Category: Wararka Caalamka
Dagaalka Israel Iyo Xamaas Oo Gilgilay Xasiloonida Aduunka Iyo Hoggaamiyayaal Xal U Raadinaya
#Araweelo_News_Network. Cario (ANN)-Hoggaamiyayaal caalami ah ayaa ku sugan dalka Masar, kuwaas oo ka qaybgelaya shir madaxeedka la doonayo in lagaga hadlo dagaalka u dhaxeeya Israa’iil iyo kooxda Xamaas ee Falastiin oo si weyn u gilgilaya xasiloonida dunida ee sii xumaanay,
#Washington: Yuhuuda Maraykanka Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Xasuuqa Falastiin Iyo Duqaynta #Qaza
“Magacayaga Juwish yaan loo addeegsan in lagu xasuuqo Falastiin, Dawladda Israel waa innay joojisaa xasuuqa iyo Duqaynta Qaza” Yuhuuda Maraykanka > US: Jews say cease fire in Gaza ” Jews Community at Capitol USA #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Kumanaan Yuhuuda dhaladka ah ee
Sheegashada Maraykanka Ee Ah Innay Soo Rideen Diyaaraddo Iyo Gantaallo Xuutiyiinta Yemen La Beegsadeen Israel
#Araweelo_News_Network. Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Washington(ANN)- Markabka Maraykanka ee USS Carney, oo ka mid ah maraakiibta hagista gantaallaha ee ciidamada Badda Maraykanka ee ku sugan Waqooyiga Badda Cas, ayaa Khamiistii soo riday gantaallo
#Washington: Kumanaan Jewish Ah Oo Ka #Cadhaysan Xasuuqa #Israel Ee #Falastiin Iyo Taageerada Madaxweyne #Biden Oo La wareegay Aqalka #Capitol
#Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay Aqalka Capitol ee Mareykanka, kuwaas oo la wareegay caawa guddaha iyo dibadda dhismahaa, dadka ayaa ah kuwa ka cadhaysan xasuuqa Israel ee shacabka Falastiin iyo weliba dhacdooyinkii u danbeeyay ee Qaza. Sidoo
Madaxweyne Biden Oo Wejigabax Ku Waajahay Booqashadiisa Bariga Dhexe Iyo Qorshayaashiisa Kulamada Oo La Diiday
Biden Wuxuu Abaalmirin Ku Siiyay Oo Ku Faanay Xasuuqa Israel Ku Hayso Falastiin #Araweelo_News_Network. Tel Aviv(ANN)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden booqashadiisa Gobolka Bariga dhexe ayaa uga sii dartay xaalladda, iyadoo uu waajahay wejigabax kaga yimi Boqorka Urdun iyo hoggaamiyayaal
Booqashada Biden Oo Uga Sii Dartay Bariga Dhexe, Boqor Cabdallaha Jordan Iyo Maxamuud Cabaas Oo Diiday Kulanka Madaxweyne Biden
Israel Oo Cusbitaal Ay Duqaysay Ku Dishay Dad Ka Baddan 500, > Ruushka Iyo UAE Oo Kulan Degdeg Ah Ugu Yeedhay Gollaha Amaanka > Madaxweynaha Masar Oo Ku Biiray Joojinta Kulanka Biden #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Booqashada Madaxweynaha Maraykanka ee ku waajahan Israel,
Madaxweyne Putin Oo Ka Qaybgelaya Shirka Beijing Qorshaysay Oo Boqol Waddan Kaga Hadlayaan Siyaasadda Mustaqbalka Dunnida
#Araweelo_News_Network. Beijing (ANN)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa la filaaya inuu todobaadkan ka qaybgalo shirka Beijing oo dawladda Shiinuhu ku qiimaynay arrimo dhaqaale iyo kuwo siyaasadeed oo caalami ah. Shirka, ayaa kusoo beegmay, iyadoo Toban sano ayaa laga joogo tan
#Qaza: Duqaymaha Israel Oo Lala Beegsaday Xadka Masar Oo Ay Ku Xaniban Yihiin Kumanaan Qof Iyo Gaadiidka Qaramada Midoobay
Madaxweyne Putin Oo Ka Digay Duqaymaha Israel Iyo In La Barakiciyo Shacabka Falastiin #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)- Israel ayaa duqaysay xadka Masar ee Rafax, halkaas oo ay ku sugan yihiin kumanaan kun oo qof oo ku noolaa Qaza, kuwaas oo kasoo cararay
Israel Oo Beenisay Xabbad Joojinta Qaza Gaadiidka Qaramada Midoobay Iyo Kumanaan Qof Oo Ku Xaniban Xadka Masar
Khasaaraha Duqaynta Israel Ee Falastiiniyiinta Gaza iyo Daanta Galbeed >Israel Tirada Rasmiga Ah Ee Xamaas Haysato #Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)-Israel ayaa beenisay wararka sheegaya xabbad-joojin ka dhacday Koonfurta Qaza si ay u oggolaato muwaadiniinta ajnabiga ah inay u baxsadaan Masar,
#Qaza Israel Waxay Ka Dhigtay Dambaska Maxayse Uga Maagay Innay Ciidamadeedu Guddaha U Galaan?
Qaza: Difaaca Cirka ee Xamaas Waa Sidee Masoo Ridi Karaan Diyaaradda Dagaalka F-16I Israel Soufa ? #Araweelo_News_Network. Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Qaza(ANN)-Ra’iisa Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa isku soo aruuriyay ciidamada ku sugan