Category: Wararka Caalamka
Ruushka Iyo Xullufaddiisa BRICS Oo Diyaariyay Qorshayaal Lagu Qaawinayo Siyaasadda Iyo Dhaqaalaha Maraykanka
#Araweelo_News_Network. Johannesburg (ANN)-Hoggaamiyayaasha Dalalka ku bahoobay kooxda BRICS ayaa maalintii labaad shirar uga socday magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, ayaa bilaabay qorshe ay ku doonayaan innay u isticmaalaan shir-madaxeedka innay dalbadaan isbeddelo lagu sameeyo hay’addaha caalamiga ah. Madaxda dowladdaha
Siyaasi U Tartamayay Doorashada Ecuador Oo Toogasho Lagu Dilay
#Araweelo_News_Network. Quito Ecuador (ANN)-Siyaasiga Fernando Villavicencio oo ku jiray tartanka Madaxweyniha dalka Ecuador ayaa lagu dilay weerar qorshaysan, kaddib markii uu jeediyay hadalo xaasaasi ah xilli uu ku jiray ollolaha doorashada la filayo inay ka dhacdo dalkaa. Guillermo Lasso oo
Niger: Millateriga Oo Ku Dhawaaqay Xukuumad Cusub Oo Shacab Ah
#Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)-Millateriga dalka Niger oo afgambi kula wareegay dabayaaqadii bishii hore ayaa Khamiistii maanta ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada cusub ee dowladda. Laxidhiidha: Niger: Maraykanka Oo Ku Hungoobay Dublamaasiyada Hoggaamiyayaasha Afgenbiga Millateri Ra’iisal Wasaare Cali Mahaman Lamine Zeine,
Niger: Maraykanka Oo Ku Hungoobay Dublamaasiyada Hoggaamiyayaasha Afgenbiga Millateri
ECOWAS Oo Dib U Riixay Tallaabadii Millateri Iyo Niger Oo Taageero Loo Muujiyay #Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)- Diblomaasi sare oo Maraykan ah ayaa la kulmay hoggaamiyayaasha militariga Niger isku daygii fashilmay ee ay ku doonayeen in ay ku soo afjaraan
Niger: Hoggaamiyayaasha Afgenbiga Oo Xidhay Hawada Dalka Xilli Ay Sii Kordhay Cabsida Faragelin Millateri
#Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)- Hoggaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa xidhay hawada dalkaasi kaddib markii ay diideen amar ka soo baxay wadamada Galbeedka Afrika eek u midoobay ururka ECOWAS, kaas oo ahaa in dib loo soo celiyo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohamed
Imran Khan Ra’iisal Wasaarihii Pakistan Oo Xabsiga La Dhigay
#Araweelo_News_Network. Islamabad(ANN)-Booliska Dalka Pakistan, ayaa xabisga u taaxaabay Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalkaa Imran Khan 5 August 2023. Sida ay baahiyay maanta oo Sabti ah Wakaaladda wararka ee AFP, Imran Khan ayaa la xidhay kaddib markii garsoore maxkamadeed uu
Dad Gadoodsan Oo Hujuumay Saldhiga Millateriga Maraykanka Ee Niger
Dadka Taageersan Millateriga Oo Qaarkood Calanka Ruushka Soo Qaateen > Ruushku Muxuu Ka Yidhi Inqilaabka Niger #Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)-Boqolaal qof oo taageersan xil ka qaadistii todobaadkii hore ay ilaalada madaxtooyadu xukunka kaga qaadeen madaxweynihii sida dimuqraadiga ah loo soo doortay
Ukraine: Saamaynta Millateri Ee Ruushka
#Araweelo_News_Network. Moscow (ANN)-Moscow ayaa afka ka xidhatay saamaynta dagaalku ku yeelanayo ciidamadeeda, iyadoo dagaalka Ukraine noqday mid xaqiiqdiisa ay ka baddantahay borobagaandada, taas oo ay ku dhega barjoobeen mujtamaca aduunku. Laakiin xaqiiqda ayaa ah in dagaalka Ukraine oo ah mid
Dalalka Galbeedka Afrika Oo Lagu Riixayo In Faragelin Millateri Lagu Sameeyo Niger
#Araweelo_News_Network. Niamey (ANN)-Wakiilo ka socda ururka ECOWAS ayaa dalka Niger u tegey si ay wadahadal ula furaan ciidamada Millateriga, iyadoo Faransiiska iyo dalalka kale ee reer galbeedku doonayaan in xukunka lagu soo celiyo Madaxweynihii xilka laga tuuray.
Madaxweyne Putin Oo Tilmaamay Furraha Dagaalka Ee Mustaqbalka
Dalalka Qaarada Madaw Ee Afrika Oo U Gacangalay Ruushka #Araweelo_News_Network. St. Petersburg S(ANN)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa si cad u sheegay in gelitaanka Ukraine ee NATO ay fure u tahay mustaqbalka dagaalka Ruushka iyo Ukraine oo sii