Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Caalamka

Total 476 Posts

Ukraine: Ruushka Oo Xoojiyay Weerarrada Iyo Gantaalaha Duqaymaha

Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Xukuumadda Ruushka ayaa sii wadda dagaalka saamaynta baahsan ku yeeshay aduunka ee Ukraine, waxayna xoojisay xilligan weerarrada ay ciidamadeedu ku hayaan magaalooyinka dalka Ukraine iyo garaaciista gantaalaha iyo madaafiicda darandooriga ah. Wararkii saacadihii u danbeeyay sida teel

Biden Oo Ku Khasoobay Sacuudiga Iyo Bayaan Kasoo Baxay Dalalka Carabta

Araweelo News Network Jiddah(ANN)-Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman ayaa u sheegay Madaxweynaha Maraykanka Biden in Mareykanka uu sameeyay ‘khaladaad’ isaga oo tilmaamaya Ciraaq iyo Afgaanistaan. Maxamed Bin Salmaan, ayaa hadalkaa jawaab uga dhigay markii madaxweynaha uu ku ceebeeyay

Trump Oo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Ku Tilmaamay Geesi

Araweelo News Network. Washington(ANN)-Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump, ayaa amaanay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, isagoo ku sababeeyay amaantaa sida ay ciidamada ruushku duulaanka ay ku qaadeen dalka Ukraine ugu dhex mushaaxeen. Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump waxa

Britain: Rishi Sunak Oo Kusoo Baxay Tartan Adag Oo Daaqada Ka Saaray Boris Johnson

Araweelo News Network. London(ANN)-Tartanka loogu jiray xilka ra’iisal wasaaraha Britain ayaa noqday mid laysku waajaahay loollan adag, Wasiirkii hore ee maaliyadda Rishi Sunak ayaa ku guuleystay in uu hoggaamiyo  tartanka, isagoo  noqday  ra’iisal wasaaraha xiga ee Britain ee beddelaya Boris

Sri Lanka: Madaxweynihi Dalka Oo Naftiisa La Baxsaday Iyo Xaaladda Oo Qasan

Araweelo News Network. Colombo (ANN)-Madaxweynihii dalka Sri lanka ayaa naftiisa la baxsaday , kaddib markii muddaharaadyo gulgilay dalka ay sababeen in gurigiisa loogu daato, iyadoo dhaaqalaha dalka oo horeba u liitay u dhulka galay, isla markaana gaasta la shito iyo

Vladimir Putin Oo Kusii Jeeda Iran Iyo Biden Oo Ka Degey Israel Xiisadda Siyaasadeed Ee Gobolka

Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha Dalka Maraykanka, Joe Biden, ayaa ka degay Tel Aviv., isagoo kulamo la yeeshay hoggaamiyayaasha Israel. booqashadiisa ayaa ah safarkii ugu horeeyay ee dalka Israel uu ku booqdo tan iyo markii uu ku guulaystay doorashadii Maraykanka ee

Washington: Madaxweyne Biden Oo Kusii Jeeda Bariga Dhexe Meel Marinta Qorshaha Ciidamo Difaac Oo Sacuudiga Iyo Israel Yeeshaan

Araweelo News Network. Washington (ANN)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa safar ugu baxaya maalinta Arbacada dalalka Khaliijka, waxayna la xidhiidha booqashadiisu kaddib markii lagu dhaleeceeyay inuu yahay anshax ahaan mid dalkiisa u horseeday inuu musalafo, iyadoo dhaleecayntaa sabab looga dhigay

Ruushka Oo Joojiyay Gaasta Jarmalka Iyo Walaaca Dalalka Galbeedka

Araweelo News Network Moscow(ANN)-Ruushka, ayaa ka dhabeeyay in uu hakiyo shidaalka uu siiyo Jarmalka, iyadoo Shirkadda gaasta ee Ruushka ee lagu magcaabo Gazprom ay joojisay dhuumaha gaaska dabiiciga ah ee ugu weyn ee u socda Jarmalka. Laxidhiidha: Moscow: Dhuummaha #Shidaalka

Moscow: Dhuummaha Shidaalka Ee Yurub Oo Ruushku Xidhanayo Saacaddaha Soo Socda

Vladimir Puntin Oo Hadlay xaaladda Iyo Dalalka Yurub Oo Waajahaya Masiibo Araweelo News Network Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa dalalka reer galbeedka uga digay in weerarka uu dalkiisa ku hayo Ukraine oo sida uu sheegay si dirqi ah ku bilowday

Shinzo Abe Ra’iisal Wasarihii Japan Oo Toogasho Lagu Dilay

Araweelo News Network. Tokyo (ANN)-Ra’iisal wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe 67 jir ahaa, ayaa u geeriyooday toogasho lala  beegsaday, xilli uu khudbad ka jeedinayay Jimcihii maanta Magaaladda Nara ee dalka Japan. Abe, ayaa loola cararay cusbitaalka, waxaana laysku deyay