Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Caalamka

Total 476 Posts

Kenya: Odinga Iyo Ruto Oo Looga Yeedhay Kaniisada Iyo Cabsida Ku Xeeran Natiijada Doorashada

Su’aalaha Aanay Jaaabta U Hayn Kenyaanku Ee Werwerka Sii Kordhinaya Araweelo News Network. Nairobi (ANN)-Loolanka adag doorashada Salaasadii ka dhacaday dalka Kenya ayaa noqotay mid natiijadeedu weli laalan tahay, iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo saamaynta natiiijooyinka isku dhow

Kenya Natiijadda Hordhaca Ah Ee Loolanka Doorashooyinka Cabsidu Hadhaysay

Araweelo News Network. Nairobi(ANN)-Shacabka Kenya ayaa Arbacadii sugayay natiijada doorashada madaxtinimo ee dalka kaddib markii ay si nabad ah u dhacday, marka laga reebo meelaha qaar rabshado ka dhacay iyo weliba wax isadaba marin laga soo sheegay. Tirooyinka ilaa hadda

Kenya: Hordhaca Doorashooyinka Loolaanka Adag Ee Odinga Iyo Ruto

Araweelo News Network. Nairobi(ANN)- Doorashooyinka Dalka Kenya ayaa loo dareeray saaka, iyadoo uu jiro loolan adag oo u dhexeeya Raila Odinga oo ah 77-sano jir, siyaasiga rug cadaaga ah oo markii saddexaad u tartamaya doorashada madaxtinimo ee Salaasada, August 9,

FBI Oo Xoog Ku Gashay Guriga Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka Donald Trump

Araweelo News Network. Florida(ANN)- Ciidamada FBI-da ee Maraykanka, ayaa baadhitaan xoog loo adeegsaday ku sameeyay guriga Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ee ku yaal deegaanka Mar-a-logo oo ah goob dalxiis oo ku taal Plam Beach oo ka tirsan xeebta

Gerhard Schroder, Siyaasi Jarmal Ah Oo Ka Tilmaamay Sababaha Mushkilada Dagaalka Ukraine iyo Ruushka

“Gerhard Schroder, wuxuu u arkaa qodobada aasaasiga ah ee iskahorimaadka u dhexeeya Ukraine iyo Ruushka” Araweelo News Network. Schroder ayaa marar hore ku tilmaamay dagaalka mid khalad ah, oo Ruushku geystay “Mawduuca xubinnimada NATO ee Ukraine, waxay Angela Merkel iyo

Israel: Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymaha Qudus, Jawaabta Maraykanka Iyo Dalalka Carabta

Araweelo News Network. Qasa (ANN)-Diyaaradaha Dagaalka ee Israel, ayaa wada duqaynta ay ka wadaan Qasa, iyagoo ugaadhsanaya shacbiga reer Falastiin  Duqeynta Israel ayaa dilay ugu yaraan 24 qof oo ka mid ah ka tirsnaa xarkaha Jihaad ee Qaza, sidoo kale

Millateriga Shiinaha Ku Hareereysan Jasiiradda Taiwan

Hawlgalka Oo Saamayn Ku Yeeshay 18 Marin Oo Caalami Ah Araweelo News Network. Taipei(ANN)- Millateriga Dalka Shiinaha, ayaa sii wada dhoolatuska cabsida abuuray ee ay ku hareereeyeen Jasiiadda Taiwan, taas oo ay sababtay cadho ay Shiinuhu ka qaadeen booqashadii Salaasadii

Moscow: Hoggaamiye Jarmal Oo Booqasho Qarsoodi Ah Ku Tegey Xilli Labada Dal Fiintu Dhexmiranay

Muxuuse Kala Kulmay Vladimir Putin? Araweelo News Network. Berlin (ANN)-Hogaamiyihii hore ee Jarmalka Gerhard Schroder ayaa si qarsoodi ah u tegey Moscow, isagoo kulan la yeeshay Madaxweynaha Ruushka oo ay saaxiibo dhow yihiin, isla markaana ka mid ah siyaasiyiin fara

Booqashada Haweenayda Afhayeenka Maraykanka Ee Taiwan Oo Dunida Xiisad Dagaal Qarka U Saartay

Araweelo News Network. Washington(ANN)-Afhayeenka Aqalka Kongareska  Maraykanka Nancy Pelosi ayaa Salaasadii ka degtay dalka Taiwan booqasho aan la shaacin oo si weyn dunida u gelisay cabsi, kaddib markii Shiinahu ka digay in talaabadaasi keenayso cawaaqib xumo. Nancy Pelosi ayaa noqotay

Hoggaamiyihii Al-Qaida Oo Maraykanku Sheegay In Lagu Khaarajiyay Afgaanistaan

Araweelo News Network. Washington(ANN)-Maraykanka ayaa sheegay in ay dileen Hoggaamiyihii Ururka Al-Qaeda Ayman Al-Zawahri kadib weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen dalka Afganistaa. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden waxa uu qorsheynayaa in uu jeediyo khudbad ku saabsan hawlgalka lagu