Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6748 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Farriimo Hanjabaad Iyo Digniin Ah U Diray Mucaaradka

#Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah murrashaxa u taagan doorashada Madaxtooyadda markii labaad ee u tartamaya Xisbiga KULMIYE, ayaa xisbiga tartanka ugu weyn la filayo inuu dhexmaro ee Mucaaradka ku eeddeeyay falkii Buurta gacan-libaax.    Madaxweyne Biixi

Somaliland: Rabshaddaha Kasoo Baxay Dhaqdhaqaaqa Mucaaradka Iyo Muxaafidka Ee Axsaabta Oo Laga Soo Saaray Ganaax Iyo Digniino

#Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa jawaabo addag iyo ganaaxyo lacageed ka bixiyay rabshado gacan ka hadal oo ay ku kaceen taageerayaasha WADDANI iyo KULMIYE, kuwaas oo dhaqamo si weyn bulshadu uga jidhiidhicootay ku

Dagaalka Bariga Dhexe Oo Wiiqay Dhaqaalaha Aduunka Iyo Hoos U Dhaca Qiimaha Bariiska

Dalalka Khaliijka Ayaa Qayb Ka Ah Hoos U Dhaca Dhaqaale ee Saamaynta Dagaalka #Araweelo News Network India Bonbay (ANN)-Dagaalka Bariga dhexe ayaa saamayn ku yeeshay Badeecaddaha ganacsiga oo ay ku jiraan raashinka iyo alaabooyinka kale, iyadoo  sidoo kale uu saamayeeyay

Siyaasi Cali Baashe Oo Lagu Dilay Duleedka Ceergaabo Iyo Doorkiisii Damminta Collaada

#Araweelo News Network   Ceergaabo (ANN)- Siyaasi  Cali Maxamuud Shire  (Cali Baashe) oo ahaa  siyaasi ganacsade ah, isla markaana ka mid ahaa haldoorka gobolka Sanaag ayaa maanta lagu dilay deegaanka Degmada Fiqi-fuliye oo qiyaastii 70km dhanka Koonfureed kaga beegan Magaalada

Israel Iyo France Oo isku Khilaafay Dagaalka Bariga Dhexe

#Araweelo_News_Network Beirut (ANN)-Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xooggaysanaya, ayaa sababay inay isku maandhaafaan Israel iyo Faransiiska, kaddib markii Madaxweynaha Faransiiska Maneul Marcon iyo ra’iisal wasaaraha Israel Benjamein Netanyahu warbaahinta isku mariyeen warbaahinta. Madaxweynaha Faransiiska Maneul Marcon, wuxuu ka digay dagaalka

Somaliland: Xukuumadda KULMIYE Oo Bulshada Usoo Bandhigtay Balanqaadkii Hirgalay Ee 2017 -2022

  #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Somaliland: Xisbiga KULMIYE, ayaa soo bandhigay Wax-qabadka Xukuumadda ee banalqaadkii Barnaamijka Siyaasadeed ee 2017 -2022, kaas oo lagu soo bandhigay muuqaalka Dukumenteriga halkan, si Bulshada loogu xaqiijiyo wixii ay Xukuumadda KUlmiye Balanqaaday.   Ujeedada Barnaamijku xanbaarsan yahay ayaa

Somaliland: Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Biixi Iyo Koox Haween Culimo Ah

  #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay Haween culimo ah oo ka mid ah Kooxaha Haweenka ee ka jira Hargeysa, kuwaas oo ku bahoobay Urur Bulsho. Kulanka oo aan si dhab ah loo ogayn ujeedada

Somaliland: Shirgudoonka Gollaha Oo Maxkamadda U Gudbiyay Kiiska Xildhibaan Maxamed Abiib

#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Shirgudoonka Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa qoraal dacwad ah oo la xidhiidha kiiska Xildhibaan Maxamed Abiib u gudbiyay Maxkamadda Sare. Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa warbaahinta la hadlay markii ay shirgudoonku qoraalka dacwada ah u gudbiyeen

Somaliland: Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Biixi Iyo Wefti Ka Socday Dalalka Kenya Iyo Ethiopia

#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay wefti ka kooban oo ka socday dalalka Ethiopia iyo Kenya, kuwaas oo Somaliland u yimi ka qaybgalka shir  lagu qabtay Hargeysa. War qoraal ah oo kasoo baxay

Hargeysa: Bandhigga Buugga Loogu Walqalay Boqorkii Buugaagta Iyo Baahida Loo Qabay

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay Hargeysa, ayaa lagu soo bandhigay Buug ka duwan Buugag baddan oo lagu soo bandhigay Somaliland, kaas oo xabaarsan macluumaad ballaadhan iyo aqoon lagu qeexayo muhiimada wadaniyada iyo doorka qofka Muwaadinka ah. Munaasibadda