Category: Wararka Caalamka
Ukraine: Ahmiyada Weyn Ee Gobolka Kherson Oo Dagaal Aan Waxba Laysula Hadhin Ka Socdo
Muxuu Gobolka Kherson U Noqday Xuddunta Dagaalka Toddobaadyo? Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Dagaal culus, ayaa ka socda toddobaadyadii u danbeeyay dhammaan dhulka ee Koonfurta Ukraine, gaar ahaan gobolka ahmiyada weyn ee Istiraatiijiyadeed leh ee Kherson oo ay hore u qabsadeen
Yemen: Xuutiyiinta Oo Weerar Ku Qaaday Magaalada Tiaz Ee Hore Loo Go’doomiyay
Araweelo News Network. Taiz(ANN)-Dagaalka Yemen ee socday toddobada sannadood, ayaa sababay in maleeshiyaadka Xuuthiyiintu weerar xoogan ku qaadaan deegaanka Al-Dhabab ee dhanka galbeed kaga beegan magaalada Tai zoo go’doon ku jirtay muddo toddoba sannadood ah. Dagaalka oo bllaabmay shalay maqribkii,
Taiwan: Maraakiibta Dagaalka Ee Maraykanka Oo Dhaqaaq Hanjabaad Ah U Muujiyay Shiinaha Iyo Japan Oo Kulaalay Biyaha Jasiirada
Araweelo News Network. Washington(ANN)- Laba markab oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Maraykanka ayaa socod dhoolatus ah ku maray marinka Taiwan oo xiisad weyni ka taaganayd toddobaadyadii u danbeeyay. Waa safarkii ugu horeeyay tan iyo markii Shiinuhu uu dhoolatuskii Millateri
Ukraine : Xarunta Nukliyeerka Zaporizhzhia Ee Ruushku Qabsaday Oo Cabsi Ku Haysa Aduunka Iyo Qorshaha Qaramada Midoobay Oo Fashilmay
Ruushka Oo Burburinaya Kaydka Warshad Gaaska Dabiiciga Ah Oo Ku Taal Xadka Finland Iyo Cimilada Oo Kulayl Isu Bedeshay Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Ruushka, ayaa ganafka ku dhuftay qorshe ay qaramada Midoobay Hay’adda u qaabilsan tamarta Nukliyeerka (The UN Atomic Energy
Ukraine: Khabiir U Dhashay Britain Oo Sheegay In Ruushku Qarniyo Baddan Sii Wadikaro Dagaalka
“Dagaalka Ukraine waxa uu millatariga Ruushka u ahaa khibrad soo jiidasho leh, Wuxuuna…” Professor Michael Clarke oo ka faallooda Arrimaha Difaaca Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Millateriga Ruushka ayaa sii xoojiyay weerarrada ay ku hayaan Ukraine, iyadoo wararka ka imaanaya Ukraine sheegayaan
Raila Odinga Oo Sheegay In Kooxo musuqmaasuqi Doonayaan In Ay Gacanta Ku Dhigaan Dawladda Kenya
Araweelo News Network. Nairobi(ANN)-Raila Odinga oo lagaga adkaaday tartankii doorashada Madaxweyneha ee Kenya, ayaa Maxkaamdda Sarre u gudbiyay dacwad la xidhiidha natiijada doorashadii dhacday Kenya August 9, 2022. Murrashaxa laga guulaystay ayaan weli aqbalin natiijada doorashada, wuxuuna maanta ka dhawaajiyay
Ukraine: Antonio Guterres Oo Laga Dalbaday Inuu Xaqiijiyo Ammaanka Xarunta Tamarta Nukliyeerka Ee Zaporizhzhia Oo Ruushka Qabsaday
Araweelo News Network. Erdogan iyo Antonio Guterres Oo Ah Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Waxay La Kulmeen Volodymyr Zelenskyy Kyiv(ANN)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa la kulmay Madaxweynaha dalka dagaalku naafeeyay ee
Nairobi: Guddoomiyaha IEBC Kenya Oo Shaaciyay Qorshayaal Lagu Shirqoolayay Guusha William Ruto
Araweelo News Network. Nairobi(ANN)- Guddoomiyaha guddida madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduuddaha Kenya ee IEBC Mr. Wafula W. Chebukati ayaa ku dooday in Afarta xubnood ee Kommishanka doorashooyinka ee qaadacay natiijida uu ku dhawaaqay Isniintii ay doonayeen in dib loogu
Kenya: Odinga Oo Ka Hadlay Doorashada Lagaga Adkaaday
Araweelo News Network. Nairobi(ANN)- Raila Odinga oo laga guulaystay doorashada Kenya ayaa ka hadlay natiijada lagu dhawaaqay Isniintii, kaddib markii guddida doorashooyinku shaaciyeen in ninka sida weyn tartanku u dhexmaray Willian Ruto ku guulaystay natiijada doorashada madaxtinimo. Murrashaxa rug-cadaaga ah
Ukraine: Qaraxyo Ka Dhacay Saldhigyada Millateriga Ruushka Ee Belarus Iyo Crimea
Araweelo News Network. Kyiv)ANN)- Qaraxyo waaweyn ayaa ka dhacay Saldhiyo Ciidan oo Ruushku ku leeyahay Dalka Belarus ee saldhiga u ah duulaanka ku waajahanaa dhawrkii bilood ee u danbeeyay Ukraine iyo gobolka Jasiirada Badda Madaw ee Crimea oo Ruushku la