Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6772 Posts

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Oo Baaq Kasoo Saaray  Kulankii U Horeeyay Ee Gollaha Wasiirrada Cusub

. #Araweelo_News _Network   Hargeys(ANN) Kulankii u horeeyay ee Gollaha Xukuumadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa soo saaray Baaq ku waajahan xaaladda colaadda Bariga Somaliland. Kulanka oo ay wadajir u guddoominayeen Madaweynaha cusub Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro)

Liiska Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Cusub Ee Madaxwey.ne Cabdiraxmaan Cirro

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Liiska Xukuumadda Cusub ee Nadaxweynaha ku guulaystay doorashadii 13 Nov 2024, Cabdirazmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa la Shaaciyay maanta Sabti 14 December’ 2024 Liiska Xukuunadda cusub waxa si rasmi ah u Shaaciyay Afhayeenka cusub ee loo magcaabay

Madaxweynaha Xilka Ka Degaya Oo Ka Qaybgalay Aaskiisii Ugu Danbeeyay Ee Sagootinka Xilka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay aaska marxuum Cabdinajax Siyaad Aw Cabdi oo ahaa la taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha dhallinyarada, isla markaana ahaa Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Kulmiye.

Dagaalyahanka Duulaankan Ku Qabsaday Suuriya Oo Soo Dhisaya Dawlad Ku Meel Gaadh Ah

  #Araweelo_News_Neteork Dimishiq (ANN)-KooxdaKa Maleeshiyada lala xidhiidhiyay inay u adeegayaan dalalka reer galbeedka oo gacansaar la leh Turliga ayaa ku dhawaaqay innay soo dhisayaan dawlad ku meel gaadh ah.   Kooxda lagu magcaabo Jabadda Taxriiru Shaam (HTS), oo gacanta ku

Mustaqbalka Suuriya Iyo Siyaasaddaha Is Diidan

  #Araweelo_News_Network..   Mustaqbalka Suuriya Iyo Siyaasaddaha Is Diidan 54 sano ka dib waddanka suuriya wuxuu noqday waddan aysan ka talin qooyska Al-Asad. mustaqbalka waddanka suuriya caalamka oo dhan ayaa indhaha ku wada haya. Qaramada midoobay, iyo waddamada adduunka oo

Somalia: Maxaa Sababay In Ciidamada Ethiopia Ku Qulqulaan Guddaha

#Araweelo_News_Network Addis Ababa (ANN)- 48-kii saacadood ee ay soo dhaafnay kolanyo  gawaadhida gaashaamaan ah oo lagu qiyaasay ku dhowaad 180 gaadiidka gaashaaman ah oo ay ku jiraan 40 Taangi oo ay leeyihiin millateriga Ethiopia ayaa u gudbay gobolka Gedo ee

Qabsashada Aleppo Maxay Ka Bedelaysaa Siyaasadda Gobolka, Yaa Sameyay Kooxda Xaggayse Xidida Ku Leeyihiin?

  Maxay Wadaagaan Hoggaamiyaha Jabhada Tahrir al-Sham Ee Al-Julani Iyo Hoggaamiyihii ISIS Ee Abu Bakar al-Baghdadi? #Araweelo _News_Network Aleppo (ANN)-Xiisaadda gobolka Bariga dhexe waxa sii kordhisay collaada kasoo cusboonaatay dalka Suuriya, iyadoo Saddex maalmood gudahood, dagaalyahannada mucaaradku qabsadeen magaalada labaad

Turkiga Iyo Iran Oo Isku maandhaafay Xaaladda Suuriya

Duulanka Xalab (Aleppo) Ee Suuriya Muxuu Ka Bedeli karaa Khariirada Bariga Dhexe iyo Dagaalka Qaza?   #Araweelo_News_Network   Damascus (ANN)-Dalalka Iran iyo Turkiga ayaa isku maandhaafay collaada kasoo cusboonaatay dalka Suuriya, iyadoo kooxo maleeshiyo ah si lama filaan  ah u

Fashilka Dawladda Federaalka Ma Awoodi Karaa Inuu Horjoogsado Aqoonsiga Somaliland

REER GALBEEDKA OO INDHAHA KU HAYA #SOMALILAND. #Araweelo_News_Network Dr. Ahmed Hassan Salah politics and international relations. Nairibi (ANN)- Soomaaliya waddankii la odhan jiray gebi ahaanba wuu fashilmay. Natiijadii nidaamka Federaalismka si fiican ayeeynu u aragnaa, waxaana inoogu filan khilaafka ka

Somaliland Xisbiyada KULMIYE Iyo WADDANI Oo La Ganaaxay

#Araweelo_News_Network   Hargeysa(ANN)- Xisbiyada Kulmiye iyo WADDANI ayaa lagu riday ganaa lacageed, kuwaas oo soo gebagebeeyay olollaha ay soo wadeen muddo ku dhow saddex todobaad. Gudidda Anshaxa iyo xalinta khilaafaadka Doorashooyonka ayaa soo saaray maanta qoraal saxaafadeed ay ku sheegayaan