Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Caalamka

Total 493 Posts

TRUMP Oo La toogtay intii Lagu Guda jiray banaanbaxa Lagu Taageerayo

Dave McCormick, Murrashax Jamhuuriga ah Oo Fadhiyay Safka Hore Ee Lagu Toogtay Donald Trump Ayaa Ka Hadlay Wixii Dhacay #Araweelo_News_Network Pennsylvania (ANN)- Donald Trump ayaa lagu toogtay meel fagaare ah, isagoo boqolaal taageerayaashiisa ah u jeedinaya khudbad xilli uu socday

Hoggaamiyaha Cusub Ee Iran Oo  Dunidu Ku Hanbalyaysay Guusha  Doorashada Iyo Doorkiisa Siyaasadda Dalka

Madaxweynaha Isbedel doonka Iran Ee La Doortay Muxuu ka Beddeli karaa jihada Siyaasadda Dalka? #Araweelo_News_Network   Tehran (ANN)-Masoud Pezeshkian ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Iran, isagoo ka adkaaday ninka ay is hayeen ee muxaafidka ah, Siciid Jalili, kaddib tartan

Britain: Doorshada Uu Ku Guulaystay Markii U Horaysay Ra’iisal Wasaare Qoys Yuhuud Ah

  Guriga 10 Downing St. Ee Ra’iisal wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hoy u noqon doona qoys Yuhuud Ah #Araweelo News Network:   London (ANN)- Ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, Keir Starmer, ayaa  taageeray Israel wuxuuna wacad ku maray inuu la

Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Maraykanka Oo Sharaxay Qaabka Ay Ciidamada Israel Ugu Jabeen Dagaalka Qaza Iyo In Aannay Awoodin Dagaalka Hisbullah

“Netanyahu Wuu Ka Baqay Dagaalka Hisbullah“Larry Johnson, Taliyihii hore ee CIA Askarta Israel waxa ku dhacay wixii ku dhacay Dagaalkii Labaad Ciidamadiii Jarmalka, Xasuuqii, Haweenka iyo Caruurta waxay u geysatay dhaawac maskaxeed oo aad u weyn waxayna ka dhigtay kuwo

Markabka Xuutiyiintu Garaaceen Ee Xanbaara Diyaarayaddaha Iyo Nukliyeerka USS Dwight D. Eisenhower Xaggee Ku Danbeeyay

“Hoggaamiyayaasha ciidamada Badda ayaa ka walwalsan badmaaxiinta, oo dhab ahaantii aan awoodin inay arkaan gantaalada soo socda ee Xuutiyiinta ee ay ridayaan ilbidhiqsiyo” “Waxaan si joogto ah u xasuusinaynaa Wasaaradda Difaaca inaan u baahan doono inaan qaadano nasasho iyo badmaaxiinta

Xizbullah Oo Xoojisay Weerarada Gantaalaha Iyo Diyaaraddaha Ee Asqeeyay Difaaca Israel Iyo Saraal Sare Oo La Dilay

#Araweelo_News_Nerwork. Beirut, Lubanan (ANN)-Dagaalyahanka Millateriga Xizbullah ee ka dagaalanta dalka Lubnaan ayaa gantaalo xidhiidh ah ku cashariyay Waqooyiga Isarel Arbacadii, iyadoo ay Xukuumadda Yuhuudu dhankeeda qirtay duqaymaha Gantaalaha Xizbullah. In kasta oo Dagaalyahanka Xizbullah si xidhiidh ah oo maalinle ah

Washington: Socdaalka Antony Blinken Ee Bariga Dhexe Iyo Dublamaasiyada Maraykanka Oo Ku Dawakhday Dagaalka Qaza

  #Araweelo_News_Nerwork. Cario (ANN)-Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa socdaalkiisii ​​ugu dambeeyay ee gobolka ku tagay bariga dhexe, isagoo sheegay in uu diiradda ku saari doono hindisaha xabad joojinta Qaza ee Washington iyo mustaqbalka dhulka falastiiniyiinta dagaalka kadib.

Iran: Hoggaamiyaha Ugu Neceb Maraykanka Iyo Israel Oo Tartanka Doorashada Tehran Safka Hore Ka Galay

#Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)- Dalka Iran waxa ka bilaabmay loollanka la doonayo in loogu tartamayo jagada Madaxweynaha ee bannaanaatay, kaddib markii uu shil diyaaradeed ku dhintay Madaxweynihii hore Ebrahim Raisi 19 May 2024, taas oo ku bur-burtay buuraleyda u dhow xuduudka

 Sawiro Laga Qaaday Markabka Nukliyeerka Ee USS Dwight D. Eisenhower Ee Xuutiyiintu Gantaalaha La Beegsadeen

Sheekadda Markabka Nukliyeerka Ee USS Dwight D. Eisenhower Ee Xuutiyiintu Gantaalaha La Beegsadeen Oo Qabsatay Warbaahinta #Araweelo_News_Network. Beijing (ANN)-Sawirro dayax-gacmeed uu leeyahay China, oo  ku taariikhaysnaa 4 Juun 2024, ayaa shaaca ka qaaday in Markabka labaad ee ugu da’ada weyn

Iran Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigtay Hindisaha Maraykanka Ee Xabbad Joojinta Dagaalka Qaza

#Araweelo_News_Nerwork. Tehran(ANN)- Xukuumadda Kacaanka Islaamiga ah ee Iran, ayaa ganafka ku dhufatay qorshaha Madaxweyne Biden ee ah in Xamaas shuruud la’aan ku aqbasho heshiiska uu soo bandhigay hiidihiisa ee Isael iyo Xamaas . Madaxweyne Biden oo lsi badheedh ah ula