Category: Wararka Caalamka
Belarus: Hoggaamiyaha Mucaaradka Oo Ka Hadhashay Ujeeddada Ciidamada Ruushka Ee Misk
#Araweelo News Network. Misk City (ANN)- Hoggaamiyaha mucaaradka Belarus, Sviatlana Tsikhanouskaya, ayaa shaki ka muujisay in Askar ka socota Belarus ay ku biiri doonaan ciidamada Ruushka ee ku sugan Ukraine. Hase yeeshee, Haweenaydan Sviatlana, ayaa sheegtay in joogitaanka Ciidamada Ruushka
Ukraine: Wasiirkii Arrimaha Guddaha Iyo Saraakiil Kale Oo Ku Dhintay Burbur Diyaaradeed
Burburka Diyaaradda Waxa Ku Dhintay 18 Qof Oo Masuuliyiin, Saraakiil Sare Iyo Caruur Ah #Araweelo News Network. Wasiirkii Arrimaha Guddaha Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ku Dhintay Burbur Diyaaradeed Kyiv (ANN)-Wasiirkii Arrimaha guddaha ee Ukraine, Denys Monastyrskyy, iyo ku xigeenkiisa,
Ukraine: Dagaalka Oo Galaaftay Wasiirkii Difaaca #Jarmalka, Wasiirka Cusub Ee Loo Magcaabay Xilka Iyo Dhibaatooyinka Siyaasadeed Ee Hadheeyay Xukuumadda
Maxaa Hortaagan Taangiyadda Dagaalka Ee Jarmalku Ukraine Ugu Balanqaaday,? Faddeexad Sababtay Iscasilaada haweenaydii Wasirika Difaaca ee Jarmalka Christine Lambrecht #Araweelo News Network. Berlin (ANN)-Wasiirkii Difaaca ee Jarmalka Christine Lambrecht, ayaa xilka ka degtay, taas oo ka dhalatay hubanti la’aan ka
Hoggaamiyihii Maafiyada Talyaaniga Ugu Halista Badnaa Oo Baxsad Ku Jiray Isaga Iyo Aabihii Sodon Sannadood Oo La Qabtay
Matteo Messina Denaro, Doorkiisa Lala Xidhiidhiyay Hawlgalada Iyo Qoyskooda #Araweelo News Network. Rome (ANN)-Dawladda Talyaaniga, ayaa si lama filaan ah gacanta ugu dhigtay Madaxa Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro oo sodonkii sanadood ee u danbeeyay baadidoonkiisa lagu jiray. Hoggaamiyaha
Ukraine: Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymaha Ruushku Ku Ciqaabayo Iyo Cabsida Dhoolatuska Millateri Ee Belarus
#Araweelo News Network. Minsk (ANN)-Belarus iyo Ruushka ayaa si wadajir ah u samayn doona dhoolatus Millateri maalinta Isniinta, taasoo si weyn u cabsi gelisay Ukraine oo ka werwersan, isla markaana ka baqaysa inay horseedi karto xaalad sii kordhisa duulaanka. Laxidhiidha:
Ukraine: Gen. Valery Gerasimov, Hoggaamiye Millateri Oo Ruuskhu U Magcaabay Dagaalka
Maxaa Laga Ogyahay Generaalka Aamusan Ee Muddo Tobban Sanno Ahaa Taliyaha Guud Ee Ciidamada Ruushka? #Araweelo News Network. Moscow (ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Gen. Valery Gerasimov u magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada Ruushka ee ku sugan dalka Ukraine, kaas
Ukraine: Booqashada Wasiirka Jarmalka Oo Uga Dartay Xaaladda
#Araweelo News Network . Kharkiv (ANN)-Ruushka ayaa ka cadhooday Haweenayda Wasiirka Arrimaha dibadda ee Jarmalka, Annalena Baerbock oo Salaasadii booqasho aan hore loo shaacin ku tagtay Magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine ee Kharkiv oo ku taal bariga dalka, isla
Tehran: Xukuumadda Iran Oo Dil Ku Xukuntay Saddex Qof Oo Muwaadiniin Ah
#Araweelo News Network Tehran (ANN)- Xukuumadda Dalka Iran ayaa ku xukuntay dil deldelaad ah Javad Rouhi oo lagu eeddeeyay inuu ahaa ninkii ka danbeeyay kacdoono rabshada watay oo dalka ka dhacay September dabayaaqadii 2022. Xukunka dilka ahaa ee ugu dambeeyay
Ukraine: Maraykanka Iyo Jarmalka Oo Ku Heshiiyay inay Ku Biiraan Faransiiska Oo Taangiyada Dagaalka ee U Diraya Kyiv
#Araweelo News Network Kyiv(ANN)-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky oo dalkiisu la daalaadhacayo dagaalka sannadka kusii socda iyo burburka Magaalooyinka ee sabbaay dhibaatooyinka aan laga soo waaqsan, ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu Maraykanku ku siinayo Ukraine baabuurta dagaalka ee hubaysan markii
Washington: Guuldarada Kongaresska Maraykanka Iyo Xiisadda Loollanka Afhayeenka
Xubin Kongaresska Oo Soo Jeediyay In Trump Loo Doorto Afhayeenka Markii Uu Guuldaraystay Saaxiibkii #Araweelo News Network. Washington(ANN)-Xisbiga Jamhuuriga, ayaa awoodi waayay inuu ku guulaysto doorashada Afhayeenka Aqalka Kongarreska ee Xubnaha cusub ee loo doortay golaha Kongresska