Category: Wararka Caalamka
#Israel, Qadar Iyo Maraykanka Oo Si Weyn Isugu Khilaafsan Heshiis Xamaas Lagu Siiyo Malaayiin Dollar
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Dalalka Israel Maraykanka iyo Qadar, ayaa si weyn isugu khilaafay lacag malaayiin dollar ah oo dawladda Qadar siiso dagaalyahanka Xamaas ee xilligan dagaalka sida weyn u gilgilay dunidu u dhexeeyo Israel. Qorsha dhaqaallaha malaayiinka ah dawladda Qadar ku siinayso
#Iran Oo 33 Dal Oo Dalalka Khaliijku Ku Jiraan Ka Qaaday Xayiraadda Fiisaha
#Araweelo_News_Network Tehran(ANN)-Xuukuumadda Dalka Iran ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah, ayaa xayiraada dhanka dal ku galka Fiisaha ka qaaday in ka baddan 33 dal oo dunnida ah, kuwaas oo aannay hore u ogolayn innay dalkeeda kusoo galaan safaro, marka laga reebo shaqsiyaad
#Israel: Mudaharaadyo Gilgilay Markii La Dilay Lahaystayaal Ku Jiray Gacanra Xamaas
#Israa’iil Oo tijaabinay #Daadadka Lagu #Qarqinayo Godadka #Xamaas Ee #Qaza #Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)-Kumanaan dadka Israa’iiliyinta ah, ayaa si weyn uga muujiyay cadho, kaddib markii Milatariga Israa’iil ay sheegeen innay si khalad ah u dileen saddex nin oo ay
#Qaza: Gollaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqay Xabbad-joojin Deg Deg Ah
#Araweelo_News_Network. New York (ANN)-Gollaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah oo laga hirgeliyo Qaza si masiibada ban’aadannimo loogu joojiyo deg deg , isla markaana loo baajiyo dhibaatada dagaalka u dhexeeya Xamaas iyo Israel oo noqday
#Israel: Khasaaraha Ciidamada Oo La Shaaciyay Iyo Dagaalka Oo Gacmaha Laysula Tegey
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Guutooyinka Xamaas ee Al-Qassam oo si aad ah u hubaysan, isla markaana ku jira mintidnimo iyo xeelado dagaal oo naf hur ah, ayaa guuldaro geyaysiisay Ciidamada Israel iyo xullufadda Maraykanku hoggaamiyo dagaalka Qaza ee socday in ka baddan laba
Xuutiyiinta Oo Gantaalo Ku Weeraray Markab Ganacsi Oo Marayay Badda Cas
#Araweelo_News_Network. Yemen San”a(ANN)- Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa Gantaalo la beegsaday Markab marayay Badda Cas, taas oo sii xoojisay welwelka iyo cabsida marinka Badda Cas. Sidaana waxa sheegtay wakalaadda wararka ee Reutres oo soo xiggaysa sarkaal Maraykan ah. Xuutiyiinta ayaa
Dagaalka #Qaza Iyo Laba Wejiilaynta Dublamaasiyada Maraykanka
Tirada Maraykanku U Adeegsay Voto Power Qaraarada Gollaha Amaanka Ee La Doonayay In Lagu Xakameeyo Israel Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. #Araweelo_News_Network. Middle East (ANN)- Maraykanka oo si badheedh ah ugu taageeraya Israel
#Israel: Qorshaha U Diyaarsan Dagaalka #Qaza Iyo #Digniinta Ay U Adeegsatay Aayad #Quraanka Kariimka Ah
Hoggaamiyaha Xamaas Ee Israel Ka Yaabiyay “Qaza Bin Laden” Iyo Qaabka Loo Shaxeeyay Godadka Dhulka Hoose Ee Qaza #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay qaadayaan weeraro aan hore u dhicin oo ka dhan ah Xamaas, kaddib markii ay
#Qaza: Israel Oo Sheegtay In C iidankoodu Xoog Ku Galay Guddaha #Khan_Yonis
61 Maalmood Dagaalkii Ugu Cuslaa Oo Xamaas Iyo Israel Isku Waajaheen #Araweelo_News_Network. Khan Yonis(ANN)-Israa’iil ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay galeen Koonfurta magaalada ugu weyn ee Qaza ee Khan Younis. Saraakiisha Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegaya in ciidamadooda ay gaadheen
#Qaza: #Israel Guuldarada #Dagaalku Muxuu Ka Beddelay Mawqifkeedii #Xamaas
#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Qaza(ANN)-Israa’iil ayaa wacad ku martay in ay baabi’in doonto xukumada Qaza ee Xamaas, kuwaas oo 7-dii Oct, 2023, ku qaaday guddaha Israel weerarkii ugu yaabka badnaa