Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6800 Posts

Somaliland: Madaxweynaha Oo Soo Xidhay Wejiga Koowaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee dhinaca waqooyi Bari kaga beegan caasimadda Hargeysa.

Pakistan Oo Ka Digtay Dagaalka Maraykanka Iyo Xulufada Sucuudigu Ka Hurrinayaan Mandaqada Ee Ka Dhanka Ah Iran

Islamabad(ANN)-Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Imran Khan, ayaa ka digay khatarta ka jirta gobolka Khaliijka, kadib markii uu booqasho ku tagay Islamabad wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Javad Zarif, taas oo kusoo beegantay xili ay sii xoogaysanay xiisad ka dhex abuurantay Washington

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Guddoomiyaha UCID Oo Si Cadhaysan Uga Jawaabay Su’aalo Laga Weydiiyay Kulan Ay La Yeesheen Siyaasi Soomaali-Weyn Ah

Hargeysa(ANN)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, isla markaana ah guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si cadho leh uga jawaabay su’aalo laga weydiiyey kulan

Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Ka Hadlay Dhaalaha, Maceeshada Iyo Sicir-bararka Ka Taagan Somaliland

Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee geyiga Soomaalida caanka ka ah, ayaa shaaca ka qaaday in khalkhalka ku yimaada dhaqaalaha iyo dhuuniga bulshada si adag u taabtaan, guri walbana oo laga dareemo, sidaa darteed

Wefdiga Labada Xisbi Ee Ku Sugnaa Kenya Oo Ka Hadlay Natiijada Kulamadii Ay La Yeesheen Beesha Caalamka

Hargeysa(ANN)-Wefdi ka kooban labada xisbi ee Somaliland ee UCID iyo Kulmiye oo ay hoggaaminayeen Wasiirka arrimaha gudaha, Maxamed Kaahin Axmed iyo guddoomiyaha xisbiga UCID ,Faysal Cali Waraabe oo maalmahan safar ku joogay dalka Kenya, ayaa ka hadlay natiijada safarkooda oo

Qaramada Midoobay Oo Madaxweynaha Somaliland Ku Hanbalyaysay Siiddaynta Maxaabiista Puntland Iyo Nabada Uu Soomaaliya Ugu Baaqay

New York(ANN)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ugu baaqay Xukuumadda Soomaaliya iyo dowlad-gobolleedyada xubnaha ka ah inay wadashaqeyn dhaw yeeshaan, waxaanay hambalyeeyeen Madaxweynaha Somaliiland Muuse Biixi Cabdi oo ay ku ammaaneen cafiskii uu u fidiyey Maxaabiista Puntland laga hayey, waxaanay

Somaliland Oo Ugu Baaqday Maamulka Puntland inay Ka Waantoobaan Daan-daansiga, Xilna Iska Saaraan Xoojinta Nabada

Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ugu baaqday maamulka Puntland inay ka waantoobaan collaadda oo ay ka shaqeeyaan xoojinta nabada, sidaan waxa lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay Kal-fadhigii 35-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland. Fadhiga golaha Wasiiradda Somaliland oo

Prof. Samatar Oo ka Hadlay Sababta Uu Uga Maqnaaday Xuska 18May, Safar Ay Wada Galeen Guddoomiyaha WADDANI Iyo Arrimo kale

Hargeysa(ANN)-Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanka reer Somaliland, isla markaana ka tirsan xisbiga KULMIYE, ee talada dalka haya, balse mudooyinkii u danbeeyay kulamo iyo doodo ay u bixiyeen tabliiqa Siyaasada ay wadeen isaga iyo Prof. Cali Khaliif

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Ka Waramay Shidaalka Dalka Ku jira, Macdanta Iyo Arrimaha Shirkaddaha Laydhka

Hargeysa(ANN)-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa sheegay in dalka Jamhuuriyada Somaliland uu qani ku yahay shidaal iyo macdan, isagoo sidoo kale soo hadal qaaday shirkaddaha Laydhka ee Dalka. Wasiirka, ayaa sidaa ka sheegay hadal uu manta

Somaliland: Madaxweynaha Oo Qaabilay Arday Ku Guulaysatay Tartanka Quraanka Ee Djibouti

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex Arday oo reer Somaliland ah oo kaalmaha sare ka galay tartan Quraanka kariimka ah oo lagu qabtay dalka Djibouti. Saddexdan Arday oo kala ah Bashiir Cabdullaahi Maxamed