ee TDF iyo Ciidamadda Dawladda

Shirkadda Ugu Weyn Kuwa Laydhka Bixiya Somaliland Ee Sompower Oo Qiimaha Hoos U Dhigtay

Araweelo News Network.     Hargeysa(ANN)-Shirkadda ugu weyn shirkaddaha bixiya  Adeega Laydhka Somaliland ee SOMPOWER, ayaa shaacisay in ay dhintay qiimaha korontada. Sidaana waxa shaaca ka qaaday Maareeyaha Shirkadda Laydhka ee SOMPOWER Cabullaahi  Maxamuud Ibraahim (Beershiya), wuxuuna munaasibad arrintaa la

Imaaraadka Oo Xidhay Koox Maraykan Ah Oo Watay Diyaarad Hub Sida Iyo Jawaabta Washington

Araweelo News Network Dubia(ANN)-Booliska Dalka Imaaraadka, ayaa xidhay Toddoba qof oo rayid ah oo hubaysan oo Maraykan ah, kuwaas oo isku dayay inay u socdaalaan dalka Afgaanistaan iyagoo sii maraya Imaaraadka Carabta. Sida ay baahisay Newsweek Kooxda Maraykanka ah oo

Ethiopian Airlines Oo Shixnad Hub Ah Si Qarsoodi Ah Uga Dejisay Suudaan Iyo Xukuumadda Khartuum Oo Digniin U Dirtay Addis Ababa

Araweelo News Network. Khartoum(ANN)-Xukuumadda Millateriga ah ee dalka Suudaan, ayaa sheegtay in la qabtay hub la doonayay in qalalaase lagaga abuuro dalkeeda, kaas oo Maamulka Kastamka Khartoum ee Madaarka gacanta ku dhigeen habeenimadii Sabtida, waxayna sheegeen in hubkaa oo ka

Dalka Guinea Alpha Oo Xukunka Laga Tuuray Iyo Muuqaalo Ciidamadda Millaterigu Duubeen Oo Muujinaya Xaaladda Ka Jirta Madaxtooyadda

Araweelo News Network. Booqashadii Madaxwene Biixi Iyo Kulankii Conakry ee Alpha Conde, Guinea (ANN)-Madaxweynihii Dalka Jamhuuriyadda Guinea oo kulaalaya Badweynta Atlantic ee dhaca galbeedka qaarada  Afrika, Alpha Conde, ayaa xukunka laga tuuray, kaddib inqilaaq aan dhiig ku daadan oo kaga