Category: Warar
Somaliland: Xarumaha Laba Telefishan Oo Albaabada Loo Laabay Iyo Ururka SOLJA Oo Si Kulul U Canbaareeyay
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa saaka albaabada u laabtay xarumaha laba Telefishan oo ka hawlgala magaalada Hargeysa, waxaana arrintaa markiiba ka hadlay, Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, isagoo tallaabadaa ku tilamaamay mid sharci-darrado ah oo ay Xukuumadda Madaxweyne Biixi qaaday. Xarumaha labada
Somaliland: Xildhibaan Dhakool Oo Bil Kadib Xoriyadiisa Loo Celiyay
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga kasii deysay Xildhibaan Maxamed Axmed ( Dhakool) oo ciidanka Boolisku xabsiga u taxaabeen, 10 May 2019, isagoo goor habeen ah ku sugnaa gurigiisa magaalada Hargeysa. Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada kaga jira
Somaliland: Daraasad Muujisay Tayada Waxbarashadda Ee Dugsiyada Iyo Madaxweynaha Oo Ka Markhaati Kacay Ka Ganacsiga Tacliinta
Hargeysa(ANN)-Dood caalami ah oo ka socota meelo badan oo dunida ah, ayaa ka digay in ganacsato badani ay maalgashanayaan waxbarashadda, si ay u helaan macaash aad u badan, iyaga oo aan eegayn tayada waxbarashadda ama Ardayga ay soo saarayaan iyo
Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Shirka Uu Baaqay Boqor Cismaan Buur-madaw Iyo Arrimo Kale
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shir muddooyinkii u danbeeyay la hadal hayay oo uu iclaamiyay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madaw), oo ka mid madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, kaas oo masuuliyiin ka tirsan ka muujiyeen dareen
Madaxweynaha Oo Sheegay In Aanay Tacliinta Iyo Caafimaadku Noqonayn Wax Laga Ganacsado
“maaha in toban qof dadka lagu jaah-wareeriyo oo la yidhaahdo gaadhi ayaa la siinayaa iyo dakham dahab ah ayaa la siinaya, wax la aqbali karona maaha” Madaxweyne Biixi Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa dardaaran u jeediyay Ardayda
Somaliland: Madaxweynaha oo Daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Dalka
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay qaybinta imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada siddeedaad ee dugsiyada dhexe iyo kuwa Afraad ee dugsiyada sare oo si rasmi ah maanta uga bilaabmay guud ahaanba dalka Somaliland. Imtixaankan oo ay u
Kulanka Golaha Wasiirrada Somaliland Maxaa Lagaga Hadlay
Hargeysa(ANN)Kal-fadhigii 36-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu weheliyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13/06/2019, warbiximo lagaga dhegeystay
Xuutiyiinta Dalka Yemen Oo Gantaal Khasaare Dhaliyay La Beegsaday Madaar Sucuudiga Ku Yaal
Saudi a, Abha(ANN)- Xuutiyiinta dalka Yemen ee la dagaalama xulufada Sucuudiga, ayaa Gantaal la beegsaday garoonka caalamiga ah ee Abha (Abha International Airport ) oo dhinaca Koonfur galbeed dalka Sucuudiga ku taal. Gantaalka oo qabsaday maanta Madaarkaa oo ah saxmad
Ciyaartoy Caan Ka Ah Garoomada Kubadda Cagta Ee Yurub Oo Ka Hadlay Sababta Uu Diinta Islaamka U Qaatay
London(ANN)-Laacibka caanka ah ee u ciyaara kubadda kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Faransiiska, ayaa dhowaan qaatay Diinta Islamka, wuxuuna intii lagu jiray Bisha Barakaysan ee Ramadaan Cimra u tegey Magaalada Barakaysan ee Mecca. Ciyaartoyga oo warbaahinta dalalka reer galbeedku
Shortlist announced for UK premiership race
Britain ruling party announces shortlist for leadership contest London(ANN)-The ruling Conservative Party in Britain has announced a final shortlist of lawmakers vying to win a leadership battle in the party and become the country’s next prime minister. The 1922 committee,