Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Caalamka

Total 492 Posts

Niger: Hoggaamiyayaasha Afgenbiga Oo Xidhay Hawada Dalka Xilli Ay Sii Kordhay Cabsida Faragelin Millateri

#Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)- Hoggaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa xidhay hawada dalkaasi kaddib markii ay diideen amar ka soo baxay wadamada Galbeedka Afrika  eek u midoobay ururka ECOWAS, kaas oo ahaa in dib loo soo celiyo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohamed

Imran Khan Ra’iisal Wasaarihii Pakistan Oo Xabsiga La Dhigay

#Araweelo_News_Network.   Islamabad(ANN)-Booliska Dalka Pakistan, ayaa xabisga u taaxaabay  Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalkaa Imran Khan 5 August 2023. Sida ay baahiyay maanta oo Sabti ah Wakaaladda wararka ee AFP, Imran Khan ayaa la xidhay kaddib markii garsoore maxkamadeed uu

Dad Gadoodsan Oo Hujuumay Saldhiga Millateriga Maraykanka Ee Niger

Dadka Taageersan Millateriga Oo Qaarkood Calanka Ruushka Soo Qaateen > Ruushku Muxuu Ka Yidhi Inqilaabka Niger #Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)-Boqolaal qof oo taageersan xil ka qaadistii todobaadkii hore ay ilaalada madaxtooyadu xukunka kaga qaadeen madaxweynihii sida dimuqraadiga ah loo soo doortay

Ukraine: Saamaynta Millateri Ee Ruushka

#Araweelo_News_Network. Moscow (ANN)-Moscow ayaa afka ka xidhatay saamaynta dagaalku ku yeelanayo ciidamadeeda, iyadoo dagaalka Ukraine noqday mid xaqiiqdiisa ay ka baddantahay borobagaandada, taas oo ay ku dhega barjoobeen mujtamaca aduunku. Laakiin xaqiiqda ayaa ah in dagaalka Ukraine oo ah mid

Dalalka Galbeedka Afrika Oo Lagu Riixayo In Faragelin Millateri Lagu Sameeyo Niger

#Araweelo_News_Network.       Niamey (ANN)-Wakiilo ka socda ururka ECOWAS ayaa dalka Niger u tegey si ay wadahadal ula furaan ciidamada Millateriga, iyadoo Faransiiska iyo dalalka kale ee reer galbeedku doonayaan in xukunka lagu soo celiyo Madaxweynihii xilka laga tuuray.

Madaxweyne Putin Oo Tilmaamay Furraha Dagaalka Ee Mustaqbalka

Dalalka Qaarada Madaw Ee Afrika Oo U Gacangalay Ruushka #Araweelo_News_Network.     St. Petersburg S(ANN)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa si cad u sheegay in gelitaanka Ukraine ee NATO ay fure u tahay mustaqbalka dagaalka Ruushka iyo Ukraine oo sii

Hoggaamiyaha Jamhuuriga Ee Senatka Oo Galay Xaalad Argagax Ah Iyo Madaxweyne Biden Oo Dacwad Waajahaya

Siyaasadda Maraykanka Ee Murrugsan Trump Iyo Biden #Araweelo_News_Network.     Washington (ANN) – Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Senatarka Mitch McConnell ayaa galay xaallad argagax leh, kaddib markii uu si lama filaan ah uga baxay shirkiisii jaraa’id Arbacadii, isagoo mar keliya joojiyay hadalkii

Markab Xamuul Ah Oo Ku Gubtay Xeebaha Holland Xilli Uu Kusii Jeeday Masar

#Araweelo_News_Network. Amsterdam(ANN)- Dab ayaa qabsaday markab xamuul ah, kaas oo sababay ugu yaraan dhimashada hal qof oo ka mid ahaa shaqaalihii la socday, iyadoo dabku sababay in dhowr kalena ay ku dhaawacmeen, sida lagu sheegay bayaan ay soo saareen ilaalada xeebaha

 Xullufadda NATO Oo Ka Wallaacsan Dagaalyahanka Wager Oo Ku Waajahan Poland

 Putin Oo Ka Hadlay Heshiiska Reer Galbeedka #Araweelo_News_Network.   Moscow)ANN)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa si ba’an ugu weerraray Maraykanka iyo xullufaddiisa NATO, isagoo ku eedeeyay  innay reer galbeedku ka faa’ideystaan heshiiska qamadiga, iyaga oo danahooda gaarka ah ka faa’idaysanaya.

Xullufadda NATO Ee Maraykanku Hoggaamiyo Oo Ka Walaacsan Joogitaanka Wager Ee Belarus

Ra’iisal Wasaaraha Poland Oo Ka Digay Khatarta Soo Waajahday NATO #Araweelo_News_Network.   Warsaw(ANN)-Dalalka ku bahoobay Nadiga NATO ee xullufada Maraykanka, ayaa ka walaacsan khatar kasoo fool leh xadka Poland oo laga cabsi qabo innay dagaal ka bilaabaan kooxda Wagner ee