Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6800 Posts

Somaliland: Xuska 28-guurada 18 May Daawo

Munaasibada Xuska 28-guurada 18 May Hargeysa(ANN)-Xuska munaasibada sannad-guurada 28aad ee 18-ka May, ayaa ka dhacday barxada loo qorsheeyay ee Afaafka dhismaha wasaarada Isgaadhsiinta, halkaas oo sannadkan loo qorsheeyay khudbadaha munaasibada in ay ka jeediyaan Madaxweynaha Qaranka iyo Masuuliyiinta kale ee

Guddoomiyaha UCID, Faysal Oo Saluug Ka Muujiyay Qaaabka Madaxweyne Biixi U Hoggaaminayo Dalka

Hargeysa (ANN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu xildhibaan Dhakool uu dambi weyn ka gallay qaranka, isla markaana ay tahay in sharciga la mariyo. Gudoomiye Faysal waxa uu sheegay in saluug weyn laga qabo sida

Guddida Qaban-qaabada 18 May Oo Fariin U Diray Bulshada

Hargeysa(ANN):- Guddida qaban-qaabada munaasibadda qaran ee 18-ka May, ayaa caawa baaq u diray guud ahaan bulshada reer Somaliland, waxana ay ugu baaqeen inay si hagar la’aan ah uga qayb qaataan isu soo baxyada maalinta berri ah loo ballansan yahay. Sidaa

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xuska 18-May Fiiran Hanbalyo Ahna U Diray Ciidanka Qaranka

Hargeysa (ANN) – Taliyaha ciidanka Millateriga Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhamman Ciidanka Qaran xuska sannad guurada 28-aad ee gooni-isutaaga Somaliland ee 18-ka May oo Sabtida berri ku beegan. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland

Somaliland: Madaxweynaha Oo Cafis U Fidiyay Maxaabiista Denbiyada Fudud Ee Ku Jiray Xabsiyada Dalka

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud u xidhan ee Xabsiyada dowladda lagu hayey Fadliga Ramadaanta iyo Xuska 18-ka May awgood. MADAXWEYNAHA SOMALILAND MUUSE BIIXI CABDI MADAXWEYNAHA SOMALILAND MUUSE BIIXI CABDI Sidaa waxa lagu sheegay

Maxaa Sabab u ah Fashilka iyo Fool-xumada ka Muuqda Guddiga Qaban-qaababada Xuska 28-guurada Qarannimada Somaliland ee 18 May?

Hargeysa(ANN)-Qaban-qaabada Xuska 28-guurada Jamhuuriyadda Somaliland ee sannad kasta loo dabbaal-dego 18-ka bisha May, ayaa u muuqata sannadkan 2019-ka mid ka liidata sidii sannadihii hore loo abaabuli jiray ee la isugu xidhi jiray qaybaha Bulshada, Warbaahinta iyo Dowladda-ba. 18 May Wasiirka

Telefishanka CNN-ta ee Dalka Mareykanka Oo Barnaamij Kaga Warbixiyay Col Tuke Oo Loo Haysto Xasuuqii Somaliland

Waa kuma korneylka Soomaaliyeed ee lagu eryanayo dalka Mareykanka? Kornyal Tuke wuxuu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa milaterigii Soomaaliya Telefishinka CNN-ta ee dalka Mareykanka aya barnaamijka THE LEAD ku baahiyay warbixin lagaga hadlayay qofka uu yahay Yuusuf Cabdi Cali

Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhiga Xildhibaan Dhakool Iyo Jawaabta Guddoomiyaha WADDANI

Hargeysa(ANN)- Madaxtooyadda Somaliland ayaa ka hadashay xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed (Dhakool) iyo sida uu uga hadlay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro). Af-hayeenka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Warsame Jaamaca, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in guddoomiyaha WADDANI,

Somaliland: Madaxweynaha Iyo Xubno Wasiiradiisa Ah Oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Socotay Shirkaddo Turkiga Laga Leeyahay

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka Turkiga oo uu hoggaaminayey gudoomiyaha shirkadaasi Mr. Aziz Yildirim oo maanta safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda

Somaliland: Roob Mahiigaana Oo Dad Ku Dhintay Hargeysa, Madaxweynaha Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Hadlay

Hargeysa(ANN)-Roob mahiigaana oo caawa maasheeyay magaalada caasimada ah ee Hargeysa, ayaa sababay khasaare dhimasho , isagoo galaaftay inta la xaqiijiyay ugu yaraan 5 qof oo siyaabo kala duwan uu roobku sababay dhimashadooda. Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo