Category: Warar
Hoggaamiyaha Cusub Ee Iran Oo Dunidu Ku Hanbalyaysay Guusha Doorashada Iyo Doorkiisa Siyaasadda Dalka
Madaxweynaha Isbedel doonka Iran Ee La Doortay Muxuu ka Beddeli karaa jihada Siyaasadda Dalka? #Araweelo_News_Network Tehran (ANN)-Masoud Pezeshkian ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Iran, isagoo ka adkaaday ninka ay is hayeen ee muxaafidka ah, Siciid Jalili, kaddib tartan
Britain: Doorshada Uu Ku Guulaystay Markii U Horaysay Ra’iisal Wasaare Qoys Yuhuud Ah
Guriga 10 Downing St. Ee Ra’iisal wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hoy u noqon doona qoys Yuhuud Ah #Araweelo News Network: London (ANN)- Ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, Keir Starmer, ayaa taageeray Israel wuxuuna wacad ku maray inuu la
Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Maraykanka Oo Sharaxay Qaabka Ay Ciidamada Israel Ugu Jabeen Dagaalka Qaza Iyo In Aannay Awoodin Dagaalka Hisbullah
“Netanyahu Wuu Ka Baqay Dagaalka Hisbullah“Larry Johnson, Taliyihii hore ee CIA Askarta Israel waxa ku dhacay wixii ku dhacay Dagaalkii Labaad Ciidamadiii Jarmalka, Xasuuqii, Haweenka iyo Caruurta waxay u geysatay dhaawac maskaxeed oo aad u weyn waxayna ka dhigtay kuwo
Xuutiyiinta Yemen Iyo Is Bahaysiga Ciraaq Oo Gantaalo Baalal Leh La Beegsaday Guddaha Israel Ee Haifa
Bariga Dhexe #Araweelo_News_Network Yemen Sana’a (ANN)-Xuutiyiinta Yemen iyo xullufadda kooxda iska caabinta ee dalka Ciraaq, ayaa si wada jir ah weerar ugu qaaday gudaha dalka Israel. Yahya Sarea, oo ah afhayeenka millateriga xuutiyiinta, ayaa soo saaray bayaan, uu ku xaqiinayo
Ethiopia: General Sare Oo Ku Biiray Jabhada Fano
#Araweelo_News_Network: Addis Ababa(ANN) – Taliyihii hore ee ciidamada gaarka ah ee Axmaarada, General Tefera Mamo, ayaa ku biiray jabhada Amxaarada ee Fano, kadib uu kasoo laabtay gurigiisa oo ku yaala Addis Ababa Axadii. Warbaahinta Ethiopia ee yaalaa
Djibouti Oo Ka Jawaabtay Eedayn Madaxweyne Biixi U Jeediyay
#Araweelo_News_Network Djibouti (ANN)- Xukuumadda Dalka Djibouti ayaa ka bixisay jawaab eedayn xukuumadda Somaliland u jeedisay oo la xidhiidhay dhaq-dhaqaaq mucaarad ku ah Somaliland oo ay xukuumadda Djibouti doonayso innay u jabhadeeyaan Somaliland. Madaxweyne Biixi ayaa ku tilmaamay arrinta abaabulka
Somalia: How can avoid Al Shabaab takeover
The regions in Somalia that enjoy relative peace, mentioning Somaliland and Puntland, as having avoided the Al Shabaab problem because leaders”Gen Qaylow Somalia’s public could be a key resource to avoid a relapse to al-Shabaab control once African Union forces
Ethiopia, South Sudan to build cross-border road
#Araweelo_News_Network Addis Ababa (ANN )- Ethiopia and South Sudan are set to build a 220-km cross-border road, following a $738-million financial agreement signed in May 2023. South Sudan’s Transitional National Legislative Assembly on Tuesday ratified the Ethiopia-South Sudan financial
#Somaliland: Gollaha Wakiiladda Oo Ku Ansixiyay Miisaaniyadda Qaabkii Xukuumaddu U Qorshaysay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiiladda Somaliland, ayaa meel mariyay miisaaniyadda Qaranka ee xukuumadda Madaxweyne Biixi hore isugu khilaafeen. Miisaaniyad sanadeedka 2024, ayaa hore xukuumaddu ugu soo gudbisay Gollaha, bales mudanayaasha ayaa xilligaa wax-ka-bedel iyo kaabis ku sameeyay, iyagoo markaa
Somalia Qorshaha Gollaha Ammaanka Ee Qamada Midoobay Iyo Arrimaha Ku Gedaaman
Maxaa Laga Filayaa Warbixinta Madaxweynaha Soomaaliya Ee Qarsoon James Swan Kulanka Gollaha Amaanka? New York (ANN]- Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan loo balamay ka yeelanaya maalinta Isniinta 24 Jun 2024. xaaladda Soomaaliya Shirka ayaa ka dhacaya xarinta Qaramada