Category: Wararka Caalamka
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Ukraine Oo Sheegtay In Putin Aan Loo Adeegsan karin Denbiile Dagaal
Araweelo News Network. Ky iv(ANN)- Duulaanka Ruushku ku hayo dalka Ukrain, ayaa galay 104, maalmood, wuxuuna sababay dagaalka Ukraine in dunidu waajahdo maceeshada iyo shidaalka si weyn ugu kacay sicir-barar hadheeyay aduunka. Dagaalka oo weli socda, wuxuu aduunku la daalaa
Ukraine: Dullaanka Ruushka Oo Galay Boqol Maalmood Warbixinta Britain Iyo Dhawaaqyada Galbeedka
Araweelo News Network. Ukraine(ANN)-Dagaalka Ruushku ka wado guddaha dalka Ukraine, ayaa galay maalintiisii 100-aad, Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ayaa sheegay inuu rajaynayo in saaxiibada reer galbeedka ay u soo diraan hub hor leh si ay u difaacaan dalkiisa. Markii dagaalku billowday,
Maraykanka Iyo Jarmalka Balanqaadyada Hubka Loo Dirayo Ukraine Ee Aan Hirgelin Iyo Sababaha
Araweelo News Network. “Waxaan siin doonaa Giriiga baabuurta dagaalka ee lugta Jarmalka,” Hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz Berlin (ANN)-Hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz, ayaa Khudbad uu u jeediyay Bundestag wuxuu ku sheegay in Jarmalku uu gaadhsiin doono Ukraine gantaalaha nidaamka difaaca hawada
Midawga Yurub Oo Ku Kala Qaybsamay Qaadacaada Saliida Ruushka Iyo Go’aanka Durba Ragaadka Ku Eryay EU
Araweelo News Network. Brussels (ANN)-Hogaamiyayaasha Yurub ayaa ku kala qaybsamay cunaqataynta la doonayo in la saaro ruushka si loo joojiyo shidaalka uu siiyo dalalka Midawga Yurub. Shirka labada maalmood ka socday magaalada Brussels hoggaamiyaasha 27 dawladood ee naadiga Yurub doodo
Ukraine: Zelenskyy Oo Qiray Qabsashada Ruushka Ee Magaalooyinka Muhiimka ah Ee Bariga
Safiirka Ruushka Ee Britain Oo Ka Hadlay Istcimaalka Hubka Nukliyeerka Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ku calaacalay in xaalad adag oo aan la soo koobi karin ay ka taagan tahay dhanka bariga ee dalkiisa, halkaasoo
Ukraine: Millateriga Ruushka Oo Qabsaday Marinada Magaalada Labaad Ee Ugu Weyn Dalka
Cabsi Soo Waahanday Caasimadda Kyiv Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Millateriga Ruushka, ayaa xoojiyay dagaalka saddexda bilood maraya ee ay ka wadaan guddaha dalka Ukraine magaalada labaad ee ugu weyn ee Kharkiv, ayaa hadda u muuqata mid cabsi weyn waajahay. Sidoo
Turkiga Oo Isballaadhinta NATO Ka Dhiidhiyay Finland Iyo Sweden Oo Xaallad Murugsan Galay
“Sweden iyo Finland, ma dareemayno wax wanaagsan oo arrintan ku saabsan ” Erdogan Araweelo News Network. Copenhagen (ANN)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Denmark, Jeppe Kofod, ayaa aaminsan in gaashaanbuurta NATO ay caddayn doonto inay ka midaysan yihiin ku biiritaanka Finland iyo
Madaxweynihii Dalka Imaaraadka Sheikh Khalifa bin Zayed Oo Geeriyooday Iyo Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay
Sheikh Khalifa bin Zayed Kumuu Ahaa? Abu Dhabi (ANN)- Madaxweynihii Dalka Isutagga Imaraadka Carabta, Sheikh Khalifa bin Zayed bin Sultan Al Nahyan ayaa geeriyooday, isagoo 73 jir ah. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ku dhawaaqday baroor diiq rasmi ah iyo in
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jarmalka Oo Booqasho Qarsoodi Ah Ku Tagtay Kyiv
Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalena Baerbock ayaa booqasho aan la sii shaacin oo dhuummasho ah ku tagtay Arbacadii dalka Ukraine. Haweenayda ayaa noqnay diblumaasiga ugu sarreeya Jarmalka ee booqday magaalada Bucha oo u dhow Kyiv,
Vladimir Putin Oo Sababeeyay Duullaanka Ukraine
Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa ku sababeeyay duulaanka ay ciidamadiisu ku qaadeen 24 February 2022, mid khasab ku ahaa dalkiisa oo aannay jirin dariiq kale oo ay ku badbaadayaan. Laxidhiidha: Ruuskha Oo Ku Hanjabay inuu Daqiiqado Ku