Category: Wararka Caalamka
Ruushka Oo Xidhay Qunsuliyadda #Sweden Kana Caydhiyay Dalkiisa #Dublumaasiyiinta Iyo Xiisadda Uu Sababay Dagaalku
#Araweelo_News_Network. Moscow(ANN)-Ruushka, ayaa qaaday tallaabooyin aargudasho ah oo uu dalkiisa kaga caydhinayo dublamaasiyiinta Sweden, kaddib markii Aqalka Kremlin si cad ugu sheegay in uu xdhayo qunsuliyadda ay ku leeyahay Sweden. Kremlin-ka, ayaa ku wargeliyay Stockholm in sidoo kale
Ukraine: Hoggaamiyaha Dagaalyahanka Wagner Oo Ku Hanjabay Inay Ka Baxayaan Magaalada Dhiiga Baddan Ku Daatay Ee Bakhmut
#Araweelo_News_Network. Bakhmut(ANN)- Hoggaamiyaha Madaxda ka ah kooxda calooshood u shaqeystayaasha ee Wagner ee Ruushka ayaa ku dhawaaqay in ciidamadooda ay bilaabeen inay isaga baxaan magaalada Bakhmut ee dalka Ukraine. Kooxda Wagner, ayaa la wareegay maagalaada ahmiyada weyn u
Belgorod: Xiisad Ka Dhalatay Weeraro Ka Dhacay Guddaha Ruushka Oo Lagu Eeddeeyay Maraykanka Iyo Xulufadiisa
#Araweelo_News_Network. Belgorod (ANN)-Maraykanka iyo xulufadiisa ayaa lala xidhiidhiyay weeraro Labadii maalmood ee la soo dhaafay dagaalyahannada isku magacaabay Free Russia Legion oo kasoo gudbay xadka Ukraine qiyaastii 5km si ay guddaha ugu galaan Ruushka, kuwaas oo weeraro ka geystay
Ukraine: Ruushka Oo La Wareegay Magaalada Ahmiyada Weyn U Leh Dagaalka Ee Bakhmut
Qabsashada Bakhmut waxay khatar ku tahay Kyiv, waxayna dhirbaaxo iyo Guuldaro ku tahay Ukarine Iyo Xulufadda NATO. #Araweelo_News_Network. Bakhmut (ANN)-Dagaalkii Ukraine ee ugu dambeeyay Millateriga Moscow, ayaa qabsaday ‘99.9% Xuduudaha Juqraafi ee Bakhmut oo ah magaalo in ka baddan
Riyadh: Soo Dhowaynta Bashaar Al-Assad, Dhawaaqyada Boqor Cabdalla Iyo Baryootanka Madaxweynaha Ukraine Ee Shirka Jaamacadda Carabta
#Araweelo_News_Network. Jiddah (ANN)-Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay shir madaxeedka Carabta Jimcihii, isagoo ka guulaystay dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya shir ay lahaayeen. Hoggaamiyayaasha Jaamacadda Carabta ee ka fogaaday 12 sannadood ka hor markii dalka Suuriya
Ruushka Oo Qirtay Saraakiil Lagaga Dilay Bakhmut
#Araweelo_News_Network. Moscow(ANN)- Ruushka, ayaa qirtay in Laba sarkaal oo sare oo ka tirsan milletariga Ruushka ayaa lagu dilay bariga Ukraine, wasaaradda gaashaandhigga ee Moscow ayaa sheegtay Axaddii, iyadoo arrintan kusoo beegantay xilli ay Kyiv ballan qaaday in weerarkeeda rogaal-celiska ah
Erdogan Oo Lumiyay Aqlabiyada Natiijooyinka Hordhaca Ah Ee Doorashooyinka Sida Adag Loogu Dagaalamay
#Araweelo_News_Network. Erdogan Oo Lumiyay Aqlabiyada Natiijooyinka Hordhaca Ah Ee Doorashooyinka Sida Adag Loogu Dagaalamay Ankara(ANN)-Natiijooyinka hordhaca ah ayaa muujinaya in Erdogan uu lumiyay aqlabiyadda doorashadii sida adag loogu dagaalamay, iyadoo la saadaalinayo inay suurtagal tahay in wareeg labaad la
Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashooyinka Turkiga
#Araweelo_News_Network. Ankara(ANN)-Natiijada hordhaca ah ayaa muujinay in Recep Tayyip Erdogan ku horeeyo tirada codadka la tiriyay ilaa xilligan doorashooyinka ka dhacay Turkiga. Waxaa jira saddex musharrax madaxweyne oo kala ah Recep Tayyip Erdogan (AK Party), Kemal Kilicdaroglu (CHP), iyo
Codbixinta Doorashooyinka Turkiga Oo Kusoo Dhammaatay Loollan Laysku Cidhiidhyay
#Araweelo_News_Network. Ankara(ANN)- Codbixinta Doorashooyinka Turkiga ee maanta oo Axad ah May 14, 2023, ka qabsoomay guud ahaan dalka , ayaa ku soo dhammaaday si nabadgelyo ah, iyadoo laga dareemayo codbixinta in Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu waajahay loollankii ugu adkaa,
Doorashooyinka Turkiga Oo Meel Xamaasadaysan Maraya
Erdogan Hoggaamiye Gidaarka Faqriga Kasoo Kiciyay Dalkiisa Iyo Siyaasiyiinta Xilligan Loolanka Adag Kula JIra #Araweelo_News_Network. Ankara(ANN)- Doorashooyinka dalka Turkiga ee loo balamay maalinta Axadda 14 May 2023, ayaa maraya meel xaasaasi ah, waxaana jira loollan adag oo ay mucaaradku ku