Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6800 Posts

Somaliland: Madaxweynaha Oo Cafis U Fidiyay Maxaabiista Puntland Lagaga Qabtay Dagaalkii Tukaraq

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa inuu cafis u fidiyay maxaabiista dagaalkii Tukaraq ee 18 May 2018, kaas oo u dhexeeyey Somaliland iyo Puntland lagu soo qabtay, kuwaas oo ku xidhnaa Xabsiyada Jamhuuriyadda. Madaxweyne Biixi , wuxuu sidaa ka

Magaalada Badhan Oo Laga Xusay 28-guurada Maalinta Qaranka Ee 18 May

Badhan(ANN)-Magaalada Badhan ee bariga gobolka Sanaag, ayaa si ballaadhan looga 28-guurada madax-bannaanida Qarannimada Somaliland ee 18-ka May oo maanta dalka oo dhan laga xusay. Munaasibada Degmada Badhan, waxa kala qaybgalay Shacabka masuuliyiinta heer degmo oo dadweynaha u jeediyay khudbado lagaga

Berbera Iyo Xuska 18May Ee Badda Iyo Beriga

Berbera(ANN)-Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa si cajiib ah looga dabbaal-degay Xuska 28-guurada gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May oo maanta ku beegnayd, waxaana Shacab iyo Ciidammo la isugu soo baxay Berriga iyo Badda oo ay Gaadiidka Badda oo Calanka

Boorama: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Kala Qaybgalay Shacbiga 28-Guurada 18 May

Boorama(ANN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland uuCabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal kala qaybgalay Xuska 28-guurada ka soo wareegtay gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May oo maanta dalka si weyn looga xusay munaasibada maalintaa.. Madaxweyne

Magaalada Ceergaabo Iyo Xuska Munaasibada 18-ka May Daawo

Ceergaabo(ANN)-Magaalada Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa si fiican looga oogay Xuska 28-guurada madax-bannaanida Qarannimada Somaliland ee 18-ka May oo maanta dalka oo dhan laga xusay, waxaana kala qaybgalay Shacabka Ceergaabo masuuliyiinta heer degmo, gobol, Wasiirro iyo Xubno kale oo

Sidee Looga Xusay 28-guurada Maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May Magaalada Laascaanood?

Laascaanood(ANN)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ka mid ahayd magaalooyinka sida diirran looga xusay 28-guurada ka soo wareegtay maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May oo maanta laga dabbaal-degay Somaliland, munaasibada xuska Reer Sool waxa shacbiga kala qaybgalay xuska Wasiirro,

Magaalada Burco Iyo Xuska 28-aad 18 May

Burco (ANN)- Xuska 28-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga iyo la soo noqoshada Madax-banaanida Somaliland ee 18-ka May, ayaa maanta dalka Somaliland laga xusay, isla markaana magaaladii lagaga dhawaaqay 18-kii May 1991-kii ee Burco, ayaa sida looga xusay aannu

Somaliland: Daawo Khudbada Madaxweynaha Ee 18 May

Hargesa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbadda 18 May 2019 ee 28-guuradii kasoo wareegtay markii Somaliland dib ula soo noqotay qaranimadeeda, waxa uu  kaga hadlay arrimaha dhaqaallaha dalka, siyaasada Dibbada, caafimaadka, waxbarashadda, Biyaha , guud ahaaan nolosha bulshadda iyo sida

Muuqaaladii Soo Jiidashada lahaa ee 18May

Post Views: 668

Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Arrimaha Dhaqaalaha, Horumarka Nolosha Bulshadda, Doorashooyinka , Siyaasada Iyo Mustaqbalka Somaliland

Hargesa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbadda 18 May 2019 ee 28-guuradii kasoo wareegtay markii Somaliland dib ula soo noqotay qaranimadeeda, waxa uu  kaga hadlay arrimaha dhaqaalaha dalka, siyaasada Dibbada, caafimaadka, waxbarashadda, Biyaha , guud ahaaan nolosha bulshadda iyo sida