Category: Wararka Caalamka
Ukraine: Ruushka Oo Gantaalo Ku Asqeeyay Magaalooyinka Ukraine
Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Ruushka, ayaa weerraro dhinaca cirka ah iyo gantaalo ku garaacay dhawr magaalo oo ay ku jirto caasimadda Ukraine ee Kyiv. Weerarada kala duwan ayaa lagu bartilmaameedsaday magaalooyinka Ukraine oo dhan Isniintii maanta. Laxidhiidha: Buunadada Ruushka Ku Xidha
Moscow: Buunadada Ruushka Ku Xidha Crimea Oo La Gooyay
Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Xukuumadda Dalka Ruushka, ayaa xaqiijisay in dab ka kacay Biriishka weyn ee isku xidha Moscow iyo Jasiiradda Crimea ee Badda Madaw, waxayna saraakiisha Ruushku sheegeen in dabka uu sababay qarax gaadhi xamuul ah. Biriishkaxidhiidhiya Ruushka iyo Crimea,
Britain: Qalalaase Dhaqaale Oo Hadheeyay Iyo Mudaharaadyo Gilgilay Magaalooyinka
Qalalaasaha ayaa ku qasbay Bangiga England inuu sameeyo faragelin degdeg ah. Araweelo News Network. London(ANN)-Kumanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay London iyo magaalooyinka kale ee dalka Britain, iyadoo xukuumadda ay waajahayso dhaqaale xumo uu sababay dagaalka Ukraine, waxaana
Moscow: Ruushka Oo Dhuummaha Shidaalka Ee Yurub Gooyay
Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Dalalka Galbeedka ayaa xaalad qas iyo werwer galay, iyadoo qiimaha gaastu si weyn ugu sii kordhay, taas oo ka dhigan masiibo uu sabab u noqday dagaalka Ukraine. Ruushka, ayaa hore u sheegay inuu jarayo gaasta dhuummaha u
Jarmalka Oo Fulin Waayay Hubka Cusub Ee U Balanqaaday Ukraine
Araweelo News Network. Berlin (ANN)-Wasiirka Difaaca Jarmalka Christine Lambrecht ayaa ku dhawaaqday Khamiista in Jarmalku uu u soo diri doono Ukraine laba gantaal MARS II, in ka baddan iyo sidoo kale 50 gawaadhida gaashaaman ah. Sidoo kale, Jarmalku wuxuu soo
Moscow: Dagaalka Oo Sii Xoogaystay Iyo Qaramada Midoobay Oo Bidhaamisay Calaamad Yar
Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Dagaalka Ukraine ayaa sii xoogaysanaya, waxaase jirta xoogay rajo ah oo ay Ukraine iyo Moscow ka muujiyeen inay danaynayaan sidii loo samayn lahaa aag ammaan ah oo ku wareegsan warshadda Nukliyeerka ee ugu weyn Yurub oo
Macaluusha Iyo Abaaraha Kusoo Waajahan Yurub Iyo Maraykan
Araweelo News Network. Brussels (ANN)-Dalalka Yurub iyo Maraykan, ayaa waajahaya dhibaatooyin macaluul ah, iyadoo laga cabsiqabo Abaaro kusoo waajahan iyo Biyo la’aan. Xilligan inta baddan dalalka Qaarada Yurub waxaa la soo deristay mowjado kulayl oo soo noqnoqday toddobaadyadii la soo
Britain: Queen Elizabeth II Oo Geeriyootay
Araweelo News Network, Queen Elizabeth II Oo Geeriyootay Balmoral , Scotland(AAN)-Boqoradii dalka Ingiriiska Queen Elizabeth II, ayaa ku geeriyootay magaalada Balmoral ee Scotland, iyadoo ay da’deedu ahayd 96 jir, waxayna geeriyootay, kadib markii ay xukunka haysay 70 sannadood. Qoyskeeda ayaa
Vladimir Putin Oo Aan Ka Qaygelayn Aaska Mikhail Gorbachev, Hoggaamiyihii Ugu Danbeeyay Midawgii Soofiyeetka
Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Vladimir Putin ayaan ka qeybgali doonin aaska Mikhail Gorbachev, hogaamiyihii ugu dambeeyay ee Midowga Soofiyeeti oo geeriyooday Salaasadii 30 August 2022, sida uu xaqiijiyay war kasoo baxay aqalka Kremlin-ka. Afhayeenka Dmitry Peskov ayaa sheegay in “Jadwalka shaqo