Category: Wararka Caalamka
Moscow: Ruushka Oo Dhaqaajiyay Markabka Admiral Gorshkov Oo Ku Hubaysan Nidaamka Gantaalaha Khatarta Ah Ee Zircon
Araweelo News Network. Moscow (ANN)-Ruushka, ayaa dhaqaajiyay Markab xanbaarsan khatar weyn oo gantaalo ah, isla markaana ku gaashaaman hub casri ah oo cabida dagaalka Ukriane ee aduunka sii kordhiyay. Madaxweyne Vladimir Putin ayaa arbacadii amray dhaqaajinta Markabka Admiral Gorshkov,
Taipei : Dabaaldega Rashka sannadkan 2023, Ee Taiwan Oo Ay Ku Baxday $50 Milyan Iyo Cabsida Kulaalay
Henry Kissinger Oo Ka Digay Madaxweyne Biden In Aduunku Kusii Siqayo Dheellitir La’aan Halis Ah Araweelo News Network. Taipei (ANN)- Xiisadda ka aloosan Taipei iyo Shiinaha oo Maraykanku lugta kula jiro, ayaa sii kordhay, waxaana laga casi qabaa in
Ukraine: Gantaalaha Ruushka Oo Sida Roobka Ugu Socda, Kumanaan Xuduudaha Ka Taalabay Iyo Xiisadda Kosvo
Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Gantaalaha Ruushka ayaa sida roobka ugu socda Magaalooyin dhowr ah oo ku yaala dalka Ukrain iyo kumanaan dad ah ay ka talaabayaan xuduudaha si ay nafahooda ula cararaan. Gantaalaha ayaa si weyn loogu garaacay gantaalada Magaalada
Afgenbi Loo Qorsheeyay Dawladda Jarmalka Iyo Sarkaal Sirdoonka Dibedda Ah Oo Sir U Gudbiyay Ruushka
Araweelo News Network. Afgenbi Loo Qorsheeyay Dawladda Jarmalka Iyo Sarkaal Sirdoonka Dibedda Ah Oo Sir U Gudbiyay Ruushka Munich (ANN)-Dawladda Jarmalka, ayaa xabsiga u taxaabtay Sarkaal sare oo tirsan Hay’adda sirdoonka dalka Jarmalka ee BND, kaddib markii lagu eedeeyay
Ukraine: Madaxweyne Zelenskyy Oo Ku Baaqay Nabad Iyo Ruushka Oo Duqaymihii Ugu Badnaa La Beegsaday
Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Ruushka ayaa riday in ka badan 70 gantaal Jimcihii, kuwaas oo lala beegsaday kaabayaasha Biyaha iyo korantada ee Ukraine, taas oo keentay dib u dhiska dalka oo dhan oo jaray kulaylka. Duulaanka duqaymaha, ayaa ka
Fadeexado Musuqmaasuq Oo Hadheeyay Baarlamaanka Yurub Ayaa Galaaftay Haweenay Guddoonka Ka Mid Ahayd
Araweelo News Network. Brussels (ANN)-Aqlabiyadda xubnaha Baarlamaanka Yurub ayaa u codeeyay in Haweenayda Eva Kaili laga xayuubiyo jagadii Guddoomiye ku xigeenka ee ururka Salaadadii. Mooshinka lagu soo afjarayo xilkeeda oo la horgeeyay Baarlamaanka waxaa taageeray 625 mudane, halka uu diiday
Sacuudiga Iyo Shiinaha Oo Heshiisyo Waaweyn Oo Ka Cadhaysiiyay Maraykanka Kala Saxeexday
Araweelo News Network. Riyadh(ANN)-Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa magaalada Riyaad kula kulmay dhaxalsugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan Jimcaha waa markii saddexaad Booqashadii ugu horreysay ee Xi uu ku tago Sacuudi Carabiya lix sano gudahood, waana safarkii saddexaad ee uu dibadda
Maraykanka Oo Qaraxii Ugu Weynaa Si Qarsoodi Ah U Fuliyay Xilli Madaxweynaha Faransiisku Booqday Washington
Araweelo News Network. Washington (ANN)-Maraykanka ayaa soo bandhigay qaraxii ugu dambeeyay, kaas oo si qarsoodi ah oo ka dhacay xaflad ka dhacday California. Qaraxa, ayaa la sheegay inuu yahay nooca hubka wax gumaada ee B-21 Raider, kaas oo
New York: Dilaa $ 170,000 Mushahar Ah Lagu Siinayo Xasuuq Oo La Raadinayo
Maayarka New York Mr. Eric Adams Oo Ka Hadlay Shaqada Iyo Baahida Loo Qabto Araweelo News Network. New York (ANN)-Magaalada New York waxaa ka socda baadi goob loogu jiro nin gacan ku dhiigle ah oo dabar goynaya jiirka magaalada.
Paris: Ujeeddada Booqashada Madaxweynaha Faransiiska Ee Washingtion Iyo Dagaalka Ukraine
Araweelo News Network. Washington (ANN)-Madaxwerynaha dalka Faransiiska Emanuel Macron ayaa booqday dalka Maraykanka Arbacadii toddobaadkan. Madaxweyne Emmanuel Macron ee Faransiiska ayaa Washington ka helay matiqaad, waa booqashadii ugu horreysay ee hoggaamiye ajnabi ah tan iyo markii uu xafiiska la