Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Caalamka

Total 492 Posts

Israel iyo Xamaas Dagaalka Oo Galay Maalintii 43-aad Iyo Warbaahinta Reer galbeedka Oo Shaacisay Khilaaf Xamaas iyo Iran Soo Dhexgalay

 Wadahadallada sii deynta la haystayaasha ayaa sii xoogaystay   #Araweelo_News_Network. Tehran(ANN)- Dagaalka Israel iyo Xamaas ayaa galay maalintii 43aad, iyadoo xaalladdu sii adkaanay, isla markaana waxa jira jira warar kale oo sheegaya inuu jiro kulan dhexmaray Iran iyo Xamaas. Kulanka

Madaxweyne Biden Iyo Masuuliyiin Xukuumaddiisa Ah Oo Lagu Oogayo Denbiyo Dagaal Iyo Xasuuqa Qaza

Koonfur Afrika Oo Dacwad Ka Gudbisay Israel Iyo Dareenka Caalamka Ee Sii Kordhaya #Araweelo_News_Network.   Washington(ANN)-Dareen-celinta caalamiga ah ee ka dhanka ah Israel duulaanka ay ku hayso Qaza iyo xasuuqa shacabka Falastiin, ayaa sii kordhay. Sacuudi Carabiya iyo Koonfur Afrika

#Israel Oo Duqaysay Guriga #Hoggaamiyaha Ururka Xamaas Ismail #Haniyah

#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)- Xaalladda Dagaalka Israel ee duulaanka Qaza, ayaa sii xumaanay, iyadoo dagaalku galay maalintii 41-aad, isla markaana ay weli sii socdaan duqaymaha aan loo meel deyin, iyadoo aannay gebi ahaan shaqaynayn Cusbitaalada Qaza. Dagaalka u dhaxeeya Israel iyo Xamaas  oo maraya meel

#Qaza: Millateriga #Xamaas Oo Shaaciyay Tirada #Khaasaraha Millateriga #Israel Guutooyinka Iyo #Taangiyada La #Gubay

  >Khabiirka arrimaha Millateriga Major General Fayez Al-Duwairi ayaa ka hadlay Sida loo Qaawiyay Kibirka Israel Iyo Xullufadda Maraykanka   “Waxaan diiwaan gelinay burburka in ka baddan 160-ka mid ah Taangiyada iyo gaadiidka dagaalka ee Israel, welina,  “Afhayeenka Garabka Millateriga

Dalalka Cilaaqaadka Dublamaasiyada U Jaray Israel Oo Sii Kordhaya

> Turkiga, Chad iyo South Africa Oo Ku Biiray Dalalka Xidhiidhka U Jaray Israel > Jordan, waa dalka keliya ee Carbeed ee Qaatay Go’aanka, Bolivia, Colombiya, Chile Oo Ciqaab Uga Dhigaya Israel Innay Xidhiidhka U Jaraan #Araweelo_News_Network.     Johannesburg 

#Qaza: Ciidamada #Israel Oo Guddaha U Galay Xaalladda #Argagaxa Ah Iyo Duqaymaha Hubka #Casriga Ah Ee Burburiyay Gebi Ahaanba #Cusbitaalada

Israel Oo Ka Dhabaysay Innay Qaza U Adeegsanay Gantaalo 70 Baac Dhulka Hoos U Gelaya #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Ciidamada Israa’iil ayaa kordhiyay howlgallada ay ka wadaan waqooyiga Qaza, iyagoo duqeymo dhanka cirka, dhulka iyo Badda ah ku garaacaya, kuwaas oo aan loo

Dalal Baddan Oo Safiiradooda Israel U Yeedhay Iyo Kuwo Cilaaqaadka Diblamaasiyada U Jaray

#Jordan #Bolivia #Colombia #Chile Oo Ciqaab Uga Dhigaya Israel Innay Xidhiidhka U Jaraan #Araweelo_News_Network.   Amman (ANN)- Dalka Boqortooyadda Urdun nee Jordan, ayaa u yeedhay Safiirkooda dalka Isarel, taas oo qayb ka ah cadhada ay qaaday duqaymaha iyo xasuuqa shacabka

#Maraykanka Oo Ka Badheedhay in Aannay #Canbaaraynayn Marnaba Duqaymaha Iyo Xasuuqa #Israel Ee Xeryaha Qaxoptiga #Qaza

  #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Maraykanka ayaa ka hadlay dhaleecaynta sida weyn isu soo taraysa iyo cadhada ka taagan dunida ee ku waajahan Xasuuqa iyo go’adoominta bahanimada ah ee Israel iyo xullufaddiisu ka wadaan Qaza. Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ,

#Israel Oo Beegsanay Xeryaha Qaxootiga Ee #Qaza Iyo Duqaymaha Gilgilay Ee Khasaaraha #Geystay

  #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Weerarkii cirka ee Israa’iil ee Arbacadii ku gilgilay xerada qaxootiga Qaza ee Jabalya ayaa muujiyay sida aannay Israel ugu meel deyayn weerarrada cirka iyo gantaallaha ku hoobanaya shacabka Falastiin ee Qaza oo ah meel gebi ahaanba go’doonsan Afar

#Gantaalaha Xuutiyiinta Ee Dulmaray #Sacuudiga Ayaa Duqeeyay Koonfurta #Israel

#Araweelo_News_Network. #Gaza #Riyadh #Tel_Aviv #Washington #Middle_East Tel Aviv (ANN)-Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay mas’uuliyadda diyaaraddo iyo gantaallo ay ku garaaceen Jimcihii magaalada Eilat ee xeebta Israel oo Bariga ka ah Jerusalam, iyadoo lagu jiro maalinta fasaxa ee Yuhuuda, isla markaana Eilat