Category: Wararka Caalamka
Taliska Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Taliye Boolis Oo Lagu Dilay Hargeysa
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Taliska Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xaqiijiyay dilka Allah ha u naxarisitee jMarxuum Gaashaanle Cabdi Cali Nuur, oo ahaa Taliyihii Saldhiga Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa. Sarkaalka ayaa xilliga la dilay ku guda jiray shaqadiisa , waxaana dilka gaystay
Maraakiib Dagaal Oo Ka Kala Socda Dalal Kala Duwan Oo Ku Qulqulaya Imaaraadka
#Araweelo_News_Network Abu Dhabi (ANN)-Maraakiibta dagaalka ee adduunka oo dhan ayaa maalmaihii u danbeeyay imanayay Abu Dhabi, halkaas oo ay ku taal dalka xarunta ADNEC Marina – Waterfront, Xarunta ADNEC ee Abu Dhabi waa mid ka mid ah goobbaha loo xulay
Madaxweyne Trump Oo Hakiyay Cashuurta Uu Kusoo Roggay Mexico Iyo Canada
Mexico Oo Tallaabooyinka Madaxweyne Trump waxay Xusuusiyeen Taariikhda Dagaalo Hore Iyo Dhacdooyin Soo Maray #Araweelo_News_Network Washibgton(ANN)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Isniintii hakiyay canshuur-kodhinti uu saaray badeecaddaha uga yimaada dalalka Canada iyo Mexico, taas oo ka dhalatay kaddib markii ay xiisad
Kuwait Oo Dalkeeda U Fasaxday Fiisayaasha Dalalka Aduunka Marka Laga Reebo Israel
Waa Maxay Shuruudaha keliya ee Laga Doonayo kuwa Dalbanaya Fiisayaaha Kuwait? #Araweelo_News_Network Kuwait (ANN)-Xukuumadda Dalka Kuwit ayaa u furay fiisooyin dhammaan dhallashooyinka dal ku galka dadka doonaya innay dalkeeda yimaadaan. Kuwait waxay xaqiijisay innay Albaabka u furay booqdayaasha adduunka
Trump Oo Ethiopia Iyo Dalal Kale Ka Hakiyay Dhaqaallaha
#Araweelo-News_Network Washington (ANN)-Madaxweyne Doland Trump,oo ku jira Boqolka maalmood ee u horreeya xukunkiisa ayaa qaaday tallaabooyin walaac ka abuuray guddaha dalka Maraykanka iyo qaar ka mid ah dalalka gibolka Geeska Afrika iyo Bariga dhexe . Tallaabooyinka ayaa saamayn ku yeelanaya
Donald Trump Oo Aqalka Cad ka Caydhiyay in Ka Baddan Kun Shaqaale Ah Iyo Ergaygii Iran
#Araweelo_News_Network Washington (ANN(-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu shaqada ka ceydhiyay Brian Hook, kaas oo ahaa ergeygii gaarka ahaa ee Iran intii uu xilka hayay, isagoo u dabaaldegayay Trump kusoo laabashada Aqalka Cad Isniintii lasoo dhaafay. Sidoo kale,
Dagaalka Israel Iyo Xamaas Oo Dib U Bilaabmay
#Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)- Ciidanka Israa’iil ayaa billaabay duullaan ballaadhan oo ay ku qaadeen Daanta Galbeed ee la heysto ee dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahaan magaalada Jennin. Wararka ka imanaya daanta galbeed ee warbaahinta waxa lagu soo waramaayaa in lagu dilay
Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa Jidkii John F. Kennedy?
Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa Jidkii John F. Kennedy Maxayse Iska Shabahaan Labada Madaxweyne? Madaxweyne Trump Soo Laabashadiisa Saxeexa Go’aamo Layaab Leh Iyo Dareenka Ku Xeeran iyo waxa Laga Filayo Ee Cabsida Leh Wuxuu Si Cad U Bilaabay balanqaadkiisa iyo
Golden State: California Oo Dufaano Dab Kiciyay Oo Hareereeyay Sababeen In Madaxweyne Biden Xaallad Deg Deg Ah Kusoo Roggo Maraykanka
#Araweelo_News_Network Los angeles (ANN0-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ee xukunka wareejinaya 20 Jan ayaa Arbacadii ansixiyay xaalad deg deg oo gebi ahaan dalka Maraykanka ah, taas oo heer Federaal ah. Arrintan ayaa timk kaddib markii loo caalwaayay dabka ka socda California
Saynisyahanada Ruushka Oo Damiirka Bulshada Caalamka Soo Jiitay
Khuburada Ruushka Oo Ku Guulaystay Tallaalka Kansarka Iyo Bushaarada Saynisyahanka #Araweelo _News _Network Moscow (ANN)- Saynisyahanada dalka Ruushka ayaa soo saaray ikhtiraac dhanka Sayniska ah oo dunidu ku dawakhsanayd qarniyo baddan, taas oo raja gelinay malaayiin qof oo dacalada aduunka