Category: Wararka Caalamka
#Israel: Oo Shaacisay Dhimashada Boqolaal Iyo Dhaawaca Kumanaan Kale Iyo Xaalladda Oo Weli Cakiran
Dadka Reer Israel Oo Loogu Baaqay In Aannay Guryaha ka Bixin #Araweelo_News_Network. Tel Aviv, (ANN)-Xafiiska warfaafinta ee dowladda Israel ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 100 Israa’iiliyiin ah ay hadda ku xidhan yihiin Qaza, sidoo kale warbixin kooban oo ay soo
Xukuumadda Yuhuuda Ee Israel Oo Qirtay In Laga Dilay Boqol Askarteeda Ah Weerarka Xamaas Ee Duufaanka
Ra’iisal Wasaaraha Israel Oo Qirtay In Xamaas U Awood Sheegatay Weerarada Duufaanka Al-Aqza Ee Socda #Araweelo_News_Network. Qaza (ANN)-Kooxaha hubaysan ee Falastiiniyiinta ayaa bilaabay hawlgalkoodii ugu waynaa ee ka dhanka ah Xukuumadda Israa’iil muddo sannado ah, iyagoo qaaday weerar lagu tilmaamay
Kevin McCarthy: Guddoomiyihii Aqalka Wakiillada Maraykanka Oo Xilka Laga Xayuubiyay Iyo Asbaabaha Loo Cuskaday
#Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa xilka guddoomiyenimo ka xayuubiyay Kevin McCarthy, oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga, isla markaana tan iyo markii la doortay gollaha ku hoggaaminayay aqlabiyad koobban oo aan awood baddan lahayn. McCarthy ayaa xil-ka-qaadista lagu sameeyay waxa
Ukraine: Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub Oo Booqasho Qarsoodi Ah Ku Tegey Kyiv Xilli Maraykanku Dib Uga Gurtay
#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Wasiirada arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub ayaa safar aan la shaacin oo qarsoodi ah ku tagay caasimadda Kyiv ee dalka Ukraine oo dagaaladu aafeeyeen. BooqashadaWasiirrada Arrimaha Dibadda ee Midawga Yurub, ayaa noqonay booqashadii ugu horaysay ee noocan oo kale
Dalalka Galbeedka Oo Ka Walaacsan Afgambiga Gabon Oo Noqday Kii Sideedaad Ee Galbeedka iyo Badhtamaha Afrika
Cameroon iyo Rwanda Oo Qaaday Tallaabooyin Cusub #Araweelo_News_Network. Libreville(ANN)-Hoggaamiyaha cusub ee Millateriga dalka Gabon ayaa balan qaaday in uu dalka ku soo celin doono dimoqraadiyad, wallow uu diiday in la qabto waqti doorasho cusub ay ka dhici doonto dalka.
#BRICS: Lix Dal Oo Muhiimad Weyn U Leh Dhaqaalaha Aduunka Oo Lagu Casuumay Shirka Lagu Manjaxaabinyo Siyaasadda Iyo Dhaqaalaha Maraykanka
#Araweelo_News_Network. Johannesburg (ANN)-Hoggaamiyayaasha Dalalka ku bahoobay kooxda BRICS ayaa ee Brazil, Russia, India, China iyo South Africa – ayaa Khamiistii sheegay inay ku casuunteem lix wadan si ay ugu soo biiraan. Talaabadan ayaa looga golleeyahay in lagu kordhiyo sumcadda iyo
Ruushka Iyo Xullufaddiisa BRICS Oo Diyaariyay Qorshayaal Lagu Qaawinayo Siyaasadda Iyo Dhaqaalaha Maraykanka
#Araweelo_News_Network. Johannesburg (ANN)-Hoggaamiyayaasha Dalalka ku bahoobay kooxda BRICS ayaa maalintii labaad shirar uga socday magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, ayaa bilaabay qorshe ay ku doonayaan innay u isticmaalaan shir-madaxeedka innay dalbadaan isbeddelo lagu sameeyo hay’addaha caalamiga ah. Madaxda dowladdaha
Siyaasi U Tartamayay Doorashada Ecuador Oo Toogasho Lagu Dilay
#Araweelo_News_Network. Quito Ecuador (ANN)-Siyaasiga Fernando Villavicencio oo ku jiray tartanka Madaxweyniha dalka Ecuador ayaa lagu dilay weerar qorshaysan, kaddib markii uu jeediyay hadalo xaasaasi ah xilli uu ku jiray ollolaha doorashada la filayo inay ka dhacdo dalkaa. Guillermo Lasso oo
Niger: Millateriga Oo Ku Dhawaaqay Xukuumad Cusub Oo Shacab Ah
#Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)-Millateriga dalka Niger oo afgambi kula wareegay dabayaaqadii bishii hore ayaa Khamiistii maanta ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada cusub ee dowladda. Laxidhiidha: Niger: Maraykanka Oo Ku Hungoobay Dublamaasiyada Hoggaamiyayaasha Afgenbiga Millateri Ra’iisal Wasaare Cali Mahaman Lamine Zeine,
Niger: Maraykanka Oo Ku Hungoobay Dublamaasiyada Hoggaamiyayaasha Afgenbiga Millateri
ECOWAS Oo Dib U Riixay Tallaabadii Millateri Iyo Niger Oo Taageero Loo Muujiyay #Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)- Diblomaasi sare oo Maraykan ah ayaa la kulmay hoggaamiyayaasha militariga Niger isku daygii fashilmay ee ay ku doonayeen in ay ku soo afjaraan