Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6772 Posts

Saynisyahanada Ruushka Oo Damiirka Bulshada Caalamka Soo Jiitay

Khuburada Ruushka Oo Ku Guulaystay Tallaalka Kansarka Iyo Bushaarada Saynisyahanka #Araweelo _News _Network Moscow (ANN)- Saynisyahanada dalka Ruushka ayaa soo saaray ikhtiraac dhanka Sayniska ah oo dunidu ku dawakhsanayd qarniyo baddan, taas oo raja gelinay malaayiin qof oo dacalada aduunka

Somaliland: Madaxweyne Cirro Oo Ka Hadlay Siyaasaddiisa Gobolka Iyo Dhacdadii Dacawaley

#Araweelo _News _Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa markii u horaysay ka hadlay dhacdadii deegaanka Dacawaley ee deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Kililkashanaad oo ahayd mid sababtay mashaqo weyn oo dhimasho iyo dhaawac ah. Sidoo kale, Madaxweyne

Villa-Somalia Policy Look Like a Comedi of “Tom and Jerry”

#Araweelo News Network The “Tom and Jerry Policy of Villa-Somalia The diplomatic exchanges between Villa Somalia and Ethiopia continue to expose the fragmented and inconsistent nature of the Somali government’s foreign policy. The stark contradictions between recent statements from Villa

Mashaqadii Dacawaley Mawaaqifka Kala Fog Ee Somaliland Iyo Saraakiisha Nabadgeyada Deegaanka Soomaalida Ethiopia

#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay wefti uu Hoggaaaminayay Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland  Cabdalle Maxamed Carab oo kasoo laabtay  Magalada Jigjiga ee Degaanka Maamulka Soomalida Ethiopia, iyadoo laba dhinac war-saxaafadeedyo kala fog mid walba dhankiisa usoo saaray. Wefdiga

Somaliland Madaxweyne Cirro Oo Magcaabay Xilalka Habqanka Xukuumaddiisa

#Araweelo_News_Network Wareegto Madaxweyne Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo si habqan ah u magcaabaya xilalka dhjsmaha Xukuumaddiisa ayaa  maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2024  wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-016/122024 ku magacaabay La-taliyayaal Madaxweyne. Wareegtada Madaxweynuha ayaa

Duqaymaha Yemen Oo Sababay Burburka Diyaarad Millateri Oo Maraykanku Leeyahay

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-Dawladda Maraykanka ayaa qirtay in lasoo riday Diyaarad dagaal oo ahayd nooca diyaaraddaha wax duqeeya ee loo yaqaan F/A-18 supper, taas oo ka duulaysay hawadda Markabka dagaalka ee USS Harry S Truman, oo ku sugan Badda Cas oo

Somaliland Kumanaan Cajallado Lagu Duubay Codad Taariikh Xanbaarsan Oo Soo Jiitay Warbaahinta Caalamka

“Halka hadda loo yaqaan Somaliland waxay muddo dheer ahayd xudunta fanka iyo suugaanta – fanka oo door muhiim ah, xitaa door siyaasadeed ka ciyaara geeskan Afrika.” #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN0 – Somaliland, ayaa soo bandhigtay waxyaabo cajiib ah oo taariikhi ah,

Somaliland Iyo Ethiopia Oo Ka Hadlay Dagaal Khasaare Dhaliyay

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay daga khasaare dhaliyay oo ka dhacay deegaanka dacawalay oo ka tirsan deegaanka Soomaalida Erhiopia. Deegaanka oo ay ciidamada Liyuu Police ee deegaanka kills Shanaad ee Ethiopia ku lahaayeen dad shacab ah oo asalkiidu

Burburinta Suuriya Biriishkii Dhididka Muqaawamada Iyo Rajadii Falastiin

Bariga Dhexe:  Bashaar Al-assad Kaddib , Maxay Ku Beddesheen Iran Iyo Ruushku Bixitaanka Assad Ee Suuriya? Doorka Turkiga Iyo Is Ballaadhinta Bariga Dhexe Ee Israel #Araweelo_News_Network Damascus (ANN)- Israel  ayaa sii wada duqaymaha Suuriya toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray

Somaliland: Duleedka Ceergaabo Dagaal Sababay Khasaare

#Araweelo_News_Network Ceergaabo(ANN)- Dagaal saacado socday ayaa maanta gelinkii danbe ka dhacay duleedka Koonfur Bari ee Magaalada Ceergaabo, iyadoo wararka hordhaca ah sheegayaan in dagaalku ka dhacay deegaanka Dhuur-madare oo qiyaastii Afartan kmtr u jirta degamada Ceergaabo . Sarkaal u hadlay