Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Caalamka

Total 492 Posts

100 milion Oo American Ah In Ka Baddan Oo Kulaykii Ugu Darnaa Waajahay Iyo Digniinaha Loo Diray

#Araweelo_News_Network.   Washington (ANN)-Digniino ka digaya heerka kulka oo si weyn sare ugu kacay Maraykanka, ayaa looga digay in ka badan 113 milyan oo Maraykan ah, kuwaas ayaa ku hoos jira digniino kulayl aad u daran, iyadoo heerkul aan kala

Hoggaamiyayaasha NATO Oo Shuruud Ku Xidhay Ku Biiritaanka Ukraine Ee Xullufadda

#Araweelo_News_Network. Helsinki(ANN)-Hoggaamiyayaasha NATO ayaa shir madaxeedkii ka dhacay Vilnius ku heshiiyay in mustaqbalka Ukraine uu ku jiro isbahaysiga, balse waxay ka gaabsadeen innay Kyiv u gacan geliyaan martiqaad rasmi ah ama jadwal ay ku biiraan oo uu waddanku raadinayey. Intii

Madaxweynaha Maraykanka Oo Sheegay In Aan Cidna Laga Aqbalayn Ku Biiritaanka NATO

Biden Dagaalka Ukraine Muxuu Ka Yidhi? #Araweelo_News_Network.   Helsinki (ANN)-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa sheegay in aannay NATO aqbalayn xubin cusub oo ku biirta inta uu socdo dagaalka Ukraine, wuxuuna sidaa ka sheegay mar uu ka  hadlayay shir madaxeedka Vilnius

Ruushka Oo Kooxda Wagner Ku Beddelaya Dagaalyahanka Chechenya Ee Lagu Naannayso TikTok Battalion

Dagaalyahanka Wagner Oo  Looga Yeedhay Mali Markii Laga Saaray Ciidamadda Qaramada Midoobay  Iyo Maraykanka Oo Wallaac Ka Muujiyay Is Ballaadhinta Ruushka Ee Afrika     #Araweelo_News_Network.     Moscow (ANN)-Ruushka ayaa si cad u sheegay in kooxda Wagner ee callooshood

Hay’adda Caafimaadka Aduunka Oo Cuntooyin Iyo Sharaabyada Xaqiijisay Inay Sababaan Kansarka

#Araweelo_News_Network.   London(ANN)- Mid ka mid ah mac-macaannada macmalka ah ee ugu caansan adduunka ayaa lagu wadaa in bishan July  ay ku dhawaaqdo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO),  khatarta caafimaad ee ka dhalata, sida laga soo xigtay ilo oo aqoon u

Baraasiil: Madaxweynihii Hore Bolsonaro Oo Laga Mamnuucay Inuu Doorashada U Tartamo

#Araweelo_News_Network   Baraasiil(ANN)- Madaxweynihii hore ee Baraasiil, Fernando Collor de Mello iyo Madaxweynaha hadda Luiz Inácio Lula da Silva ayaa hore loo shaaciyay in aannay u qalmin inay u tartamaan madaxtinimada, laakiin kiiska cusb ee Bolsonaro ayaa si cad loogu

Moscow: Madaxweynaha Ruushka Oo Ka Hadlay Khilaafka Kooxda Wagner Ee Calooshood U Shaqaystayaasha

#Araweelo_News_Network.   Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khudbad u jeediyay dalkiisa kaga hadlay arrimo baddan oo la xidhiidha dagaalka Ukraine, isagoo uga mahad celiyay muwaadiniinta midnimadooda, ka dib kacdoonkii la joojiyay ee kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner. Putin

Hoggaamiyaha Xisbiga U Dagaalama Xorriyadda dhaqaallaha Ee Koonfur Afrika Ugu Baaqay Xukuumadda In Dhalinyarada Aan Shaqayn Ee Ka Baxay Jaamacaddaha Lacag Gunnooyin La Siiyo

#Araweelo_News_Network. Johannesburg (ANN)-Hoggaamiyaha Xisbiga u dagaalama xorriyadda dhaqaallaha ee dalka Koonfur Afrika oo loo soo gaabiyo  (EFF), Julius Sello Malema, ayaa ku taliyay in Dowladdu siiso lacago gunnooyin ah Ardayda ka Qalin jebisay Jaamacaddaha gaar ahaan kuwa bilaa camalka ah.

Hoggaamiyayaasha Afrika Oo U Boqoolay Xalinta Dagaalka Ukraine

#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Hoggaamiyayaasha Lix dal oo Qaaradda Afrika ah ayaa isku xilqaamay inay u Kala dab qaadaan  waddamada Ruushka iyo Ukraine, iyagoo doonaya in lasoo afjaro dagaalka socday sannadka iyo dheeraadka ee sida weyn u saameeyay dhaqaalaha aduunka iyo cuntada.  

Professor Poland Ka Sheegay In Caalamka Loo Tuso In Ruushka Lagaga Adkaaday Dagaalka Iyo Putin Oo Guul Ugu Bushaareeyay Shacbigiisa

#Araweelo_News_Network.   Warsaw (ANN) – Professor Elyon Cohin oo u dhashay dalka Poland, ayaa sheegay in shacbiga Ruushka laga dhaadhiciyo in lagaga adkaaday dagaalka Ukriane.     Professor Elyon Cohin oo khudbadda uu kaga hadlay arrimahaa ka jeedinayey Machadka xidhiidhka