Category: Wararka Caalamka
Ruusha Oo Dagaalka Ukraine Kaga Adkaaday Maraykanka Iyo Xullufadiisa Galbeedka
Scott Ritter madaxii hore Ee Daba-galka Hubka Ciraaq ee QM iyo sarkaal hore oo CIA ah ayaa Laga soo xigtay in Maraykanka iyo Xullufaddiisa Lagaga Adkaaday Dagaalka Ukraine #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)- Sarkaal lagu magcaabo Scott Ritter oo
Ukraine: Masiibadda Ka Dhalatay Kaydka Biyaha Dhaamka Ugu Weynaa Ee Kherson Oo Gaadhay Gollaha Amaanka
#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Gollaha Amaanka ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay masiibadda dhaamka kaydka Biyaha ee ugu weynaa Ukraine oo sababay masiibo bina’aadanimo, isla maraana geystay khasaare in kumaan guri ay ka cararaan dadkii ku noolaa oo laga daadgureeyo si looga samatabixiyo
Shiinaha Oo Qaaday Tallaabo Is Muujin Ah Oo Cabsi Iyo Cadho Ku Abuurtay Maraykanka
#Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Xukuumadda Maraykanka, ayaa si weyn uga cadhootay tallaabo uu qaaday Shiinuhu, taas oo saacadihii u danbeeyay cirka ku shareertay xiisadda u dhaxaysa Washington iyo Beijing. Arrinta ayaa ka dhalatay, kaddib markii Ciidamada Badda ee Maraykanku soo bandhigeen muuqaal cabsi
Berlin: Hoggaamiyaha Jarmalka Oo Lagu Fooryay Meel Fagaare Ah
Waxay u diideen fursad ay ku oggolaadaan inuu jeediyo khudbadiisa #Araweelo_News_Network. Berlin(ANN)-Hoggaamiuyaha Dalka Jarmalka Chancellor Olaf Scholz, ayaa lagu fooryay meel fagaare ah xilli uu doonayay inuu khudbad ka jeediyo fagaare. Dadweyne kusoo ururay goobta uu doonayay inuu ka
Ukraine: Burburinta Ruushka Ee Duqaynta Saldhiga Dhulka Hoostiisa Ee NATO Iyo Difaaca Gantaalaha Ee Reer Galbeedka
Hoggaamiyaha Kooxda Wagner, Yevgeni Prigozhin Oo Ku Hanjabay Inay Difaacayaan Weerarada Ukraine Ee Belgorod #Araweelo_News_Network. Kyiv (ANN)-Ruushka ayaa si wada duqaymaha sida weyn loola beegsanyo goobo bartilmaameed ah oo guddaha dalka Ukraine ah, iyadoo weerarkii ugu danbeeyay
Maraykanka Iyo Imaraadka Oo Xidhiidhkooda Mugdi Soo Dhexgalay
#Araweelo_News_Neywork Warbixintan waxaa lagu daabacay Wargeyska (The world street ) Waxaa Qoray weriyaha (maykal istiifan) Michael stephanie. Madaxweeynaha maraykanka Joe Biden ayaa la xidhiidhay Maxamed Bin Zayed wuxuuna ka dalbaday inuu ka taageero Dagaalka Yukrayn (Ukraine) Blase maxamed Bin Zayed
Ukraine: Maxaabiista Bakhmut Oo Ruushku Sii Daayay
#Araweelo_News_Network. Moscow(ANN)-Ruushka, ayaa sii daayay 106 askari oo u dhashay Ukraine, kuwaas oo ahaa maxaabiis lagu qabtay dagaalka dhawra bilood ka socday Bakhmut. Sidaana, waxa lagu sheegay Bayaan kasoo baxay, madaxa shaqaallaha ee Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo
Doorashooyinka Turkiga Oo Ku Noqday Loollan Adag Oo Ay Mar Kale Isku Waajaheen Erdogan iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka Kemal Kilicdaroglu
#Araweelo_News_Network. Ankara(ANN)- Natiijadda doorashooyinka ku celiska ah ee Turkiga, ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo natiijooyinka hordhaca ah, wallow xaalaaddu tahay mid muujinay inuu mar kale loollan addag dhexmaray Madaxweyne Erdogan iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka Kemal Kilicdaroglu. Xayiraadda baahinta ee ku
Hoggaamiyaha Calooshood U Shaqaystayaa Wagner Oo Ka Digay Khatarta Ruushka Kaga Iman Karta Dagaalka Ukraine
Dagaalka Kooxdiisa Wagner Kula Wareegtay Bakhmut ayuu sheegay in 20,000 oo ciidamadiisa ah iyo 50,000 oo Ukraine ah lagu dilay. #Araweelo_News_Network. Bakhmut(ANN)- Hoggaamiyaha dagaalyahanka kooxda gaarka gaarka ah ee calooshood u shaqayntayaasha Wagner, Mr. Yevgeny Prigozhin ayaa ku