Category: Wararka Caalamka
Somaliland Iyo Ethiopia Oo Heshiis Ka Gaadhay Arrimo La Xidhiidha Ganacsiga Labada Dal
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumaddaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Federaalka Ethiopia, ayaa ku heshiisay dhawr qodob kaddib markii wefdi ka socda dawladda Federaalka oo booqasho ku yimi caasimadda Hargeysa kulamo la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo xubno ka mid ah gollihiisa wasiirrada.
Ukraine: Ruushka Oo Loogu Baaqay Inuu Adeegsado Nukliyeerka
Araweelo News Network Moscow(ANN)-Dagaalka qadhaadh ee ka socda dalka Ukraine, ayaa marba marka ka danabysa yeelanyo weji kale, iyadoo xaaladda dagaalku isku beddelayso daqiiqado, sidoo kale dagaalkan ayaa si weyn saamayn dhaqaale, mid siyaasadeed iyo mid amni ugu yeeshay aduunka,
NATO Waxay Aqbashay Finland Iyo Sweden Oo Cabsida Ruushku Joog Iyo Jiifba U Diiday
Turkiga Oo Beddelay Mawqifkii Uu Ku Diidanaa Araweelo News Network. Madrid(ANN)- Hoggaamiyayaasha xulufada ku bahoobay NATO, (North Atlantic Treaty Organization) ayaa ku casuumay dalalka Finland iyo Sweden in ay xubno ka noqdaan Ururka, kaddib markii Turkigu aqbalay qorshaha rabitaankooda ee
Madaxweynaha Maraykanka Oo Guuldaro Kala Hulleelay Shirka Kooxda Dalalka G7
Hoggaamiyayaasha Oo Isku Mariwaayay Xalka Mushkiladaha Uu Sababay Dagaalka Ukraine Araweelo News Network. Berlin (ANN)-Shirarka dalalka ku bahoobay kooxda hore loo odhan jiray markii ruushku ka tirsnaa G8, balse xilligan la baxay G7, isla markaana sheegta in ay yihiin dalalka
Somaliland: Tirooyinka Is Goostay Ee Xuska Gobonimadii Luntay 62 Sannadood Ka Hor
Tirooyinka Xisaabta Ee Taariikhaha Isku Sar Go’an Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa u dabaaldegtay sanad-guuradii 62-aad ee kasoo wareegtay markii u horaysay ee geyiga Soomaalidu degto la saaro calanka xornimada. 62 Sannadood ka hor waxay ahayd xalay oo kale
Ukraine: Duulaanka Ruushka Oo Ka Ilamaysiiyay Xulufada Galbeedka Iyo Duruufaha Ku Xeeran Kulanka G7
“Ruushku Wuxuu Qaaday Weerrar Dhaqaale, Gaasta iyo Hadhuudhka Putin Ma Wuxuu U Qaatay Hubkii, Waa In Aynu Dhexda Xidhanaa” Hoggaamiyaha Jarmalka Araweelo News Network. Berlin (ANN)-Dagaalka Ruushka ee ka dhanka ah Ukrain ayaa maraya meel xaasaasi ah, kaas oo sababay
Moscow: Hanjabaada Ku Waajahan Lithuania Oo Xanibtay Badeecaddaha Tareenada Ruushka
Araweelo News Network. Moscow( ANN)-Maddaxa gollaha ammaanka ee Ruushka ayaa ugu hanjabay Lithuania inay waajahay cawaaqib halis ah, kaddib Talaadadii xannibaadaha ahayd ee lagu soo rogay gaadiidka tareenada ee qaada alaabta Midawga Yurub ( EU-da) ee Ruushku u diro dalalkaa.
Washington: Madaxweyne Biden Lagu Dhaliilay Inuu Dalku Musalafay Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Xaaladda
Warqad Shirkaddaha Waaweyn Madaxweyne Biden U Qoray Oo Xanbaarsan Cannaan Kulul iyo Booqashada U Qorshaysan Ee Sacuudiga Oo Calaamatu Su’aal La Geliyay Araweelo News Network. Washington (ANN)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa lagu dhaleeceeyay inuu yahay anshax ahaan mid dalkiisa
Ukraine: Afar Hoggaamiye Oo Booqasho Qarsoodi Ah Safar Dhulka Ah Ku Galay Kyiv
Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Dagaalka Dalka Ukraine, ayaa weli sii socda, wuxuuna si weyn saamayn uu yeeshay dalalka Yurub iyo dunida kale oo laga dayrinayo cunto-yari uu sababay iyo dhaqaalaha aduunka oo hoos u dhac weyni ku yimi, isla markaana
Qoraagii Weynaa Siciid Jaamac Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. London(ANN)-Allah ha u naxariistee, waxa caawa dalka Uk ku geeriyooday Qoraagii weynaa Siciid Jaamac Xuseen oo ka mid ahaa haldoorka Aqoonyahanka Soomaalida, isla markaana ka mid ahaa tiirarka ugu muhiimsan ilaalinta iyo tayaynta Af-soomaalitga. Qoraa Siciid Jaamac