Category: Wararka Caalamka
Hoggaamiyaasha Millateri Ee Suudaan Oo Gaadhay Heshiis Aan Laysku Hayn Karin
#Araweelo_News_Network. Jiddah(ANN)-Hoggaamiyayaasha MIllateri ee ku dagaalamayay dalka Suudaan, ayaa kala saxeexday heshiis xabad joojin ah, kaddib xukuumadda dalka Boqortooyadda Sucuudiga oo labada dhinac martri gelisay kulan ka dhacay Khamiistii Jiddah. Maraykanka, Britain iyo quwaddaha reer galbeedka, ayaa maalmihii
#Laascaanood: Dagaal Laysku #MIrray
#Laascaanood: Dagaal Laysku MIrray #Araweelo_News_Network Laascaanood(ANN)-Dagaal Culus ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood, kaas oo caawa ka bilaabmay dhawr aag oo kala duwan. Malayshiyadda Huwanta ayaa ilaa saddex jiho kasoo weeraray ciidanka Qaranka Somaliland xilli ku beegan caweyskii danbe. Xoggo Saraakiisha
Ruushka Oo Ciidamo Hor Leh Geeyay Magaaalad Bakhmut Ee Noqotay Alleppo
Maxay Wadaagaan Bakhmut Iyo Alleppo (Syria iyo Ukraine)? #Araweelo_News_Network. Bakhmut (ANN)- Ciidamadda Ruushka ayaa caawa mar kale duqeeyay magaalada Bakhmut ee dalka Ukraine, iyadoo muddo toddoba bilood ah dagaal ba’an oo lagu hoobtay iyo duqaymo ka socdeen. Cutubyo ka
#Berbera: Dhalinyaro Ciyaartooy Ah Oo Baddu Liqday
#Araweelo_News_Network. Berbera(ANN)-Koox Dhalinyaro Ciyaartooy ah oo kasoo laabtay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa safarkoodu murrugo sababay, kaddib markii socdaalkooda ay doonayeen inay ku laabtaan Magalada Gebiley oo ay ka safreen ka hakadeen Magaalada Berbera. Dhalinyaradda ayaa ku leexday
Ruushka Oo Samaynaya Ciidamo Gaar Ah Oo Caalami Ah
Boqolaal Kun Oo Reer Ukraine Ah Oo Loogu Baaqay Inay Dagaalamaan #Araweelo_News_network. Moscow(ANN)-Wararka ka imanaya Ruushka ayaa sheegaya in Gazprom iyo shirkado kale oo Ruush ah ay sameynayaan ciidan u gaar ah, kuwaas oo xilliganba qaarkood la hawlgeliyay.
William Ruto Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasuuq Ka Dhacay Kaniisaddo Ku Yaal Kenya
Baadariyo Xasuuqay Dadkii Kaniisadda Ku Xidhnaa #Araweelo_News_Network. Nairobi (ANN)-Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto ayaa ballan qaaday in tallaabo degdeg ah laga qaadi doono kuwii ka danbeeyay dhacdo naxdin baddan oo xasuuq loogu geystay dad shacab ah, kuwaas oo laga helay
Khartoum: Dagaalka Oo Dib U Bilaabmay Iyo Muwaadiniin Maraykan Ah Oo Lagu Dilay
Boqolaal Maraykan Ah Oo La Mariyay Safar Dheer Dhulka Ah Oo Diyaaraddo Gelbinayaan Iyo Dhaleecayn Ka Dhalatay #Araweelo_News_Network. Khartoum(ANN)- Dagaalka Suudaan, ayaa dib u bilaabmay, kaddib 72 saacadood oo xabad joojin aan caga badan ku taagnayn oo ay beesha
Miisaaniyaddaha Dhanka Millateriga Oo Korodhkii Ugu Badnaa Lagu Sameeyay Soddon Sannadood
#Araweelo_News_Network. Stockholm (ANN)- Dunnida waxa si weyn u saameeyay dhaqaalaha iyo amniga dagaalka Ukraine oo ay ku hirdamayaaan xulufadda NATO ee Maraykanku hoggaamiyo oo taageeya Ukarine iyo Ruushka dedaal ugu jira inuu soo celiyo xullufadii dhigeeda ahayd ee Warsaw
Britain Oo Duulimaadkii U Horeeyay Muwaadiniinteeda Kala Baxday Khartoum
#Araweelo_News Network Khartoum(ANN)-Duulimaadkii ugu horeeyay ee muwaadiniin British ah, ayaa laga daadgureeyay dalka Sudan, kuwaas oo laga dejiyay Qubrus. Ilaa hadda waxa duulimaadka ugu horeeya lagu qaaday 39 qof, iyadoo wararka sheegayaan in weli agaalo ba’an ay ka socdaan
Koonfur Afrika Oo Ka Baxday Maxkamadda Caalamiga Ah Ee ICC Markii Ay Dalbatay In La Xidho Madaxweynaha Ruushka
#Araweelo_News_Network. Pretoria (ANN)-Koonfur Afrika, ayaa sheegtay inay ka baxday ka mid ahaanshaha Maxkamadda Caalamiga ah ee denbiyadda Dagaalka ee loo soo gaabiyo ICC. Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa Salaasadii si cad u sheegay in xisbigiisa talada haya