Category: Wararka Caalamka
Britain: Doorshada Uu Ku Guulaystay Markii U Horaysay Ra’iisal Wasaare Qoys Yuhuud Ah
Guriga 10 Downing St. Ee Ra’iisal wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hoy u noqon doona qoys Yuhuud Ah #Araweelo News Network: London (ANN)- Ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, Keir Starmer, ayaa taageeray Israel wuxuuna wacad ku maray inuu la
Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Maraykanka Oo Sharaxay Qaabka Ay Ciidamada Israel Ugu Jabeen Dagaalka Qaza Iyo In Aannay Awoodin Dagaalka Hisbullah
“Netanyahu Wuu Ka Baqay Dagaalka Hisbullah“Larry Johnson, Taliyihii hore ee CIA Askarta Israel waxa ku dhacay wixii ku dhacay Dagaalkii Labaad Ciidamadiii Jarmalka, Xasuuqii, Haweenka iyo Caruurta waxay u geysatay dhaawac maskaxeed oo aad u weyn waxayna ka dhigtay kuwo
Markabka Xuutiyiintu Garaaceen Ee Xanbaara Diyaarayaddaha Iyo Nukliyeerka USS Dwight D. Eisenhower Xaggee Ku Danbeeyay
“Hoggaamiyayaasha ciidamada Badda ayaa ka walwalsan badmaaxiinta, oo dhab ahaantii aan awoodin inay arkaan gantaalada soo socda ee Xuutiyiinta ee ay ridayaan ilbidhiqsiyo” “Waxaan si joogto ah u xasuusinaynaa Wasaaradda Difaaca inaan u baahan doono inaan qaadano nasasho iyo badmaaxiinta
Xizbullah Oo Xoojisay Weerarada Gantaalaha Iyo Diyaaraddaha Ee Asqeeyay Difaaca Israel Iyo Saraal Sare Oo La Dilay
#Araweelo_News_Nerwork. Beirut, Lubanan (ANN)-Dagaalyahanka Millateriga Xizbullah ee ka dagaalanta dalka Lubnaan ayaa gantaalo xidhiidh ah ku cashariyay Waqooyiga Isarel Arbacadii, iyadoo ay Xukuumadda Yuhuudu dhankeeda qirtay duqaymaha Gantaalaha Xizbullah. In kasta oo Dagaalyahanka Xizbullah si xidhiidh ah oo maalinle ah
Washington: Socdaalka Antony Blinken Ee Bariga Dhexe Iyo Dublamaasiyada Maraykanka Oo Ku Dawakhday Dagaalka Qaza
#Araweelo_News_Nerwork. Cario (ANN)-Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa socdaalkiisii ugu dambeeyay ee gobolka ku tagay bariga dhexe, isagoo sheegay in uu diiradda ku saari doono hindisaha xabad joojinta Qaza ee Washington iyo mustaqbalka dhulka falastiiniyiinta dagaalka kadib.
Iran: Hoggaamiyaha Ugu Neceb Maraykanka Iyo Israel Oo Tartanka Doorashada Tehran Safka Hore Ka Galay
#Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)- Dalka Iran waxa ka bilaabmay loollanka la doonayo in loogu tartamayo jagada Madaxweynaha ee bannaanaatay, kaddib markii uu shil diyaaradeed ku dhintay Madaxweynihii hore Ebrahim Raisi 19 May 2024, taas oo ku bur-burtay buuraleyda u dhow xuduudka
Sawiro Laga Qaaday Markabka Nukliyeerka Ee USS Dwight D. Eisenhower Ee Xuutiyiintu Gantaalaha La Beegsadeen
Sheekadda Markabka Nukliyeerka Ee USS Dwight D. Eisenhower Ee Xuutiyiintu Gantaalaha La Beegsadeen Oo Qabsatay Warbaahinta #Araweelo_News_Network. Beijing (ANN)-Sawirro dayax-gacmeed uu leeyahay China, oo ku taariikhaysnaa 4 Juun 2024, ayaa shaaca ka qaaday in Markabka labaad ee ugu da’ada weyn
Iran Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigtay Hindisaha Maraykanka Ee Xabbad Joojinta Dagaalka Qaza
#Araweelo_News_Nerwork. Tehran(ANN)- Xukuumadda Kacaanka Islaamiga ah ee Iran, ayaa ganafka ku dhufatay qorshaha Madaxweyne Biden ee ah in Xamaas shuruud la’aan ku aqbasho heshiiska uu soo bandhigay hiidihiisa ee Isael iyo Xamaas . Madaxweyne Biden oo lsi badheedh ah ula
Madaxweynaha Masar Oo Ku Jira Laba Daran Mid Dooro Iyo Cabsida Kacdoon Galaafta Hoggaamiyayaasha Dalalka Carabta
Israel Oo Si Badheedh Ah U Jebisay Heshiiska Muddada Dheer Ee Masar > Duulaanka Rafax Oo Galaaftay Askari Masri Ah ku akhri wax ka yar 1min. #Araweelo_News_Nerwork. Cario (ANN)- Madaxweynaha Dalka Masar Abdel Fattah Al Sisi , ayaa lagu khasbay
Xuutiyiinta Oo Weeraray Maraakiib Xamuul Ah Iyo Kuwa Wax Burburiya Ee Maraykanka Oo Ku Hubaysan Gantaalo
Xuutiyiinta Oo Beegsiga Maraakiibta Ee weerarradoodu Gaadheen Badda Mediterranean. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 2min #Araweelo_News_Network. Yemen, Sana’a (ANN)-Taliska Ciidamada Maraykanka (CENTCOM) ayaa sheegay innay si guul ah u burburiyeen mid ka