Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6800 Posts

Qaramada Midoobay Oo Diblamaasi Maraykanka Ah U Magcaabay Soomaaliya

Ujeedada Xafiiska UNSOM Iyo Awoodaha Uu Leeyahay New York(ANN)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres,  ayaa wakiilkiisa gaarka ah ee Soomaaliya u magacaabay James Swan, oo ah Diblomaasi u dhashay dalka Mareykanka, kaas oo hore u ahaa wakiilka gaarka ah

Xiisad Ka Taagan Maraakiibta Badeecadaha Sida Ee Kusoo Xidhata Dekadda Berbera Iyo Ganacsatada Oo Ka Cabanaya

Berbera(ANN)-Cabashooyin, ayaa ka imanaya qaabka ay u socdaan Badeecadaha kasoo dega Dekedda Magaalada Berbera, kadib markii ganacsatada badeecadaha kala soo dega marsada magaalada Berbera ay soo waajaheen  gaadidka badeecadaha u sida ee kusoo xidhanaya Dekedda dib u dhac. Arrintan, ayaa

Turkiga Oo Boqorka Sucuudiga U Diray Qoraal Ka Digaya Dilka Culimada

“Culimadu Waa Dhaxalka Nebiyadii, dhimashadooduna waa sida dhimashada Adduunka” Yasin Aktay, Lataliyaha Erdogan Ankara(ANN)-Lataliyaha Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay Boqorka Sacuudi Carabiya Salman bin Abdulaziz Al Saud, dilalka qorsheysan ee culimada Muslimka ah oo uu sheegay  in

Amiirka Dalka Qadar Oo Ka Qaybgelaya Shirka Dalalka Carabta Ee Sucuudigu Ku Baaqay

Makka(ANN)- Hoggaamiyayaasha Carabta iyo qaar ka mid ah Madaxda dunida Islaamka, ayaa ku qulqulaya magaalada barakaysan ee Makka Al Mukarrama ee dhulka Xaraneynka oo la filyo in shir xaasaasi ah uga fur kusii qulqulaya inta badan hoggaamiyaasha dawaaqiidda Carabta iyo

Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Khariirada Lagula Wareegay Dhulkeeda Difaacday

Muqdisho(ANN)- Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa wax aan macno weyn lahayn khalad yar ah ku tilmaantay Khariiirada ay dhowaan Ethiopia ku baahisay shebekadda Wasaarada arrimaha Dibbada oo si weyn u abuurtay xiisad, taas oo dhulka Soomaaliya gebi ahaanba lagu daray dhulka

Maamulka Puntland Oo Xidhiidhka U Jaray Dawladda Federaalka

Garoowe(ANN)-Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa xidhiidhka u jaray Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdiulaahi Farmaajo. Sidaana, waxa lagu sheegay War-qoraal dheer oo ku qoran Luqadda Afka Ingiriisiga oo ka soo baxay Madaxtooyadda Maamulka Puntland, kaas oo

Liiska Magacyada Maxaabiista Puntland Ee Somaliland Sii Deysay

Hargeysa(ANN)-Dowladda Somaliland, ayaa shaacisay magacyada maxaabiista maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo lagu qabtay dagaalkii sannadkii hore 2018, magaalada Tukaraq ee duleedka Garoowe ee xadka Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmaray Ciidamadda Qaranka Somaliland iyo ka Soomaaliya. Maxaabiistaa oo ka kooban

Taliyihii Xabsiga Tacadiyada Ee Jeel Ugaadeen Oo La Qabtay

Addis Ababa (ANN)- Dowladda Ethiopia, ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay sarkaal hore uga tirsanaa maamulkii deegaanka Soomaaliya ee Jigjiga ee nidaamkii Cabdi Maxamuud Cumar. Xasan Ismaaciil Ibraahim, oo loo yaqaanno Xasan dheere ayaa ahaa korneyl ka tirsan ciidanka Liyu

Somaliland: Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Awaamiir Kasoo Saartay xilliga Salaadda Taajudka

Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland, ayaa Iimaamyada Masaajidyada ugu baaqday inay demiyaan amma aad u naaqusaan cod-baahiyeyaasha xilliga la tukanayo Salaadda Taajudka. Sidoo kale, waxay Mu’addimiinta ugu baaqday inay ilaaliyaan wakhtiga eedaanka Salaadaha oo aan midba makra uu doono iska

Muuqaalka Barnaamijka Shaqo Qaran Ee Madaxweynaha Somaliland Soo Xidhay Daawo

Hargeysa(ANN)- Munaasibadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamijka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee duleedka dhinaca waqooyi Bari kaga beegan