Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Caalamka

Total 476 Posts

Ukraine Oo Ergo U Diratay Ruushka Jawaabta Putin Iyo Maraykanka Oo Dib U Fadhiistay

Duullaanka Ruushka Oo Hareereeyay Magaalada Caasimadda Ukraine Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa bixiyay callaamad yar oo uu daaqad ka tusay dunida in uu diyaar u yahay wadahadal inuu la galo Ukraine, isla markaana wefdi u dirayo ergada

Duulaanka Ruushka Ee Ukraine Oo Ruxay Suuqyada Caalamka Iyo Boqolaal Markab Oo Ku Xayiran Marinka Koonfurta Kerch

Araweelo News Network. Duulaanka Ruushka ee Ukraine hafiyay, ayaa durba gil-gilay saamiyada suuqa aduunka, iyadoo durba sareenka iyo saliidu si weyn kor ugu kaceen.kaddib markii ciidamadda ruushka oo ay kaalmaynayaan kuwa Belarus dhawr jiho kaga yimaadeen weerraro cirka dhulka iyo

Ukraine: Mawjado Weerraro Cir Iyo Dhul Ah Oo Millateriga Ruushka Ku Hafiyeen Caasimadda Iyo Jawaabta Calaacalka Ee NATO

Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in mowjado weerraro ah oo bilow ah lala beegsaday xarumaha millateriga, garoomada diyaaraddaha iyo xarumaha dowladda ee dalka oo dhan. Araweelo News Network. Ciidamada Ruushka iyo taangiyada ayaa gudaha u galay Ukraine waxaana duqeymo cirka ah

Jawaabaha Degdega Ah Ee Laga Bixiyay Tallaabooyinka Ruushka Ee Ukraine

Cunaqabataynaha La Saaray Ruushka Iyo Putin Oo Dhegaha Ka Furaysatay Araweelo News Network Berlin(ANN)-Dalaka reer galbeedka, ayaa durba jawaabo ka bixiyay tallaabooyinka Ruushka ee ku waajahan Ukraine iyo heshiisyada uu la galay jamhuuriyaddaha Bariga dalkaa ee ka go’ay, kuwaas oo

Putin Oo Amar Siiyay Millateriga Iyo Fallaagada Soomaalida Ukarine Oo Laba Gobol Goosatay

Fallaagada LPR Ee loo yaqaan Guutada Taangiyada goonida Soomaaliya oo goostay Gobollada Donetsk iyo Lugansk Moscow (ANN)-Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa sacadihii lasoo dhaafay ku amaray ciidamaddiisa Millateriga in ay guddaha u galaan Ukraine, isla markaana qabsadaan Magaaladda Caasimadda

Queen Elizabeth Oo Cisbitaalka Loola Cararay

London(ANN)-Boqoradda Dalka Britain Queen Elizabeth, ayaa laga loola cararay Cusbitaalka, waxaana xaaladdeeda ka hadlay Qasriga Boqortooyadda Britain.  Ra’iisal wasaaraha Britain, Boris Johnson iyo hoggamiyayaasha Mucaraadka ayaa arrinteeda ka hadlay. Boris Johnson , ayaa yidhi, “waa hubaa inaan qof walba u

Britain Oo Ruushka Ku Eeddaysay Inuu Maleegayo Dagaalkii Ugu Weynaa

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy Oo Putin Ka Dalbaday Wadahadal Iyo Xaaladda Cabsida Leh Araweelo News Network. London (ANN)- Ra’iisal wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa ka dayriyay xaaladda sii xumaanay ee Ukraini isagooo kaga hadlay mushkilada cabsida weyn ee soo waajahaday

Qorshaha Midawga Yurub Ee Dagaalka Ka Dhanka Ah Shiinaha Ee Afrika

Mashaariicda Loo Qoondeeyay Dagaalka Shiinaha Ee Afrika $ 22.7 bilyan Araweelo News Network. Sidee Mashaariicda Loo Qoondeeyay ? Brussels(ANN)- Dawladdaha xubnaha ka ah naadiga Midowga Yurub, ayaa shaqaynayaa mashaariic waaweyn oo la doonayo in wax lagaga qabto qaarada Afrika. Qorshahan

Ukraine Dhacdooyinka Salka U Ah Xiisadda Ka Alloosan Ee Ruushka Iyo NATO

Araweelo News Nework Gulufka Dagaalka Ukraine Iyo Khiyaamooyinka Dhinacyada Dagaalka sida weyn cabsida ugu abuuray aduunka ee aan si dhab ah loo ogayn xilliga uu sida fuulkaanaha uga qarxayo Yurub, waxa sal u noqday Ukraine oo tan iyo markii Ruushku

Turkiga Iyo Imaaraadka Oo Qalinka Ku Duugay Heshiisyo Waaweyn

Hadafka Hoggaamiyaha Turkiga Oo Ka Degey Tobban Sannadood Kaddib UAE Araweelo News Network. Abu Dhabi(ANN)- Hoggaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ka degay dalka Imaaradka Carabta ee UAE, ayaa sheegay in labada dal xilligan hadaf midaysan laga yeelanayo xidhiidhka laba