Category: Wararka Caalamka
#Qaza: Israel Oo Diyaarisay Duulaankii Ugu Weynaa Si Shacabka Falastiin Uga Cararaan Dhulkooda
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)- Israa’iil ayaa Isniintii dib u soo cusboonaysiisay baaqyada ku aaddan in dad baddan laga daadgureeyo magaalada Khan Younis ee Koonfurta, iyadoo bilawday duulaan ballaadhan oo ka dhan ah dadka shacabka ah ee Falastiin. Tobbanaan kun oo Falastiiniyiin
Maraakiib Dagaal Oo Maraykanku Leeyahay Oo Lagu Weeraray Badda Cas
#Araweelo_News_Network. Washington(ANN)Markab dagaal oo Maraykan ah iyo maraakiib baddan oo ganacsi ayaa lagu weeraray Badda Cas, sidaana waxa sheegay Pentagon-ka. Maraakiibta ayuu sheegtay Aqalka Pentagon in xilliga la weerrary ay marayeen Badda Cas, iyadoo ay arrintan sii kordhisay cabsida soo
#Xamaas Oo Lahaystayaal #Ruush Ah Ku Sharfay Madaxweyne #Vladimir Putin
Xamaas Iyo Israel Oo Maxaabiis Is Weydaarsaday >Israel Qoysaska Oo Faquuqaya Haweenka Maxabiista Ee Lasoo Daayay #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)- Xamaas ayaa sii daysay 10 qof oo kale oo Israa’iili ah oo la haystayaal ah iyo laba ajaaniib ah, kuwaas oo ay
#Xamaas Oo U Hanjabtay #Israel Kaddib Isku Dhac Ka Dhacay #Qaza
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Afhayeenka garabka Millateriga Xamaas ee Al Qassam Brigades, Abu Cubayda, ayaa digniin u diray Israa’iil, xilli ay sii dhammaanayso xabbad joojinta lagu kordhiyay Qaza ee labada maalmood. Abu Cubayda, wuxuu sheegay in Xamaas ay ixtiraami doonto xabbad joojinta ilaa
#Qaza: Israel Iyo Xamaas Oo Aqbalay In La Kordhiyo Muddada Xabbad-joojinta
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Xabbad-joojinta afarta maalmood ah ee u dhaxaysay Israa’iil iyo Xamaas ee Qaza ayaa la kordhiyey laba maalmood oo kale. Arrintan ayaa timi, kaddib qaabka farsamada ee is waydaarsiga maxabiista oo cilad ka dhalatay, iyadoo xilliga heshiiska ku meelgaadhka ee
Dagaalyahanka Xamaas Oo Shaaciyay Gantaalaha Lagu Burburiyay Hubka Iyo Awoodda Ciidamada Israel
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Afhayeenka garabka millateriga Xamaas ee Al Qassam Brigades, Abu Cubayda, ayaa magacaabay saddex ka mid ah hubka ugu waaweyn ee ay dagaalyahanada kooxda falastiiniyiintu ku beegsanayaan gaadiidka gaashaaman iyo dubaabaddaha ku fashilmay dagaalka ciidamada Israel ee Marrinka Qaza. Ubu Cubayda, ayaa sheegay in
#Israel Oo Sii Wada Duulaanka Gardarada Ah Iyo Heshiiska Lagu Hakinayo Dagaalka Xilli Kooban
Heshiiska Israel iyo Xamaas Ee Maxaabiista #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Gardarada Israel oo sii socota waxay bulshada caalamku muujisay soo dhawaysay lagu soo dhawaynayo heshiiska xabbad joojinta ee Qaza Ku dhawaad laba bilood kaddib markii ay bilowday riyodoodii ugu xumayd, Boqolaal qoys oo Yuhuud ah
Gantaalaha Volcano Ee Xisbullah Oo Burburiyay Xero Millateri Oo Israel Leedahay
Xisbullah Iyo Xamaas Oo Ku Khasbay Millateriga Israel Innay Dib U Gurtaan Iyo Khasaaraha Gaadhay #Araweelo_News_Network. Beirut (ANN)-Xisbullah ayaa markale weeraro gantaalo ah ku qaaday ciidamada Israel ee IDF ee ku dhaw xadka Lubnaan. Dagaalyahanka Xisbullah oo ka mid ah
#Xuutiyiinta Yemen Oo Ruxay #Amniga Iyo Xasiloonida Dhaqaalaha #Dunida Ee Ku Mergaday Dagaalka #Qaza
#Markab #Israel Leedahay Oo Ay Ka Leexsadeen Marrin Biyoodka #Bab_Al_Mandab #Araweelo_News_Network. Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. #Yemen, Sanca (ANN)-Xuutiyiinta Yemen ayaa qabsaday Markab xamuul oo marayay koonfurta Badda cas, xilli uu ka shiraacday Turkiga
#Kissinger: Xoghayihii Raadka Weyn Ku Lahaa Siyaasadda Gumaysiga Cusub Ee Maraykanka Oo Geeriyooday
“Kissinger waa kii ugu Da’da weynaa ee dagaal-oogayasha nool ee Aduunka ,” Daniel Patrick Welch. >Wuxuu ahaa maskaxdii ka danbaysay Gobolka Khaliijka Iyo In Israel tahay Awoodda Gobolka By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. #Araweelo_News_Network