Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6799 Posts

#Somaliland: Madaxweynaha Oo Sameeyay Xil-kaqaadis Iyo Magcaabis

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi, ayaa xilalkii ay hayeen ka qaaday masuuliyiin ka tirsan xukuumaddiisa, isagoo kuwo kalena magcaabay, sidaana waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Afhayeenka Madaxweynaha. Qoraalka wareegtada Madaxweynaha, ayaa u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane

“Dagaalka Saddexaad Wuxuu Ku Bilaabmayaa Iran, Bariga Dhexe Kala Badh Waa La Qabsanayaa, Muslimiintuna, ,,,,” Xoghayihii Hore Ee Arrimaha Dibbada Maraykanka Henry Alfred Kissinger

 Washington(ANN)- Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibbada Maraykanka Henry Alfred Kissinger oo ah rug-cadaa ku xeel dheer siyaasada iyo arrimaha Istiraatiijiyada, ayaa sheegay in la gaadhay xilligii uu dunida ka dhici lahaa dagaalka saddexaad ee aduunka, Henry Alfred Kissinger, ayaa hadalka

Madaxweynaha Maraykanka Oo Hakiyay Weerar Uu Doonayay Inuu Ugu Jawaabo Iran

Washington(ANN)-Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump,  ayaa sheegay in weerar la doonay in lagu qaado 3 goobood oo dalka Iran ah, isla markaana loo qorsheeyay in lagu dilo 150, uu joojiyay 10 daqiiqo ka hor intii aan la bilaabin weerarkaa. Arrintaa ayaa

Somaliland: Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Qorshayaasha Iyo Siyaasadda ilaalinta Tignoolajiyadda Dowladda

Hargeysa(ANN)-Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suufi, ayaa faahfaahiyey ujeeddada laga leeyahay siyaasadda Tignoolajiyadda dowladda lagu hagi doono oo ay dhawaan golaha wasiirrada iyo Madaxweynaha uu ka hor-akhriyey Wasiirku. Shir jaraa’id oo ay maanta wada jir ugu

Maraykanka Oo Qiray In Xukuumadda Dalka Iran Soo Riday Diyaarad Uu Lahaa Millaterigoodu

Tehran(ANN)-Kacaanka Islaamiga ah ee dalka Iran (IRGC),  ayaa toogasho kusoo riday diyaarad ay leeyihiin Milateriga Mareykanka oo doonaysay inay hawlgal ka fuliso gobolka koonfurta xeebta ee Hormozgan. Afhayeen u hadlay taliska ciidanka kacaanka dalka Iiraan, ayaa sheegay in ay dhulka

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dalka soo Gebagabeysay

Hargeysa(ANN)-Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa si rasmi ah u soo gebo-gabeeyey Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada sare iyo dhexe ee dalka. Imtixaanada, ayaa dalka si toos ah uga bilaabmay Sabtidii toddobaadkan, waxaana loo sameeyey gunaanadka imtixaanaadka munaasibad lagu

Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay In La Casriyaynayo Qaabkii Iyo Qalabkii Diiwaangelinta Iyo Xisbiga WADDANI Oo Diiday Inay Ka Qaybgalaan Kulankaa

Hargeysa(ANN)-Kulan ay yeesheen Guddida doorashooyinka Somaliland ee mudadoodu dhammaadka ku dhawdahay iyo labada Xisbi ee UCID iyo Kulmiye, ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Komishanka ee Magaalada Hargeysa. Kulankaa oo saxaafadu dibadda ka joogtay, ayaa lagu sheegay ujeedadiisa mid lagaga hadlayay

Kenya Oo Dafirtay In Dalkeeda Uu Ka Jiro Cudurka Bariinsaday Dalalka Galbeedka Afrika Ee Ebola

Nairobi(ANN)-Xukuumadda dalka Kenya,  ayaa ugu danbeyntii ku dhawaaqday kaddib baadhitaan deg deg ah oo ay sameeyeen laamaha caafimaadka dalkaas ay ku ogaaday cudurka Ebola  aanu ka jirin dalkeeda. Wasiirka Caafimaadka dalka Kenya Sicily Kariuki,  ayaa war ay soo saartay ku

Xildhibaan Dhakool Oo Ka Hadlay Waxa Uu Ka Yeelayo Shaqsiyaad Uu Sheegay Inay Xadhigiisa Ka Danbeeyeen

Hargeysa (ANN) – Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland kaga jira gobolka Sool, ayaa warbaahinta la hadlay, kadib markii shalay laga sii daayay xabsiga ee uu xoriyadiisa dib u helay, isagoo muddo bil iyo

Geerida Abwaan Caan Ka Ahaa Geyiga Soomaalida

Addis Ababa(AN)-Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise oo ku magac dheeraa ‘Singub’,  isla markaana ka mid ahaa Abwaanada ugu magaca weyn Soomaalida, aya maanta ku geeriyodoy Cisbitaal ku yaal magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Allah ha u naxariistee Abwaanka,  sannadii u