Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6772 Posts

Somaliland: Safarka Madaxweynaha Ee Dalka Imaaraadka Iyo Dareenka Ku Xeeran

  Xubnaha Ku Weheliya Safarka Madaxweynaha Ee Dalka Imaaraadka UAEΒ Β  #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ka anbabaxay dalka isagoo usii jeeda dalka Imaaraadka. Madaxweyne Cabdiraxmaan oo diyaarad khaas ah ka raacay barqadii saaka soonka

Gollaha Wakiiladda Oo Aqlabiyad Ku Meel Mariyay Miisaaniayadda 2025

  #Arawreelo_News_Network Hargeysa(ANN) Mudanayaasha Gollaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad sare ,iyadoo Madaxweynaha Somililand isla maanta kusoo saaray Digreeto lagu dhaqan gelinaya Miisaaniyadda 2925,taas oo ah miisaaniyadii xukuumaddii hore 2024. Kal-fadhiga oo ahaa kii 10aad Fadhigiisii 15aad oo uu

Somaliland: Madaxweynaha Oo Magcaabay Gudida Dib U Habaynta Ciidamadda

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda SomalilandΒ  Cabdiraxmaa.n Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta magcaabay Gudidda dib u habanynta Ciidanka Qaranka. Sidaana waxa lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha oo u dhignayd sidan;- π–πšπ«πžπžπ π­π¨ 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi

Somaliland; Fadhiga Gollaha Wasiirrada Maxaa Lagaga Hadlay

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Madaxweyene Cabdirazmaan Cirro, ayaa maanta yeeshayΒ  Fadhigii 7-aad ee Shirka Gollaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland. Fashiga xubnaha Gollaha Wasiirrada oo uuΒ  Shir-guddoominaayay Madaxweynaha Jamhuuriyada SomalilandΒ  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, oo uu weheliyo Madaxweyne ku

Somaliland Xukuumadda Cusub Oo Daah-furtay Qorshe Lagu Diiwaangiyo Gaadiidka Dawladda

  #Araweelo_News_Network   Hargeysa (ANN)-Xukuumadda cusub ayaa daah-furtay qorshe lagu diiwaangelinayo Gaadiidka dawladda, kass oo loogu samaynayo Buugga gaadiidka dawladda. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa daah-furay bilowga qorshaha Diiwaangelinta iyo samaynta Buugga gaadiidka Dawladda oo

Somaliland: Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Dedaalka Maraykanka Ee Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland

Madaxweyne Cirro Muxuu Ka Yidhi Xidhiidhka Somaliland, Ethiopia, Djibouti iyo Mawqufka Siyaasadeed Ee Xukuumaddiisa,? #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ka hadlay qorshaha Xukuumaddiisa ee ku waajahan siyaasadda arrinaha dibadda iyo Aqoonsiga qadiyadda Sonaliland. Madaxweynaha ayaa

Golaha Wakiilada Doodda Sharci Ee Kordhinta Kalfadhiga Xidhnay iyo Tilmaanta Xeer Hoosaadka

  #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Golaha Wakiillada oo muddooyinkan ku jiray kalfadhiyadii 10aad iyo 12aad, soo gebagebeeyay ayaa la hordhigay in la kordhiyo oo lagu daro muddo laba todobaad ah kalfadhiga, taas oo dhaliyay dood kaddib markii mudanayaasha qaarkood uga falceliyeen qaabka loo

Madaxweyne Cirro Oo Ka Hadlay Balanqaadkii Mushahar Kordhinta

  β€œπ•Žπ•’π•©π•’π•’π•Ÿ ku π•—π•¦π•π•šπ•Ÿ π••π• π• π•Ÿπ•’Β  π•¨π•’π•£π•–π•–π•˜π•₯𝕠 π•“π•’π•π•’π•Ÿπ•’π•’π•’π••π•œπ•šπ•š π•’π•’π•Ÿ π•€π•’π•žπ•–π•–π•ͺ𝕖π•ͺ π•¨π•’π•œπ•™π•₯π•šπ•˜π•šπ•š 𝕆𝕝𝕠𝕝𝕒𝕙𝕒 𝕖𝕖 𝕒𝕙𝕒𝕒 π•žπ•¦π•€π•™π•’π•™π•’π•£ π•œπ• π•£π••π•™π•šπ•Ÿπ•₯𝕒  …” Madaxweyne Cirro Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeeray maanta Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka, ayaa Sharaxay qorshihiisa ku waajahan balanqaadkii nuashahaar kordhinta ee

SomalilandΒ  Madaxweynaha OoΒ Gollaha Wasiirrada Kala Hadlay Oddoroska Miisaaniyadda 2025.

  Β Oddoroska Miisaaniyadda 2025 Muxuu Kaga Duwanyahay Miisaaniyadii 2024 #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Sonaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabudullaahi (Cirro), ayaa Fadhigii 006aad ee shirka gollaha Wasiirrada ee Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad ee uu gadh-wadeenka ka yahay kala hadlay Odoroska Miusaaniyadda 2025.

Liiska Magcaabista Masuuliyiinta Cusub Ee Madaxweynaha Somaliland Magcaabay

Liiska MagcaabistaΒ  Wareegtooyinka Madaxweynaha Ee Xilalka Cusub #Araweelo_News_Neywork   Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Β  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2025 , soo saaray wareegtooyin uu ku Shaaciyay xilalka masuulyiin cusub oo xilal kala duwan. Wareegtada