Category: Warar
Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Guddoomiyaha WADDANI, Dunida Ka Dhaadhiciyay In Aanay Doorashada Somaliland Dhacayn
Nairobi (ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka mid ahaa Wefdi ka socda Xisbiyada Somaliland ee KULMIYE iyo UCID oo Socdaal ku tagay Nairobi, ayaa ka warramay Ujeeddada socdaalkooda iyo waxyaabihii ay la kulmeen..
Wefdi Ka Socday Somaliland Oo Dalka Kenya Kula Kulmay Qaadhaan-bixiyayaasha
Hargeysa(ANN)-Wefdi balaadhan oo ka socday labada xisbi ee Somaliland ee UCID iyo Kulmiye oo ay hogaaminayeen Wasiirka arrimaha gudaha, Maxamed Kaahin Axmed iyo guddoomiyaha xisbiga UCID ,Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la yeeshay qaadhaan-bixiyeyaasha Midawga Yurub ee ku sugan Nairobi.
Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Tilmaamay Riyo Hadal kasoo Yeedhay Soomaaliya
Kaltuun Sh. Xasan: ” Soomaaliya, sida aanay Doorasho uga qaban karin Kenya, Djibouti iyo Itoobiya ayaanay ayaanay Somaliland-na Doorasho uga qaban karin .” Hargeysa(ANN)-Marwo Kaltuun Sh. Xasan oo kamida Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay hadal ka
Guddoomiyaha Ku Meelgaadhka Ah Ee WADDANI, Cabduqaadir Jirde Oo Sheegay In Safiirka Ingiriiska Warbixin Aan Sax Ahayn Loo Gudbiyay
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Cabduqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa sheegay in Safiirka Ingiriiska ee dhowaan Somaliland yimi loo sheegay war aan jirin oo ah in laga heshiiyay arrinta saami qaybsiga ee Baarlamaanka oo qayb ka ah caqabadaha
Shirkadda Daabacaadda Casriga Ah Ee SAGAL JET, Oo Deeq Xoolo Iyo Dhar Ah Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Hargeysa
Hargeysa(ANN)-Shirkadda daabacaada casriga ah ee Sagal Jet, ayaa deeq isugu jira Xoolo nool iyo dharkii Ciidda gaashsiiysay Carruurta lagu daryeelo xarunta Agoomaha Hargeysa, taas oo ay ugu talo gashay bisha barakaysan ee Ramadaan oo laba todobaad ka hadheen munaasibada Ciidda.
Baarlamaanka Soomaaliya Oo Meel Mariyay Sharciga Shidaalka Oo Muran Hadheeyey
Muqdisho(ANN)-Xildhibaanada Baaralamaanka ee dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa cod u qaaday sharciga shidaalka oo maalmahan ay ka doodayeen. . Xubnaha baarlamaanka, ayaa sharcigan ku ansixinayay cod gacantaag ah, waxaana oggolaatay 150 xildhibaan, halka 4 keliya ay diideen, iyadoo hoggaamiyayaasha maamul
Dagaalyahanka Xuutiyiinta Oo Beeniyay Inay Gantaal Ku Rideen Magaalada Barakaysan Ee Makkah
Sana’a(ANN)-Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ee dagaalka kula jira xulufada sucuudiga, ayaa beeniay war ay maanta baahisay warbaahinta Sacuudiga, oo sheegayay inay gantaal kusoo tureen magaalada barakaysan ee Makkah. Sida ay shaacisay wakaalada wararka ee Reuters. “Maamulka Sacuudiga waxa uu, isaga
Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Muniir Abusite oo Khudbad Qiimo leh ka Jeediyey Xuska 28-guurada 18ka May ee Qarannimada Daawo
Dubai(ANN)-Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Muniir Abusite oo Khudbad Qiimo leh ka Jeediyey Xuska 28-guurada 18ka May ee Qarannimada DaawoJamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May oo dalka iyo dibedda-ba laga xusay shalay. Munaasibaddaas oo lagu xusayey 28-guurada maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka
Guddoomiyaha UCUD, Eng. Faysal Oo 28 Sannadood Kadib Aqoonsi La’aanta Somaliland Ku Tilmaamay Mid Gudaha Ka Timi
Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay mar uu ka hadlayey 28 sannadood ka dib halka ay Somaliland taagan tahay iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay dhinacyada siyaasada iyo nolosha, waxaanu sheegay
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulamo Wufuudii Dalalka Dibadda Uga Yimi Munaasibaddii 18-ka May
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilnad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulamo kula yeeshay wufuud kala duwan oo isugu jira xildhibaanno, wasiirro iyo diblomaasiyiin, kuwaas oo ka qayb-galay munaasibadda 18-ka May ee 28-guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland xorriyaddeeda dib ula